Wararka

Koonfur Galbeed oo ka hadashay Liiska Argagaxisada ee laga saaray Abuu Mansuur

0 Saturday June 24, 2017 - 08:44:15
Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ka hadlay xayiraada dowlada Mareykanka ka qaaday Sheekh Muqtaar Roobow Cali Abuu Mnasuur oo kamid ahaa Hpogaamiyaasha ugu sareeya dagaalyahanada Al Shabaab.

Read More »

Daawo Sawirada: Aabe iska ooyay markii uu dhagaystay garaaca Wadnaha Gabadhiisa oo dhimatay

0 Friday June 23, 2017 - 13:43:58
Waxaa la baahiyay sawirrada markii aabe uu dhagaystay wadnaha gabadhiisa oo dhimatay oo ka dhex garaacmaya xabbadka nin ay badbaadisay, arrintaasi waxay ka dhacday dalka Maraykanka.

Read More »

(Daawo Sawirro) Madaxweyne Farmaajo oo khudbad ka jeediyey shirka Qaxootiga ee ka socda ugandha

0 Friday June 23, 2017 - 12:37:13
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, oo kamid ah madaxda ka qeybgalaysa Shirka Isgarab-taagga Uganda ee Qaxootiga, ayaa ku baaqay in qaxootiga Soomaaliyeed la siiyo fursado ay uga shaqeysan karaan dalalka ay martida u yihiin si ay noloshooda u hormariyaan.

Read More »

Ra'isul wasaare Kheyre oo ka qeyb galay Janaasadii Marxuum Shiikh Max'ed Aw-libaax (Daawo Sawirro)

0 Friday June 23, 2017 - 11:34:24
Ra'iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta ka qeyb galay salaadda Janaasada ee lagu dukaday Allaha u naxariistee Marxuum Maxamed Yuusuf Awlibax oo ahaa Wasiirkii Dhalinyarada iyo Cayaaraha Jubbaland.

Read More »

Idaacad ku taalla Muqdisho oo ciidsiisay Afar Boqol oo Qoys (Daawo Sawirada)

0 Friday June 23, 2017 - 10:29:19
Wajigii Afaraad ee Barnaamijka Afuri ooh el laba Ajar, ayaa maanta waxaa lagu ciidsiiyay qoysas gaaraya Afar boqol (400) oo qoys, kuwaasi oo ku nool Xerada weyn ee Barakacayaasha Degmada Kaxda ee Gobolka Banaadir.

Read More »

Howlgalka Mareykanka ee Somalia oo Sanado badan kadib usoo Guuraya Muqdisho

0 Friday June 23, 2017 - 08:40:50
Dowlada Marekanka ayaa qorsheeneysa in dhamaadka sanadkan ay dib uga howl galiyaan magaalada Muqdisho saafaradooda oo xirneed tan iyo markii ay bur burtay dowladii Dhaxe ee Soomaaliya sanadkii 1991-dii.

Read More »

Wasiir ka mid noqday dadkii ku geeriyooday qaraxii maanta ka dhacay Saldhiga Waaberi

0 Thursday June 22, 2017 - 13:10:14
Wasiirkii dhalinyarada dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland Maxamed Maxamuud Yuusuf (Aw-Libaax) ayaa ka mid noqday dadkii ku naf waayey qaraxii ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay saldhiga Booliska degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho.

Read More »

Daawo Sawirada: Qaraxii Xoganaa ee lagu weeraray Saldhiga Degmada Waabari ee Muqdisho

0 Thursday June 22, 2017 - 12:06:16
Qarax loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa lagu weeraray saldhiga Degmada Waabari ee magaalada Muqdisho, waxaana qaraxan xoogan ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Read More »

Daawo Sawirada: Oday Xaashi oo Darajadda koowaad ee Jaamacadda ka diyaariyay Qur'aanka Kariimka

0 Thursday June 22, 2017 - 11:58:12
Xaashi Nuur Biin oo ah aabe 63 sano jir ah oo sanadku markuu ahaa 1954-tii ku dhashay deegaanka Fintir ee degmada Ceelbuur ee gobalka Gal-gaduud ee bartamaha dalka Soomaaliya, soona galay Muqdisho sanadkii 1972-dii ayaa waxa uu dhawaan ka qalin jebiyay Jaamacada Imaamu Shaafici ee kutaala Muqdisho.

Read More »

Mooshinka magaalada Muqdisho Laga Sheegayo Yaa Wada, Yuuse Ku Socdaa?

0 Thursday June 22, 2017 - 10:55:53
Maalmihii u danbeeyey waxaa soo baxaayey warar sheegaya in ay jiraan Xildhibaano ku kacsan Raysalwasaare Xasan Cali Kheyre kuwaas oo doonaya in ay xilka ka tuuraan isaga oo aan sanad shaqeyn!.

