Wararka

Howlgalo amaanka Muqdisho lagu sugayo oo maalintii labaad ka socda Muqdisho iyo dad lagu soo qabtay.Sawirro..

0 Visits: 532 | Thursday September 01, 2011 - 12:52:09
Waxaa mar kale saakay ka bilowday magaalada Muqdisho Howlagaladii amaanka Caasimada lagu xaqiijinayya ,iyada oo Ciidamo gaar ah oo dhowaan Dowladda u xilsaartay sugida Amaanka Muqdisho ayaa maalintii labaad howl galo ballaaran ka wada Magaalada Muqdisho, xilli shalay howl galadii ay sameeyeen ku soo…

Read More »

Waabarigii hore ee saaka oo xaafad ka mida xaafada Gaalkacyo lagu arkay dad qoorta kaga jaray oo yaala halkaasi ..

0 Visits: 469 | Thursday September 01, 2011 - 12:35:22
Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in saakay magaaladaasi lagu arkay dad Qoorta laga gooyay oo la soo dhigay xaafad ka mid ah Xaafadaha ay ka kooban tahay Gaalkacyo. Meydadkan oo ay ka muuqdeen jirdil xoogan ayay wararku sheegayaan in xalay la soo dhigay, waxaana uu ahaa mid argagax…

Read More »

Dag Dag Wasiirka Iskaashiga caalamiga ah ee Sweden Gunilla oo goor dhaw gaartay Muqdisho. Sawirro..

0 Visits: 474 | Wednesday August 31, 2011 - 16:57:43
Wafdi ka socday dowladda Swedan oo maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ayaa garoonka diyaaradaha Muqdisho kulan kula yeeshay Mas'uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya. Wasiirka iskaashiga iyo xiriirka caalamiga ee dowlada Sweden haweeneyda lagu magacaabo Konila Karson ayaa maanta garoonka diyaaradaha…

Read More »

Saakay iyo Suuqa kala iibsiga Cayaartoyda Ingriiska..

0 Visits: 513 | Wednesday August 31, 2011 - 16:53:59
Waxaa caawa 12:00 ku eg suuqa kala iibsiga ciyaartooyda aduunka waxaana saakay warar xiiso leh iyo beec culisi uu kasocdaa Ingriiska hadaba kusoo dhowda wararkii ugu dambeeyay suuqa kala iibsiga Ingriiska. # Kooxda Fulham ayaa heshiis lagartay xidiga garabka kaciyaara ee kooxda FC Twente Bryan Ruiz,…

Read More »

ONLF oo dagaal halis ku galisay Shirkad laga leeyahay dalka Shiinaha..

0 Visits: 435 | Wednesday August 31, 2011 - 16:51:59
Jabhada ONLF ayaa waxa ay sheegtay inay dagaal la gashay Shirkad shidaal laga leeyahay Shiinaha oo shidaal baaris ka waday dhulka Soomaalida ee Ethiopia maamusho. Madaxa Warfaafinta ee Jabhada ONLF Xuseen Max'ed Nuur ayaa waxa uu ka warbixiyay dagaalo maalmihii u dambeeyay ay la galeen Shirkad laga…

Read More »

Faroole oo ku eedeeyay Amni darida ka jirta Puntland Barkacayaasha ka yimid Koofurta Somaliya..

0 Visits: 430 | Wednesday August 31, 2011 - 16:50:23
Madaxweynaha Maamul goboleedka Puntland ayaa sheegay in Ciidamada amaanka ee Maamulkaasi ay gacanta ku dhigeen dad lasoo kiraystay. C/raxmaan Sheekh Max'ud Faroole, Madaxweynaha Maamul goboleedka Puntland oo la hadlay Warbaahinta ayaa waxaa uu sheegay in Ciidamada Maamulkaasi ay gacanta ku dhigeen rag…

Read More »

Turkish Airlines oo markii ugu horeysay lagu wado inay bilowdo Sodcaalkeedii Muqdisho..Warbixin.

