Wararka

In ka badan 50-Gaari iyo Warshad Dhismo oo maanta lagu wareejiyay gobolka Banaadir (Daawo Sawirada)

0 Sunday April 02, 2017 - 13:25:09
Ra'iisul Wasaare kuxigeenka dalka Turkiga Veysi Kaynak oo maanta booqasho ku yimid magaalada Muqdisho ayaa maamulka gobolka Banaadir ku wareejiyay in ka badan 50-gaari oo isugu jira nuucyada waa weyn iyo cagaf cagafyo

Read More »

Daawo Sawirada: Madaxweyne Farmaajo oo xafiiskiisa ku qaabilay R/Wasaare kuxigeenka Turkiga

0 Sunday April 02, 2017 - 12:14:20
Madaxwenaha Jamhuuriada Federaalka Soomaalia Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ra'iisul Wasaare kuxigeenka Turkiga Veysi Kaynak oo maanta booqasho ku yimid magaalada Muqdisho.

Read More »

Wadaad Suufi ah oo laayay qaar badan oo kamid ah Xertiisa (Daawo Sawirada)

0 Sunday April 02, 2017 - 10:21:47
Dalka Pakistan gaar ahaan gobolka Punjab waxaa ka dhacay arin argagax leh oo ay kana naxeen dadka ku dhaqan halkaasi, kadib markii nin loo maleenayo in madaxa looga jiro oo Suufi ah uu laayay qaar badan oo kamid ah xertiisa oo ugu timid in uu wax baro.

Read More »

Daawo Sawirro: Taliye Xaamud oo kulan la qaatay Xoghayaha Guud ee Booliiska Adduunka (Interpol)

0 Sunday April 02, 2017 - 09:23:03
Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed Jen. Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa dalka Imaaraadka carabta kaga qaybgalay Shirka booliiska Adduunka (Interpol).

Read More »

Jadwalka Doorashada Madaxwenaha Galmudug oo lasoo bandhigay (Akhriso)

0 Saturday April 01, 2017 - 13:25:05
Guddiga Doorashada Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug ayaa maanta soo bandhigay jadwalka Doorashada Madaxweynaha Galmudug oo lagu wado in magaalada Cadaado ka dhacdo 10-ka bishan April.

Read More »

Daawo Sawirada: FBI oo soo bandhigtay Sawirrada weerarkii lagu qaaday Pentagon

0 Saturday April 01, 2017 - 12:20:19
Ha'adda FBI-da dalka Mareykanka ayaa mar kale soo bandhigtay sawiro laga qaaday Weerarkii diyaarada loo adegsaday ee lagu qaaday Xarunta Wasaarada Difaacada Mareykanka ee Pentagon-ka 11 September sanadii 2001-dii.

Read More »

Daawo Sawirada: Wasiirka Maaliyada oo Xilka la wareegay iyo R/Wasaare Kheyre oo hadal adag jeediyay

0 Saturday April 01, 2017 - 11:15:57
Ra'iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa saaka ka qeybgalay munaasabad uu xilka kula wareegayay Wasiirka cusub ee Wasaaradda Maaliyadda mudane Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, kaasoo xilka kala wareegay Wasiirkii hore ee Wasaarada Mudane Maxamed Aadan Fargeeti.

Read More »

Xildhibaan hore oo Goordhaw ku geeriyooday gudaha Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde

0 Saturday April 01, 2017 - 10:04:15
Wararka aan ka heleyno garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Xildhibaan hore oo katirsanaa Baarlamaankii 9-aad ee waqtigisa dhamaaday uu goordhaw ku geeriyooday gudaha Garoonka Aadan Cadde.

Read More »

Gobolka Uttar Pradesh oo lagu soo rogay amar shaqo la'aan ka dhigay kumanaan Muslimiin ah

0 Friday March 31, 2017 - 14:08:22
Dowladda India ayaa amar ku bixisay in la xiro dukaamada hilibka lagu gado ee gobolka Uttar Pradesh taasoo sababtay in ganacsato iyo kawaanley badan ay ku shaqo beelaan.

Read More »

Daawo Sawirada: Hay'adda WOCCA oo Gar gaar u qeybisay dad ay saameysay abaarta

0 Friday March 31, 2017 - 13:03:27
Hay'adda Daryeelka Haweenka iyo Carruurta ee WOCCA oo ka jawaabeysa abaarta ku habsatay dalkeena gaar ahaan Gobolka Shabeelaha Dhexe shalay oo ay taariikhdu tahay 30 March 2017 ka billoowday qeybinta raashin looga gargaarayo dadka ay abaaruhu saameeyeen.

