Wararka

Xildhibaan U soo istaagay Musharaxa Jagada Guddoomiyaha Baarlamanka.

0 Visits: 385 | Wednesday December 28, 2011 - 16:32:38
Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqay inuu u taagan yahay tartanka xilka guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya, isagoo sheegay inuu isbedel ku sameyn doono haddii uu ku guuleysto xilka.

Read More »

Galmudug Oo gacanta ku dhigtay rag ay ku sheegtay inay yihii Burcad Badeed.

0 Visits: 483 | Wednesday December 28, 2011 - 16:10:54
Ciidamada Maamulka Galmudug ayaa maanta howlgal lagu qabtay dad lagu eedeeyay falal burcad badeednimo ka sameeyay Koofurta magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug.

Read More »

Amisom Oo kulamo gooni gooni ah la yeelatay Xildhibaan ka tirsan Baarlamanka.

0 Visits: 309 | Wednesday December 28, 2011 - 15:58:38
Kulan looga hadlayay sidii dib loogu furi lahaa fadhiyada barlamanka KMG Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho waxaa ku yeeshay Xildhibaano iyo Saraakiil ka mid ah AMISOM.

Read More »

(Daawo) Injineero Turki ah Oo Si qurux badan u casiriyeeyay dhisamha Garoonka Diyaaradaha Muqdisho.

0 Visits: 851 | Wednesday December 28, 2011 - 00:03:02
Sagaal Injineer oo ka socda waaxda garoomada diyaaradaha dowladda Turkiga (DHMI) ayaa waxaa ay howlo casriyeyn ah ka wadaan garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ee Aadan Cadde.

Read More »

Tiro kor u dhaaftay 10 Ruux ayaa ku nafweysay Shil Gaari Oo ka dhacay Bartamaha Muqdisho.

0 Visits: 352 | Tuesday December 27, 2011 - 19:46:03
Shil gaari oo sababay dhimasho iyo dhaawac soo gaaray taageerayaal ciyaartooy ayaa ka dhacay galabta magaalada Muqdisho.

Read More »

Mashruuc lagu dabar Jarayo Faruurnaanshaha Oo ka bilowday Puntland.

0 Visits: 408 | Tuesday December 27, 2011 - 19:42:24
Iyadoo waayihii ugu danbeeyay ay magaalooyinka puntland ay ku soo badanayeen dadka faruuran iyo waliba carurta ku dhalata faruurnaashaha ayaa waxaa haatan deeganadaasi ka bilaabanaya masahariic arinkaasi lagu dabar jarayo.

Read More »

Kenya: Saraakiil ka tirsanaa Al Shabaab ayaa ku dilnay Kudhaa

0 Visits: 401 | Tuesday December 27, 2011 - 14:14:10
Milatariga Kenya ayaa waxa ay sheegeen in duqeymo ay ka gaysteen diyaaradahoodu deegaano ka tirsan Jubbada hoose ay ku dileen dagaalyahano badan oo ka tirsanaa Al Shabaab.

Read More »

Dhacdo Naxdin iyo Filan waa ah Oo ka dhacday deegaanka Gedo.

0 Visits: 538 | Tuesday December 27, 2011 - 14:09:30
Sida ay warbixin ku siiyeen dadka degaanka oo ay la xiriirratay Warbaahinta CodkaMuqdisho ayaa sheegaya in xaafad u jirta qiyaastii 15-KM degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ay ka dhacaday arin aad u xanuun badan taas oo aan waligeed ka dhicin deegaankaasi iyo waliba deegaanada ku xeeran, iyadoo dadka…

Read More »

Xaalada Boossaaso Aad u Kacsan Xili Ra'iisal Wasaare Gaas uu ku sii jeedo.

0 Visits: 314 | Tuesday December 27, 2011 - 13:44:29
Kooxo hubaysan ayaa lagu soo waramayaa in xalay qof rayid ah ay ku dileen gudaha Magaalada Boosaaso, iyadoo dhinaca kale Ra'iisul wasaare dowladda KMG Soomaliya uu ku wajahan yahay Magaaladaasi.

Read More »

Dagaal ka dhacay Degmada Kaaraan

0 Visits: 501 | Monday December 26, 2011 - 22:19:43
Hal qof ayaa la xaqiijiyay inuu ku dhintay, sidoo kalena 11-qof oo kale ay ku dhaawacmeen dagaal culus oo xalay degmada Kaaraan ku dhexmaray ciidamada DKMG ah ee Soomaaliya oo garabsanaya AMISOM iyo xoogagga Xarakada Al-shabaab.Qofka dhinta iyo kuwa dhaawacmay ayaa dhammantood waxay ahaayeen shacabkii…

Read More »

Ciidamada Jabuuti oo howlgallo ka bilaabaya Muqdisho.

