Xog Culus.Mareykanka Oo maanta Muqdisho Soo gaarsiiyay Qalab Lagu Tirinayo Codadka Doorashooyinka.
Sunday August 08, 2012 |
Filed under: Wararka |
Posted by: Admin
Viewss: 285
Sida ay inoo xaqiijisay Wariye Foos Maxamed oo ka mida Wariyeya Codkamuqdisho uga soo warama arimaha dhinaca Dowladda in maanta wafdigii Mareykanka aha aee soo gaaray Magaalada Muqdisho ayy dowladda soo gaarsiiyeen Qalab lagu tiryo Codeeynta doorshada Gudoomiyaha Baarlamanka Iyo tan Madaxweynaha oo dhwaan qorshuhu yahay inay ka dhacdo Magaalada caasimada u ah dalka Soomaaliya.
Qalabkan ayaa lagu wada ainuu noqodo mid wax badan ka badala shaki badan ee haatan hareeyay qaabka ay u dhici doonto Doorashada Guddoonka Baarlamnka Iyo Mida Madaxweynaha Soomaaliya waxana durba soo baxaya siyaasiyiin u sharaxnaa Jagooyinka kala gadisan kuwaa ku isku haleynayay masuqmaasuq ay cabsiyi la soo daristay ka dib markii uu soo baxay warka sheegaya in wafdigu soo dowladda soogaarsiiyay qalabkan.
Daawo.
Habkan nocan ah ayaa dunida waxa ka istacmala oo kaliya Dowladda dalka Marykanka ah waxana Qalabkanii oo ah Ecltronice Vote si waadax ah looga jeedo Natiijda Shaashado weyn oo lagu rakibi doono qolka doorshada waxaa sidoo kale la siin doonaa xildhibanada numbero musharxiinta kala leeyhiin ki ay codkad siiyaan waxaa lagu arki donaa shahashada.
Goor dhow filo sawiro qalbkaasi ah