0 Visits: 581 | Wednesday August 31, 2011 - 16:22:09
Warar hoose oo aanu ka helnay qaar ka mida ah howl wadeenada Gsroonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dhwaan ay bilaabi doonaan diyaarada ay lee dahay shirkada Turkish Airlinese laga lee yahay Wadanka Turkiga, waxana lagu wdaa in diyaarada Turkish Air ay bilowdo Safaradeedii ay bari samaadkii…

Read More »

Xoogaga Ahlusunna ee Gobolka Galgaduud oo maanta Ciidaya..

0 Visits: 961 | Wednesday August 31, 2011 - 16:15:40
Iyadoo maalintii labaad ay ku beegan tahay Ciidul Fidriga ayaa saaka deegaanada ay gacanta ku hayaan Kooxda Ahlusuna ee Gobolka Galgaduud saaka looga dareeray salaada Ciida, kadib markii shalay ay khilaafeen Ciida. Deegaanada kala ah Guriceel, Dhuusa Mareeb, Balanbale iyo Caabudwaaq ayaa saaka laga…

Read More »

Ciidamo si gaar ah u tababaran isuguna jira Ciidaman oo isugu jiray Boolis, Milateri, iyo Nabadsugid oo Muqdisho saakay Har

0 Visits: 483 | Wednesday August 31, 2011 - 16:12:29
Ciidamo gaar ah oo dhowaan Dowladda u tababartay sugida Ammaanka Caasimada Muqdisho ayaa saaka howl galo ballaaran ka bilaabay degmooyin dhowr ah oo ka tirsan Gobolka Banaadir, iyadoo dad fara badan ay ku soo qab qabteen. Ciidaman oo isugu jiray Boolis, Milateri, iyo Nabadsugid ayaa ku hubeysan gaadiidka…

Read More »

Xarakada Al Shabaab oo mar kale dhoola tus ciidan ku sameeyay duleedka Muqdisho Salaada Ciida Ka dib ..Sawirro..

0 Visits: 551 | Wednesday August 31, 2011 - 16:10:04
Ciidamada alshabaab oo ka baxay magaalada Muqdisho bishan horaanteedii ayaa markale shalay waxaa lagu arkay Muqdisho ayaga oo Wata gaadiidka dagaalka iyo Qoryaha garabka laga rido. Ciidamadan ayaa socod ku maray xaafada ay gacanta ku hayaan haatan ee Muqdisho, gaar ahaan wadada dheer ee hor marta isbitaalkii…

Read More »

Dhacdo Xanuun Badan!! Gabar Soomaaliyeed oo dishay Ninkeedii !!!

0 Visits: 655 | Wednesday August 31, 2011 - 16:05:46
Waxaa wali soo baxaya warar dheeraad ah oo ku saabsan gabarta Soomaaliga ah ee ku dhiiratay inay qoorta ka gooyso nin keedii ay jeclayd, kadib khilaafaad waayadii danbe hareerayay labadooda. Magaalada Johannesburg ee Dalka K/Afrika waxa ka dhacday Dhacdo Xanuun iyo uur kutaalo reebtay kadib markii ay…

Read More »

Gaas oo gaaray Gaalkacyo kulana kula yeeshay Madaxweynaha Galmudug.. Sawiro..

0 Visits: 458 | Wednesday August 31, 2011 - 15:17:22
Raiisal wasaaraha DFKMG Soomaaliya C/weli M. Gaas & wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarrunta gobolka Mudug, isagoo socdaal dhulka ah ku soo maray deegaaada u dhaxeeya Garoowe illaa Gaalkacyo.

Read More »

Sidee looga ciiday Magaalada Borlänge ee dalka Sweden ..Sawirro..

0 Visits: 530 | Wednesday August 31, 2011 - 15:12:09
Waxaa Maanta si weyn oo wada jir ah looga ciiday Magaalada Borlange ee dalka Sweden, iyada oo waa barigii saakay saacada saacada dalka Sweden gaar ahaan tan Borlange ee Gobolka Dalarna 8:00 loo dareerar Masaajida waa weyn iyada oo halkaasi lagu tukaday Salaada Ciida.

Read More »

Muqdisho oo Salaada Ciida lagu tukatay Masjidka Isbahaysiga, iyo Koox Ajaaniib ah oo iyana Masjidka ku tukaday..Sawirro..

