Wararka

Amaandari iyo waliba Cabsi Baahsan oo caawa soo wajahday Madaxda dowladda ee ku sugan Garoowe..

0 Visits: 669 | Sunday August 28, 2011 - 17:39:02
Warbixinada laga helayo ilo muhim ah oo ku sugan caasimada Gobolka Nugaal ee Garoowe halkaa oo Saldhig u ah maamulka Puntland ee uu Gar wadeenka ka yahay Dr. Cabdiraxmaan Faroole ayaa la sheegayaa in caawa ay halkaasi k ataagna tahay cabsi tii ugu xooganayd, kadib markii halkaasi caawa lagu dilay Garoowe…

Read More »

WAR DEG DEH AH: Xirsi Jaamac Dhenged oo lagu toogay Caasimada Puntland..

0 Visits: 743 | Sunday August 28, 2011 - 17:26:03
Allaha u nidaaxariistee waxaa goor dhow lagu toogtay magaalada Garoowe Col. Xirsi Jaamac Dhenged oo ka mid ahaa Saraakiisha ciidamada Sirdoonka Puntland ( PIS). Sarkaalkaan ayaa la toogtay kaddib markii uu ka soo baxay Masaajid, waxaana dilkiisa si toos ah u fuliyey 3 nin oo uu afka u duubnaa, kuwaas…

Read More »

Haween Soomaaliyeed oo maantey ku hor banaanbaxey irrida hore ee baarlamaanka Dalka Sweden..

0 Visits: 746 | Sunday August 28, 2011 - 17:05:45
Afar haween soomaaliyeed ah ayaa maantey ku hor banaanbaxey iridda hore ee baarlamaanka Dalka Sweden. Haweenkaan oo ahaa haween iskood isku soo abaabuley ayaa waxey ka cabanayeen kala maqnaashaha iyaga iyo familadooda isu soo baxa oo socdey 11kii barqanimo saakey ilaa 1da duhurnimo ayaa waxey ku dhawaaqayeen…

Read More »

War deg deg ah: Col. Qadaafi oo lagu arkay magaalada Harare ee dalka Zimbabwe..

0 Visits: 798 | Sunday August 28, 2011 - 16:48:00
Waxaa goor dhaw la arkay Muuqaalka Madaxweynihii Dalka Libiya oo ku sugan Magaalada Haraare ee ah Caasimada Dalka Zimbabwe, iyada oo warar muda hore soo baxayeen ay sheegayeen inuu meela kael ku sugan Madaxweyne Qadaafi.

Read More »

Wadooyinka Muqdisho oo laga mamnuucay in hubka lagu dhexqaato beri laga bilaabo..

0 Visits: 739 | Sunday August 28, 2011 - 16:34:19
Dawlada KMG Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday amar ku aadan sugida amaanka oo wadooyinka magaalada Muqdisho looga mamnuucayo hubka in lagu dhexqaato. Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka ayaa soo saartay amar lagu mamnuucayo in Ciidammada hubka ay ku dhex qaataan gudaha wadooyinka magaalada…

Read More »

Wararkii ugu dambeeyey duufaanta Irene ee lugta ku walaaqaya Mareykanka+Sawiro.

0 Visits: 721 | Sunday August 28, 2011 - 05:10:03
Todobo gobol oo ku yaal wadanka Mareykanka oo uu ku North Carolina oo ay ka mid tahay magaalada New York ayaa la sheegay inay ku soo wajahantahay duufaanka Irene iyadoo al sheegayu in boqolaal kun oo qof ay ka qaxayaan shan degmo oo ka mid ah magaalada New York oo ah magaalada sadexaad ee ugu dadka…

Read More »

Gaari Waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo la qabtay iyo Gaari kale oo baxsaday..Sawirro..

0 Visits: 738 | Sunday August 28, 2011 - 05:05:55
Taliska Booliska iyo Nabadsugida ayaa soo bandhigay Gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay, kaasoo la dhigay agagaarka Isgoyska KM4, iyadoo maqribnimadii caawa uu Ciidamada ka baxsaday Gaari kale oo kuwa raaxada ah, kaasoo ay saarnaayeen labo ruux. Afhayeenka Booliska G/sare C/llaahi Xasan Bariise…

Read More »

War deg deg ah: Hogaamiyaha labaad ee Shabakada Al-Qaacida oo la dilay..

0 Visits: 707 | Sunday August 28, 2011 - 05:02:50
Hogaamiyihii labaad ee ururka A;l-Qaacida Atiyah Abd al-Rahman ayaa la xaqiijiyey in lagu diley gudaha wadanka Pakistan, sida ay xaqiijiyeen saraakiisha Mareykanka ka tirsan. Atiyah Abd al-Rahman oo u dhashay wadanka Liibiya waxaa uu noqdey ninka labaad ee Al-Qaacida ka dib markii uu Ayman Azawajeri…

Read More »

Breaking News: New York oo laga qaxayo taariikhda markii ugu horeysay..

0 Visits: 800 | Sunday August 28, 2011 - 05:00:36
Magaalada New York ee cariga Mareykanka ayaa taariikhda markii ugu horeysay waxaa dadka lagu wargaliyey inay ka qaxaan qaybo ka mid ah magaalada iyadoo waqtiga geeska Afrika marka uu gaaro 7-da fiidnimo dadka loo qabtey. Kumanaan kun oo qof oo ku dhaqan dhulka hooseeya shan degmo oo ka mid ah New Yorka…

Read More »

Dag dag ..Qarax geystay dhimsho iyo dhaawac oo maanta ka dhacay Muqdisho..

