Wararka

Maxaad ka taqaanaa shaqsiyaadka Qas-wadayaasha ah ee waday Mooshinkii Dhicisoobay.?

Maxaad ka taqaanaa shaqsiyaadka Qas-wadayaasha ah ee waday Mooshinkii Dhicisoobay.?

11:24 pm | Iyadoo todobaadyadii ugu dambeysay ay koox Xildhibaano ah wadeen mooshin ay doonayaan ay khal khalgeliyaan horumarka ay ku talaabsatay Xukuumada Raysal Wasaare Saacid ka gaartay dhanka siyaasada, arrimaha dibadd…

Odayaasha Dhaqanka Beesha Maxamud Hiraab oo Taageeray Maamulka Axmed Madoobe

Odayaasha Dhaqanka Beesha Maxamud Hiraab oo Taageeray Maamulka Axmed Madoobe

11:16 pm | Waxgaradka Culumaa,udiinka Haweenka,Siyaasiyiinta Beesha Mohamud Hiraab (Duduble) ayaa baaq taageero ah u diray Maamulka Jubalandstate,uuna Madaxweynaha kayahay Madaxweyne Sheekh Ahmed (Madoobe).…

Daawo:Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Iyo wafti Uu hogaaminayo Oo gaaray Dalka Suuda

Daawo:Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Iyo wafti Uu hogaaminayo Oo gaaray Dalka Suudaan.

11:10 pm | Wafti uu hogaaminayo wasiirka gaashaandhigga xukuumada Soomaaliya C/xakiin Xaaji Maxamuud Fiqi ayaa xalay gaaray magaalada Khartuum ee caasimadda dalka Suudaan,wasiirka ayaa waxaa garoonka diyaaradaha magaalada K…

Daawo:Dadweynaha Sool Iyo Sanaag Oo 18ka May ku Sheegay Maalinta Nadaafada Iyo Qashin U

Daawo:Dadweynaha Sool Iyo Sanaag Oo 18ka May ku Sheegay Maalinta Nadaafada Iyo Qashin Uruuriska!!

11:44 am | Qaar ka mid ah deegaanada ay sheegto inay gacanta ku hayso taladeeda maamulka Soomaaliland ayaa waxaa la sheegay inaan laga xusin oo aan loo dabaaldegin maalinta 18ka May laakiin badalkeeda loo aqoonsaday maalint…

Siilaanyo oo weeraray Beesha Caalamka,kana hadlay Midnimada Soomaaliya.

Siilaanyo oo weeraray Beesha Caalamka,kana hadlay Midnimada Soomaaliya.

11:33 am | Madaxweynaha maamulka Soomaaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo ka hadlayey munaasabadda xuska 22-guurada kasoo wareegtay markii uu maamulka Soomaaliland ku dhawaaqay inuu ka go’an Soomaaliya inteeda kal…

Shacabka Muqdisho Oo udiyargaroobay ka qeyb qaadashda dibu dhiska Muqdisho Iyo Maamulka

Shacabka Muqdisho Oo udiyargaroobay ka qeyb qaadashda dibu dhiska Muqdisho Iyo Maamulka Gobolka oo ka codsaday...

11:23 am | Maamulka gobolka Banaadir ayaa ka dalbaday shacabka reer Muqdisho iney gacan weyn ka geystaan hirgalinta mashaariicda faraha badan ee ka socota magaalada taasoo dib loogu soo celinayo bilicdii magaalada Muqdisho …

Madaxweyne Hassan Sh "“Somaliland waxa aan ugu baaqeynaa in ay Soomaali weyn wax la q

Madaxweyne Hassan Sh

2:37 pm | Madaxweynaha Jamhuuriyada Federal-ka Soomaaliya, Xassan Sheekh Maxamuud ayaa maanta waxa uu is-dul taagay oo uu si layaab leh uga hadlay midnimada Soomaaliya oo uu ku sheegay mid lama tab-taan ah.…

Ciidanka dowladda oo hawlgallo ka wada qeybo ka tirsan magaalada Muqdiso.