0 Visits: 659 | Wednesday August 31, 2011 - 14:51:33
Magaalada Muqdisho ayaa maanta waxaa looga ciiday si aan looga ciidin ku dhawaad 4-tii sano ee la soo dhaafay, dadka si isku mid ah ayay u wada ciideen halkii ay kala ciidi jireen sida caadada ahaan jirtay. Boqolaal qofood ayaa lagu arkayay Degmooyinka Gobolka banaadir ayaga oo iskaga gooshayay, markii…

Read More »

Muqdisho oo markii ugu horaysay lagu arkay ciidamo si gaar ah loo tababaray…

0 Visits: 585 | Monday August 29, 2011 - 19:12:15
Dowladda Soomaaliya ayaa waxay dadaal xoog leh ay ugu jirtaa sidii ay suggi laheyd ammaanka guud ee magaaladda Muqdisho, iyadoo iminka sameysay horumar wanaagsan. Dowladda Soomaaliya ayaa waxay sameysay ciidamo si gaar ah u tababaran oo sugga ammaanka magaaladda Muqdisho, iyadoo ay ciidamadda la-dagaalami…

Read More »

Meles Zenawi oo wacad ku maray inuu mar kale la dagaalami doono Al Shabaab..

0 Visits: 487 | Monday August 29, 2011 - 19:09:06
Ra iisal wasaaraha dalka Ethiopia Meles Zenawi ayaa waxa uu markale sheegay in ay wadaan qaar kamid ah wadamada qaarada Afrika qorsho xarakada Al Shabaab looga saarayo gobolada ay kataliyaan si gar gaarka bin aadanimo awood loogu yeesho in ay gaaraan goobaha macluusha ay ka jirto ee al Shabaab ay gacanta…

Read More »

Dag Dag wafdi ka socda dowladda dalka Spain oo Muqdisho soo gaartay+Sawirro

0 Visits: 471 | Monday August 29, 2011 - 19:01:01
Wafdi ballaaran oo ay horkaceysay Wasiirka Iskaashiga Caalamiga ee dalka Spain Mrs Soraya Rodrigas oo uu wehliyay Safiirka Spain u fadhiya dalka Kenya, iyo xubno kale oo ka socday Hey'adda WFP. Xubnahan ayaa markii ay soo gaareen Magaalada Muqdisho ayaa xarunta Madaxtooyada kula kulmay Golaha Wasiirada,…

Read More »

Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr Cadiraxmaan Faroole”Waa dhamaaday Khilaafkii inoo dhexeeyay”

0 Visits: 602 | Monday August 29, 2011 - 18:57:10
Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Pont Land ayaa si wanaagsan u soo dhaweeyay Booqashadii Maalinimadii shalay uu Magaalada Garoowe ku tegey Madaxweyne Shariif. Cabdioraxmaan Shiikh Faroole oo saxaafadda la hadlay ayaa dhinacyo badan taa taabtay isagoo ugu horeynba Xusay in gebi ahaanba…

Read More »

Xildhibaan Maxamed Ibraahim Xaabsade oo eedeyn dusha kaga tuuray maamulka Puntland..

0 Visits: 452 | Monday August 29, 2011 - 18:54:24
Xildhibaan Maxamed Ibraahim Xaabsade oo ka mid ah Xildhibaanada Barlamaanka ku meel gaarka Soomaaliya oo xalay war baahinta Muqdisho qaarkeed ka hadlay ayaa si weyn u dhaliilay Maamulka Pont land siyaabaha ay ula dhaqanto Dadka ka soo jeeda Koofurta Galbeed ee Soomaaliya. Xaabsade ayaa sheegey in Boqolaal…

Read More »

Saraakiisha Dawladda ee Gobolka Gedo Oo Sheegey In Degaano Hor leh Qabsadeen..

0 Visits: 658 | Monday August 29, 2011 - 18:51:46
Cutubyo ka tirsan Dowladda KMG ah oo gobolka Gedo ka soo galay dhinaca dalka Kenya xuduuda uu kala wadaago dalka Soomaaliya ayaa shalay gelinkii dambe waxay la wareegeen degmada Geriley oo ka tirsan gobolka Gedo, halkaasi oo ay ku sugnaayeen maleeshiyo ka tirsan ururka Al-Shabaab, kuwaasi oo markii…

Read More »