Read More »

Faah Faahino kasoo baxaa dil saakay ka dhacay magaalada Muqdisho

0 Thursday June 22, 2017 - 09:53:47
Kooxo biskoolado ku hubeesan oon wali hebtooda la garan aaa saaka Degmada Dharkeenley ee gobolka Banaadir waxa a ku dileen askari la sheegay in uu katirsanaa ciidanka booliiska dowlada Soomaaliya.

Read More »

Jaamacadda Banaadir oo abaal-marino Qaali ah guddoonsiisay arday ku guuleysatay tartan (Daawo Sawirro)

0 Thursday June 22, 2017 - 08:45:26
Maamulka Jaamacada Banaadir ayaa abaal marino lacageed guddoonsiiyey arday kaalimaha hore ka gashay Tartan aqooneed bisha Ramadaan loo qabtay qaar ka mid Dugsiyada sare ee gobolka Banaadir kaasoo ka socday Idaacada Risaala ee magaalada Muqdisho.

Read More »

Daacish oo lagu eedeeyay in ay gubeen Masjidka Caanka ah ee Al-Nuri (Daawo Sawirada

0 Thursday June 22, 2017 - 07:03:02
Kooxda isku Magacawday Khilaafada Islaamka Daacish ee ka dagaalanta dalka Ciraaq ayaa lagu eedeeyay in ay gubeen sidoo kale ay bur buriyeen Masjidka weyn ee A-Nuri ee kuyaala magaalada Musil ee dalka Ciraaq.

Read More »

Magaalo Afrika ku taalla oo noqotay magaalada ugu qaalisan caalamka(Daawo Sawirro)

0 Wednesday June 21, 2017 - 13:19:46
Magaalada Luanda ee caasimadda u ah dalka Angola ayaa noqotay magaalada ugu qaalisan caalamka ee ay dad ajnabi ah ku noolaadaan, waxayna kaalintaasi kala wareegtay magaalada Hong Kong oo hadda kaalinta labaad gashay.

Read More »

Daawo Sawirada: Xukuno isugu jira dil iyo Xabsi Daa'in oo saakay lagu riday Ragii ka Dambeeyay Dilkii loo geestay ...

0 Wednesday June 21, 2017 - 12:12:54
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Dowlada Soomaaliya ayaa saakay xukuno isugu jira dil iyo Xabsi daa'in ku riday Sedex nin oo lagu eedeeyay in ay ka dambeeyeen dil dhawaan magaalada Baydhabo loogu geestay nin Wadaad ahaa.

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo Safar dibadda ah u baxaya iyo xog ku aadan ujeedka socdaalkiisa ...

0 Wednesday June 21, 2017 - 11:16:18
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa lagu wadaa saacadaha soo aadan in uu u dhoofo dalka Uganda , kadib casuumad rasmi ah uu ka helay dhigiisa dalkaasi Yoweri Museveni.

Read More »

Dhaxal Sugihii Boqortooyada Sacuudiga oo la Eryay iyo Wiil uu dhalay Boqorka oo noqday Dhaxal Suge cusub

0 Wednesday June 21, 2017 - 10:57:52
Boqorka Dalka Sacuudiga ayaa isbadal weyn ku sameeyay qaabka dhaxalka Boqortooada dalkaasi, waxa uuna Wareegto uu soo saaray ku eryay amiir Maxamed Bin Nayef oo ahaa ninka iska lahaa dhaxalka Boqortooyada.

Read More »

Maxaa maslaxad ah oo Soomaaliua ugu jirta taageeridda go'doominta lagu sameeyay dalka Qadar ?

0 Wednesday June 21, 2017 - 09:55:03
Inta aanan ka jawaabin su'aasha aan cinwaanka uga dhigay qormadeena ee oroneysa: Maxaa maslaxad oo Soomaaliya uga jirta taageeridda go'doominta ay Imaaraadka iyo xulafadiisu ku sameynayaan dalka Qadar ee muslimka. Aan marka hore waxoogaa ka warammo dowrka muuqda ee Qadar ay ku laadahay saaxada…

Read More »

Shil fool xun oo ka dhacay duleedka magaalada Hargeysa & khasaare dhimasho oo ka dhashay (Daawo Sawirro)

0 Wednesday June 21, 2017 - 08:35:44
Ugu yaraan saddex ruux ayaa ku dhintay shil gaari oo gelinkii dambe ee maanta ka dhacay duleedka magaalada Hargeysa ee maamulka Somaliland.

Read More »

Masuul ka tirsan Maamulka degmada Dayniile oo caawa lagu weeraray wadada Warshadaha

0 Wednesday June 21, 2017 - 07:50:10
Qarax xoogan ayaa goor dhoweyd oo caawa ah ka dhacay wadada Warshadaha ee magaalada Muqdisho kaasoo sababay khasaare nafeed oo soo gaaray dad shacab ah.

Read More »