Read More »

Daawo Sawirada : Dhaqaatiir Ajaaniib ah oo ka howl galaya Isbitaalka Kalkaal ee Muqdisho

0 Friday March 31, 2017 - 12:57:04
Isbitaalka Kalkaal ee magaalada Muqdisho ayaa bulshada Soomaaliyeed ugu bishaareenaya in dalka keeneen dhaqaatiir Ajnabi ah oo u dhashay dalka Hindiya kuwaa oo dalka u yimid sidii ay bulshada Soomaaliyeed ugu faa'iideen lahaayeen.

Read More »

Duuliye geeriyooday isagoo hawada kula jira dayuurad ay la socdeen rakaab fara badan

0 Friday March 31, 2017 - 11:52:47
Sida ay xaqiijisay shirkadda diyaaradaha ee American Airlines Duuliye ka tirsanaa shirkadaas ayaa geeriyooday Arbacadii xilli uu waday diyaarad uu ka soo duuliyey Magaalada Dallas kuna wajahnayd Albuquerque ee dalka Mareykanka,.

Read More »

Golaha wasiirada cusub oo kulankoodii ugu horeeyey ku yeeshay Muqdisho (Daawo Sawirro)

0 Friday March 31, 2017 - 08:45:21
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii ugu horeeyey kadib ansixintii Baarlamaanka ee shalay 29 Maarso 2017.

Read More »

Xaafado katirsan magaalada Muqdisho oo la sheegay in ay hoos tagaan maamulka Hirshabelle !!

0 Thursday March 30, 2017 - 15:04:14
Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Cali Cabdulaahi Cosoble oo ka hadlay xadka maamulkiisa la wadaago gobolka Banaadir ayaa shaaca ka qaaday in xaafado katirsan magaalada Muqdisho ay hoos tagaan maamulkiisa.

Read More »

Daawo Sawirada: Jocob Zuma oo loo diiday in uu ka qeyb galo aaska Halgame Ahmed Kathrada

0 Thursday March 30, 2017 - 14:00:09
Madaxweynaha dalka Koonfur Afrika Jocob Zuma ayaan ka qeyb galin aas qaran oo loo sameeyay Ahmed Kathrada oo kamid ahaa dadkii usoo halgamay sidii looga hortagi lahaa midib kala soocii ka jiray dalka Koonfur Afrika.

Read More »

Daawo Sawirro: Munaasabad weyn oo caawa ka dhacday xarunta Madaxtooyada Somalia

0 Thursday March 30, 2017 - 13:55:52
Xildhibaanada Baarlamanka Somalia ayaa waxaa caawa casho sharaf loogu sameeyey xarunta madaxtooyada villa Somalia ee magaalada Muqdisho.

Read More »

Daawo Sawirada: Madaxweyne Farmaajo oo Kulan gaar ah la qaatay Boqor Cabdalaha Labaad

0 Thursday March 30, 2017 - 12:51:05
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa kulan gaar ah kula qaatay Magaalada Camaan Boqorka dalka Jordan Boqor Cabdalaha Labaad, kadib markii uu soo dhamaaday kulankii Madaxda Jaamacada Carabta ee dalkaasi lagu qabtay.

Read More »

Golaha Wasiirada oo kulankooda ugu horeeyay yeelanaya iyo Qodobada looga hadli doono oo la shaaciyay

0 Thursday March 30, 2017 - 10:46:26
Golaha Wasiirada Xukuumada Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in kulankoodii ugu horeeyay ku yeeshaan magaalada Muqdisho, kulankan ayaana ah mid xasaasi ah uu shir gudoomin doono Ra'isul Wasaaraha Soomaaliya.

Read More »

Daawo Muuqaal :Beentii labaad oo halis ah oo laga Faafiyay Farmaajo iyo sida xaqiiqada loo soo helay !! .

0 Thursday March 30, 2017 - 07:39:51
Maalmahan dambe waxaa baraha bulshada ku soo badanaya dad ay dhibeeyso Nabada iyo horumarka dalka Somalia kuwaas oo shaqo ka dhigtay been abuur iyo iska hor keenida umada Soomaaliyeed .

Read More »

War Deg Deg ah: Baarlamaanka Soomaaliya oo Codka Kalsoonida siiyay Golaha Wasiirada cusub

0 Wednesday March 29, 2017 - 13:35:51
Baarlamaanka Soomaaliya oo goordhaw kulan ku yeeshay xarunta Golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho ayaa codka Kalsoonida si buuxda u siiyay Xukuumada Cusub uu dhawaan soo dhisay Ra'isul Wasaare Xasan Cali Kheyre.

Read More »