Daawo:Turkiga Oo Dhismaha Wadooyinka Muqdisho ka bilaabay.

Filed under: Wararka |

Dowlada Turkiga ayaa Muqdisho ka bilowday fulinta qaar kamid ah Mashaariicdii ey horey u balan qaaday in ee fulinayaan taas ee qeyb weyn ka ahaayeen dhismaha Wadooyinka Muqdisho ,Isbitaalada ,Goobaha Waxbarasho iyo goobo kale oo muhiim ah.
Turkiga ayaa hada dhisay Marsho biyoodyo badan gaar ahaan laamiyada aadka muhiimka u ah sida laamiga isku xira Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde iyo isgooska KM-4 oo hada gabi ahaan la dhisay Marsho biyoodyada kuyaala.












Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>