Daawo Dabagal :Fankii Soomaalida Oo noqday mid ku soo uruuray Weerar Iyo Weerar Celis.

Filed under: Wararka |

Fanka Soomaalida oo ah mid taariiq dheer leh islamarkaana ahaa mid magan u ah Abwaaniin qiimo badan kuwaa oo inta badan maskaxdooda ay maskaxan jirtay Miro kuwaa macno iyo macaansiba lahaa iyadoo xiliyadii ugu danbeeyay fankii Soomaalida uu hog ku dhacay ka dib markii ay bur burtay dowladdii dhexe ee Soomaaliya, waxna durba soo baxay Fanaaniin iyagu marnaba aan ka xishoon heesaha ay qaadayaan kuwaa oo aan wax micno iyo macaansiba aan lahayn.Bal daawo tan iyo markii ay bilaabatay Isku soo jawaabista Heesha.

Heestani Waa Heesta Gaarsiiya Oo ay Soo qaaday Ikraan Caraale taa oo la sheegay inay Fariin u ahayd Tan hoose Ee iyada ku xigta. bal nala dhageyso.


Heestan Garaadlaay Oo ay ku luuqeyso Falis Cabdi ayaa ah mid iyana Jawaab u ah Gaarsiiya.


Heestan Waa mid la garan waayay taa oo aanayba ku luuqeyneyn labada fanaan Ee xurguftu ka dhexeysay Shukri indiko iyana maxay tiri bal Daawo.



Bal Daawo Hees ay ku luuqeyso Hamda Jawaabna u ah Garaadlaay halku dhigna looga dhigay Gardaran.

Ugu danbeyntii Daawo Hees ay ku luuqeyso Fanaanada ugu yar fanaaniinta dhawaan soo kacay Taa oo lagu magacaabo Qaali Ladan.



Bal daawo Heestana waa mid ka mida Heesaha la isku weeraro taa oo ay qaaday Fanaanada Xaawo Kiin maxay tiri.?



Heestana waa mid Uu Soo qaaday Fanaanka Mursal oo dhawaan noqday fanaanka loogu jecel yahay Heesihiisa.



intaa ka dib Maxay ku soo jawaabtay Qaali Ladan bal inala dhageyso.


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>