Ciidanka dowladda oo hawlgallo ka wada qeybo ka tirsan magaalada Muqdiso.

2:35 pm | Ciidamada dowlada Soomaaliya gaar ahaan ciidanka booliska ayaa saaka hawlgallo ballaaran ka wada xaafadaha ay ka kooban tahay degmada Wadajir ee gobolka Banaadir ,Ciidanka ayaa saaka aroortii lagu arkay iyaga oo …

Jowhar: Koox hubeysan oo Bam ku tuurtay Xarun ay ku sugnaayeen Ciidanka booliska dowlad

Jowhar: Koox hubeysan oo Bam ku tuurtay Xarun ay ku sugnaayeen Ciidanka booliska dowladda.

2:31 pm | Wararka naga soo gaaraya degmada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaha dhexe ayaa ku waramaya in habeenkii xalay kooxo hubeysan ay bam gacmeed ku tuureen xarun ay ku sugnaayeen ciidamada dowlada Soomaaliya ee xili…

Wasiirka Arrimaha Gudaha"Ciidamda Dowladda Iyo Kuwa Amisom Ee Kusugan Kismaayo Waa inay

Wasiirka Arrimaha Gudaha

9:39 pm | Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Iyo Amniga Qaranka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa ugu baaqay ciidamada dawlada ee ku sugan Kismaayo iyo kuwa AMISOM inay dhexdhexaad ka aha…

Maxkamad Mareykanka ku taal oo sanado kala duwan oo xarig ah ku xukuntay Gabdho Soomaal

Maxkamad Mareykanka ku taal oo sanado kala duwan oo xarig ah ku xukuntay Gabdho Soomaaliyeed.

6:40 pm | Maxkamada Federaaliga ee magaalada Miniyabulis ayaa xukuno kala duwan ku riday Gabdho Soomaaliyeed oo lagu eedeeyey iney dhaqaale ku taageereen alshabaab Maxkamada ayaa Xaawo Maxamed Xasan oo 66 sano jir ah ku xu…

Daawo Caleema Saarka Mid Kamida Madaxweyneyaasha Asbuuca Gudihiisa lagu doortay Kismaay

Daawo Caleema Saarka Mid Kamida Madaxweyneyaasha Asbuuca Gudihiisa lagu doortay Kismaayo.

6:34 pm | Maalmahan danbe waxaa dhagaha shacabka Soomaaliyeed ku batay isqabqabsiga ka taagan maamul usameeynta Jubboyinka oo noqotay islaanti foosha ku daahday balse dhawaan ayaa waxaa shirar kala duwan oo ka dhacay Magaa…

Wafdi ka socda Baarlamanka Carabta ah Oo Muqdisho Soo Gaaray.

Wafdi ka socda Baarlamanka Carabta ah Oo Muqdisho Soo Gaaray.

6:26 pm | Wafti ballaaran oo uu hogaaminayo gudoomiyaha baarlamaanada wadamada carabta Axmed Maxamed Jarwaan ayaa maanta Muqdisho soo gaaray,waxaana garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho si diiran ugu soo dhaweeyey mas…

Yuusuf Garaad "Ma ahan in dhiig dambe ku daato Kismaayo! Inqaasta Yusuf-Garaad

Yuusuf Garaad

7:48 pm | Shalay ayaa la shaaciyay in shirkii ka socday Kismaayo uu xilka Madaxwynaha Jubbaland u doortay Axmed Maxamed Islaan. Cid la tartantay ma jirin. Murashixintii xilkaas u taagnaa qaarkood muran ayay geliyeen sida a…

Ra'iisal Wasaare Saacid"Dawladdu waxay ka Xuntahay Marin-habaabinta Masiirka ummada Soo

Ra'iisal Wasaare Saacid

7:19 pm | War saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Raysul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon ayaa lagu sheegay in dawladu ay aad uga xun tahay doorashooyinkii lagu sheegay inay ka dheceen magaala…

XULKA HEESAHA

Codka Muqdisho TV

SHEEKOOYIN

SPORTS

MAQAALLO