Haweenku ma qarin karaan Sir in ka badan 24 saac
Sunday October 10, 2011 |
Filed under: Arrimaha Bulshada |
Posted by: Hassan
Viewss: 1219
Sida uu Wargayska “Daily Mil” ayaa qoray natiijo kasoo baxday diraasad ay samaysay sharikada “British Chilean Win Company” ayaa lagu sheegay in haweeneyda ay adkayn karin sir lagu aaminay in kabadan 24 saacadood 15 daqiiqad ugu yaraan.
Diraasadan ayaa waxay koobtay haween tiradeeda ay garayso 300, cel-celiska cumrigoodana wuxuu u dhaxeeyey 18-65 sano, 4 ka mid ah 10 gabdhood ayaa qirtay in aysan qarn karin sir si kaste ay sirtaas u tahay mid xasaasi ah.
Sharikadda ayaa cadaysay in ay gabdha maqasho isbuucii ugu yaraan 3 sheeko (XAN), wxay u sii udbisaa sheekooyinkaas ugu yaraan hal qof. halaka sadex u dhig aweenkaasi ay dareemaan in ay ka xunyihiin marki ay sheegaan wararkii lagu amaanaystay.
Lakain wxaan maqli jiray maahmaah soomliyeed oo dhihi jirtay ” SIR NAAGED LAGAMA SALGAARO” maadaama aanan la ogaan karin gabdhuhu waxa ya damcsanyihiin ama ay ku fikirayaan, balse ka waxaa muuqata in dirasadan ay tilmaamayso in dumarku aysan ahayn dad khiyaano badan, wixi uur-kooda ku jirana ay soo ban dhigaan macanaha gabdhuhu waa “DAHALA CADEEY’.Wixii Talo iyo tusaale ah inoogu soo dircodkamuqdisho@live.comwanu qaadnaynaa waana kuu soo qoraynaa haday macquul tahay mahadsanid.
Codka Muqdisho.