0 Visits: 854 | Sunday August 28, 2011 - 04:58:34
Labo caruur ah ayaa ku geeriyootay lix kale oo labo haween ku jiraan waa ku dhaawacmeen kadib qarax maanta ka dhacay Xaafada Al-Shareeca ee degmada Kaaraan, xilli la sheegay in caruurta ku ciyaarayeen haraadiga hub goobtaas looga tagay. Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya nooca qaraxa ahaa, iyadoo warar…

Read More »

Daawo kulamkii maalqabeenka Sacuudiga ee yimaaday Muqdisho..

0 Visits: 890 | Sunday August 28, 2011 - 04:56:40
Maalqabeenka u dhashay dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya kana mid ah Amiirada dalkaas Waalid Bin Dhalaal Bin C/casiis Al-Sacuud oo uu adeer u yahay Boqorka Sacuudiga ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho. Daawo Sawirada kulan kii iyo qaabiladii uu madaxweynaha usameeyay .

Read More »

Xildhibaano ka tirsan Golaha Baarlamanka oo eedayn dusha kaga tuuray Shirkada Gacanta ku hays Airaborka Muqdisho..

0 Visits: 1860 | Sunday August 28, 2011 - 04:52:03
Waxaa wali isi soo taraya eedaymaha loo tirinayo Shirkada Maamusha howlaha Garoonka Aadan Cade International Airport ee magaalda Muqdisho, kadib markii ay soo baxeen cadaymo iyo waliba qoraalo laga helay qaar ka tirsan mas'uuliyiinta dowladda Soomaaliya taa oo cadaynaysa wax yaabaha lagu eedaynayo Shirkadaasi.…

Read More »

Axmed Godane oo xilkii ka qaaday Sheekh Mukhtaar Roobow iyo Hogaanka Al Shabaab oo is badal lagu Sameeyay..

0 Visits: 1382 | Sunday August 28, 2011 - 04:48:36
Sida ay baahisay laanta Afka Soomaaliga ee VOA Hogaanka Al-Shabaab ayaa is bedel lagu sameeyay, iyadoo xilalka laga qaaday Kuxigeenadii Hogaanka, laguna kala diray Golihii Shuurada oo xubno badan oo qarsoonaa ku jireen. Warbixinta VOA-da ayaa lagu sheegay in iyadoo ilo wareedyo lagu kalsoonaan karo…

Read More »

Daawo:Qoondhe Nuur Taliyaha Ururka Sideed Iyo Labatanaad Ee Guuta 4 aad Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliya.

0 Visits: 874 | Sunday August 28, 2011 - 04:45:47
Qoondhe Nuur Taliyaha Ururka Sideed Iyo Labatanaad Ee Guuta 4 aad Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliya waxa uu ka mid yahay dhalinyarada sida aadka ah ugu daacada difaaca dalka, waxana uu noqonayaa sanadka mid kamida taliyaasha ugu daalka badnaa.

Read More »

Waa Sidee xaaldaha Nabad galyo ee Gaalkacyo Iyo Boossaaso..

0 Visits: 843 | Sunday August 28, 2011 - 04:43:21
Magaalooyinka gaalkacyo iyo Boosaaso waxay deris la noqdeen Qalalaase amaan daro oo aan horay u soo marin tan iyo intii la dhisay Maamul Goboleedka Puntland 1998. Dadka Sida dheer indhaha ugu haya Siyaasadda Maamulka Puntland ee soo jiray mudad fog ayaa waxa ay farta si toos ah ugu godayaan dushana…

Read More »

Soomali tahriibayaal ah oo ku sii qul qulaya Wadanka Suudaan xili dagaal qaraar uu ka socdo Wadaka Liibiya..

0 Visits: 866 | Sunday August 28, 2011 - 04:40:25
Maalmahii ugu danbeeyay waxa ku soo badanayay Caasimada Wadanka Suudaan ee Khartuum Dhalin yaro aad ufara badan oo iskugu jira rag iyo dumar kuwaa oo doonaya iney u tahriibaan Wadanka Talyaaniga kadibna ay uga siigudbaan qaar kamid ah Wadamada dhaca Qaarada Yurub. Dhalin yaradaan ayaa Wajiyadooda laga…

Read More »

Faah Faahin dheeri ah oo ka soo baxaysa Taliye ku xigeenka Booliiska Puntland oo loo diiday in uu Magaalada Gaalkacyo..Warbixin..

0 Visits: 920 | Sunday August 28, 2011 - 04:37:48
Shalay subaxnimadii ayay ahayd markii loo diiday inuu gudaha u galo Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Muqdug Taliye ku xigeenka Booliiska maamulka Puntland Muxiidiin Axmed Muuse oo u socday inuu xaalada Amaan xumo ee ka jirta Gobolka Mudug wax ka qabto.

Read More »

Amaandari iyo waliba Cabsi Baahsan oo caawa soo wajahday Madaxda dowladda ee ku sugan Garoowe..

0 Visits: 949 | Sunday August 28, 2011 - 03:53:15
Warbixinada laga helayo ilo muhim ah oo ku sugan caasimada Gobolka Nugaal ee Garoowe halkaa oo Saldhig u ah maamulka Puntland ee uu Gar wadeenka ka yahay Dr. Cabdiraxmaan Faroole ayaa la sheegayaa in caawa ay halkaasi k ataagna tahay cabsi tii ugu xooganayd, kadib markii halkaasi caawa lagu dilay Garoowe…

Read More »

Ra'isul Wasaare Khayre oo la kulmay Guddiga dib u eegista Dastuurka dalka (Daawo Sawirada)

0
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa xarunta Aqalka Sare kula kulmay guddiga la socodka arrimaha dib-u-eegista Dastuurka ee Baarlamaanka. Waxana ay ka wada hadleen dar-dar gelinta howlaha muhiimka ah ee horyaalla.

Read More »