0 Visits: 404 | Monday December 26, 2011 - 22:10:18
Wasiirka arrimaha gudaha DKMG ah Soomaaliya, C/samad Macallin Xasan Faarax oo la hadlay mid ka mid ah idaacadaha Muqdisho ayaa sheegay in ciidamadii Jabuuti ee dhawaan soo gaaray Muqdisho ay goor-dhow billaabi doonaan howgallo lagu sugayo ammaanka.

Read More »

Dowlada Somalia Oo u aqoonsatay shaqsiga Sanadka Soomaaliya Ra'isal Wasaraha Turkiga.

0 Visits: 333 | Monday December 26, 2011 - 21:51:15
Shir aan caadi ahayn oo golaha wasiirada DKMG ah ay maanta ku yeesheen Muqdisho ayaa looga hadlay shaqsiga mudan in la siiyo sannadkan billad sharafta ay Qarammada Midoobay bixiso ee loo yaqaan United Nations Population Award.

Read More »

Xildhibaan ka tirsan barlamanka oo lagu dhaawacay Muqdisho.

0 Visits: 345 | Monday December 26, 2011 - 16:21:32
Mudane ka tirsan barlamanka KMG Soomaaliya ayaa maanta Ciidamo ka tirsan dowladda KMG waxa ay ku dhaawaceen Magaalada Muqdisho.

Read More »

Shiinaha oo saanad Milatari u gacan galiyay AMISOM

0 Visits: 346 | Monday December 26, 2011 - 14:21:33
Dowladda Shiinaha ayaa Midowga Afrika ku wareejisay qalab loogu talagalay howlgalka nabad ilaalinta ah ee Midowga Afrika ka wado Soomaaliya.

Read More »

Suxufiyiin ka careysan dilkii wariye C/salaan Xiis oo banaanbax ka horsameeyay Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya

0 Visits: 706 | Sunday December 25, 2011 - 23:42:20
Suxufiyiinta ka howlgala warbaahinta Muqdisho ayaa maanta isugu tagay xarunta madaxtooyada Soomaaliya iyagoo dalbanaya in sharciga la horkeeno kuwii ka dambeeyay dilkii wariye C/salaan Sheekh Xasan Xiis oo askari hubeysan uu ku dilay degmada Xamarjajab ee Muqdisho.

Read More »

WARDHIIGLEY WAXA AY TIRI ”Dhalinyaradii Xaafada Dhoof ayey kala Aadeen, Dharkiinleyna Waa u dhooban yihiin Dhalinyaraddii Deegaankeeda”.

0 Visits: 529 | Sunday December 25, 2011 - 23:26:44
Shacabka ku nool Magaalada Muqdisho ayaa maalmahan si Tar Tartiib ah Xaraaradda Dib ugu soo laabaneysaa Iyaddoo Shantii sano ugu danbeysay Niyad jab & Xaalad Jahwareer ku jiray taasoo keentay in ay ku kala firdhixmaan Meeshiii markaas u dhaantay meeshii ay ka carareen.

Read More »

Ciidamada Amisom oo Qarax lala beegsaday

0 Visits: 301 | Sunday December 25, 2011 - 22:52:10
Qarax miino oo warar kala duwsan ay kasoo baxyaan khasaaraha uu geystay ayaa maanta lagula beegsaday gadiid kolonyo ah oo wateen ciidamada Burundi ee ka tirsan AMISOM jidka warshadaha ee magaalada Muqdisho.

Read More »

Dhagayso faroolle Oo khudbadiisa ku sheegay inay labada shariif nafi keentay Garoowe.

0 Visits: 459 | Sunday December 25, 2011 - 16:28:12
Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland C/raxmaan Maxamuud Faroole ayaa hadal uu ka jeediyey gabagabadii kulankii loogu magacdaray 'MABAADII'DA GAROWE' ee afarta maalin ka socday magaalada Garowe ayaa sheegay in labada Shariif ee hogaamiya DKMG inay naftooda ula soo carareen magaalada Garowe ka dib…

Read More »

Boossaaso: Qarax ay waxyeelo ka soo gaaratay Saraakiil ka tirsan maamulka Puntland.

0 Visits: 371 | Sunday December 25, 2011 - 13:37:59
Qarax miino oo gaystay dhimasho iyo dhaawac ayaa maanta ciidamo ka tirsan Maamulka Puntlnad lagula eegtay Koofurta magaalada Boosaaso ee gobolka Barri.

Read More »

Booliska Kenya Oo soo qab qabtay dad ay ku sheegeen inay qatar ku yihiin Amaanka Kenya.

0 Visits: 456 | Sunday December 25, 2011 - 13:31:03
Dowladda Kenya ayaa waxa ay sheegtay inay gacanta ku dhigtay Muwaadiniin Kenyan-ah oo u shaqaynayay Xarakada Al Shabaab.

Read More »