Beesha Hawiye Oo u Ololeyneysa Inuu Gudoomiyaha Baarlamanka Qabto Cali Khaliif Galeyr.

Filed under: Wararka |

Prof Cali Khaliif Gaaeyr waa Siyaasi rug cadaa ah aqoonyahan ah waxa uu kasoo dhax muuqday Xubnaha cusub ee Baarlamaanaa Soomaaliya ,waxa uuna horey xilal kala duwan uga soo qabtay Dowladihii dalka soo maray.
Cali Khaliif waxa uu Raizul Wasaare kasoo noqday Dowladii Carta lagu soo dhisay uu Madaxweynaha ka haa Dr-Cabdi Qaasin Salaad Xasan ,Mudooyinkii dambne Cali Khaliif waxa uu ahaa Siyaasi dibad joog ah galaan galna ku lahaa Siyaasada Dalka.

Galeyr ayaa noqdey beryhii u danbeyey nin ku Haftay Hirarka Siyaasdeed soomaliya isgoo kolba dhan u racaaya wadiiqooyin oo ka lumay.

Ka soo muqashada cali baarlmaanka ayaa waxaa socda Dagaalo siyaded u dhexeya beelah Hawiye iyo Darood oo diidan inay xilgan qabato jagada Gudoonka Baarlamnka inkasta oo beesha daarood ay la doonayaan inuu xilkaa qabto wiilka dhalinta yar ee haatan markale loo dhaariyay inuu noqdo xildhibaan matala beshiisa Xildhibaan Mustuf Dhuxlow si looga gaaro is bedel muuqada halka beesha hawiyen rabto in Cali khalif qaato xilikaasi si mesha uga baxado in daarood qaato jagooyinka muhimka ee dawlada.

Sidoo kale Maamul Gobleedka u ka soo jeedo ee Puntlanad uu arka inuu yahay in aan misan culsu ku lahyen siysada dalka aaya hoos u dhigtay.

Intaaan iyo in kabadan oo saameyn leh ayaana kujira Baarlamaanka Cusub haba ugu badnaadeen Wasiiro katirsan Xiukluumada hada waqtigeeda dhamaday kuwaa oo kasoo dhax muuqday Baarlamaanka Cusub ee Soomaaliya hasa ahaatee Sadaxdan Masuul ana xusnay ayaa ugu daraja sareeya Xildhibaanada cusub marka loo eego Xilalka ay Dalka kasoo qabteen.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>