Sports

Zlatan Ibrahimovic : Pep Guardiola Waa Tababare Aad U Wanaagsan..

0 Visits: 1010 | Thursday September 01, 2011 - 13:30:26
Weeraryahanka reer Sweden Zlatan Ibrahimovic oo aan xiriir wanaagsan la soo qaadan Pep Guardiola waqtigi uu Barcelona ayaa amaanay tababaraha kooxda Barcelona iyo guulaha uu gaaray.Zlatan Ibrahimovic ayaa kooxda Barcelona ka tagay isagoo ka careysan Guardiola bishii august 2010 kadib markii uu xumaaday…

Read More »

Manchester United oo u awood sheegatay Arsenal..

0 Visits: 947 | Sunday August 28, 2011 - 23:16:48
Kooxda heesata koobka dalka ingiriiska ee manchester united ayaa u awood sheegatay kooxda arsenal ayadoo eey ciyaartii ku soo dhamaatay 8-2 oo eey guursha ku raacday kooxda manchester Uniterd, Ciyaarta ayaa aheed mid aad looga dareemaayo tabar darida kooxda arsenal ayadoo kooxda arsenal eey si weyn…

Read More »

Manchester City oo goolal ku harqisay Tottenham,,

0 Visits: 884 | Sunday August 28, 2011 - 18:22:51
Edin Dzeko ayaa 4 gool oo uu u dhaliyay Manchester City wuxuu ugu suuragaliyay in ay 5-1 ku xasuuqaan Tottenham, taasina waxey muujineysaa iney tahay koox awood badan, isla markaana u sharaxan sanadkaan hanashada horyaalka Premier League. Samir Nasri oo kulankiisii ugu horeeyay city galabtay u ciyaaray…

Read More »

Natiijooyinkii Horyaalka Premier League (Chelsea iyo Liverpool oo isu jawaabay(Sawirro)

0 Visits: 929 | Sunday August 28, 2011 - 17:33:20
Waxaa maanta la ciyaaray kulankii saddexaad ee Horyaalka Premeir League dalka Ingiriiska, iyadoo kulamada maanta ay ahaayeen kuwo xiiso gaar lahaa, Kooxaha Chelsea iyo Liverpool ayaa badiyay kulamadooda labaad ee Horyaalka.

Read More »