Sports

Manchester City oo xaaqday Norwich

0 Visits: 1033 | Sunday December 04, 2011 - 22:48:29
Kooxda ay carabtu leedahay ee Manchester City ayaa wali laga badin la,yahay horyaalka wadanka Ingriiska.

Read More »

Xukeena Kubada Cagta Oo Mar Kale Guuldarro Weyn Dhabarka Loo Saaray

0 Visits: 981 | Saturday November 26, 2011 - 18:41:50
Xulka kubada cagta Soomaaliya ayaa guuldaro 4-1 ah ku bilaabay tartanka bariga iyo bartamaha Afrika oo shalay ka furmay dalka Tanzania markii ay kulankii ugu horeeyey iska hor yimaadeen xulka dalka Burundi.

Read More »

(Daawo) Ciyaartoyda Qaranka Soomaaliya oo si mitidnimo ah ula ciyaaray Qaranka Itoobiya,

0 Visits: 1211 | Sunday November 13, 2011 - 15:37:16
waxaa shalay galab markii ugu horeysay ay cayaartoyda dalka Itoobiya kala kulmeel halyayyada qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta cayaar aynana waligood horay ka dib markii ay cayaartoyda qaranka soomaaliya oo difaacaya sharafta iyo karaamada dalkeena ay si adag ula cayaareen cayaartoyda Itoobiya oo…

Read More »

(Daawo) Ciyaartoy feer ku qaad qaaday Garsoore kubada cagta & warar xiiso leh.

0 Visits: 1522 | Saturday October 29, 2011 - 02:06:59
Mid ka mid ah ciyaaryahanada ugu caansan kubada cagta wadanka Jamhuuriyada Maldova ee horey uga mid aheyd Jamhuuriyadii burburtey ee midowga Soofiyeeti una dhaxeysa wadamada Romania & Galbeedka Ukraine ayaa arin qosol iyo amakaaga leh ka dhigay garoon kubada cagta oo dalkaasi ku yaal ka dib markii uu…

Read More »

Wararkii ugu dambeeyay kubada cagta.

0 Visits: 1033 | Saturday October 29, 2011 - 01:39:36
Kulanti wacan aqiyaarey kusoo dhowaada wararkii ugu dambeeyay kubada cagta. *Manchester United ayaa diyaarineysa in ay qamaarto iyadoo dooneysa in £40million kusoo qaadato xidiga kooxda Benfica Nicolas Gaitan.

Read More »

Xidigihi hore ee Milan oo maamulka ku canaantay fasaxidi Pirlo

0 Visits: 1187 | Wednesday October 12, 2011 - 01:22:57
Qaar ka mid ah lacibiinti soo maray AC Milan ayaa ka xun go,aanki ay Milan ku fasaxday laacibka Andrea Pirlo oo hada ka tirsan Juventus.

Read More »

Fletcher "waan kahelaa qaab ciyaareedka Torres"

0 Visits: 1315 | Wednesday October 12, 2011 - 01:19:13
Kubad sameeyaha kooxda Manchester United iyo xulka Soctland Darren Fletcher ayaa aman ujeediyay weeraryahanka kooxda Chelsea iyo xulka Spain Fernando Torres'

Read More »

Filippo Inzaghi “Waxaan u qalmay inaan ka qeyb qaato ciyaarista Champion-ka”

0 Visits: 959 | Sunday October 09, 2011 - 04:44:50
Ciyaaryahanka mucjisada aadka u fudud ee kooxda Milan Fillippo Inzaghi ayaa afka furtay ka dib markii uu si aad ugu xumaaday ka reebista laga reebay liiska ciyaartooyda kooxda AC Milan uga qeyb galaysa tartanka Championka wuxuuna sheegay inuu mudnaa in lagu daro liiskaasi isagoo ku goodiyey inuu goolal…

Read More »

Claudio Ranieri ”Wesley Sneijder wuxuu Inter ugu jiraa booska Francesco Totti uu ka joogo Roma”

0 Visits: 908 | Sunday October 09, 2011 - 04:41:05
Claudio Ranieri ayaa is barbar dhigay weeraryahanka ay ku dhaarato AS Roma Francesco Totti iyo Ciyaaryahan Wesley Sneijder oo haatan Inter ugu maqan dhaawac kasoo gaaray muruqa.

Read More »

Ibrahim Afellay hooyadii oo sheegtay in iyadoo asturan ay markasta tagto garoonka Camp Nou walina aysan dhib kala kulmin.

0 Visits: 1922 | Wednesday October 05, 2011 - 14:45:14
Habiibo waa Hooyada dhashay Xiddiga Qaranka Holland iyo kooxda kubada Cagta ee Fc Barcelona Ibrahim Afellay .Haweeneeydaan oo u warameeysay Tv-ga Foxsport wexeey sheegtay in Xiliyada uu Ciyaaraha leeyahay Wiilkeeda ineey inta badan iska Xaadiriso Garoonka weeyn ee kooxda Fc Barcelona (Camp Nou).

Read More »

Faah faahinta kulanka galabta ee Blackburn Rovers vs Arsenal iyo saacadaha ladaawan doono kulamada horyaalka Ingriiska.

0 Visits: 1334 | Saturday September 17, 2011 - 13:51:22
Kooxda Arsenal oo 1 guul wadadata 4-tii kulan ee ugu horeysay horyaalka Ingriiska ayaa galabta usafri doonta kulan adag kooxda Blackburn Rovers.

Read More »

Andres Iniesta oo 1 bil kamaqnaan doona garoomada.

0 Visits: 1328 | Wednesday September 14, 2011 - 17:45:54
Kooxda difaacaneysa koobka horyaalada yurub ee Barcelona ayaa weyn doonto mudo 1 bil ah kubad dhaqaajiyahooda qadka dhexe Andres Iniesta kaas oo kudhawacmay ciyaartii xalay ee Milan iyo Barcelona.

Read More »

Rooney Oo Bartay Sida Loo Dhaliyo Hat-Trick Arsenal Oo Kusoo Laabatay Wadadii Guusha..

0 Visits: 953 | Sunday September 11, 2011 - 13:32:58
Kooxda Manchester United ayaa muujisay markale in ay awoodo in ay difaacato horyaalka ingriiska kadib markii ay xalay 5-0 kusoo dhufatay kooxda Bolton.

Read More »

Chelsea oo udhow in ay katanaasusho Luka Modric..

0 Visits: 1026 | Friday September 09, 2011 - 18:13:22
Xili aaney wali sal dhigan xaalada udhaxeysa ciyaariyahan Modric iyo kooxda Chelsea ayey kooxda reer London qarka usaaran tahay iney katanaasusho xidigan.

Read More »

kooxda Arsenal oo udhaqaaqday xidiga Fiorentina Ricardo Montolivo..

0 Visits: 1223 | Friday September 09, 2011 - 18:07:31
Kooxda Arsenal ayaa dooneysa in ay soo qaadato marka uu dib ufurmo suuqa kala iibsiga ciyaartooyda bisha Janaayo kubada sameeyaha kooxda Fiorentina Ricardo Montolivo, sidaa waxaa qortay The Mirror.

Read More »

Cayaaryahanka caanka ah ee Kubadda Cagta Samir Nasri oo jab soo gaaray..

0 Visits: 1019 | Thursday September 08, 2011 - 19:12:22
Ciyaar yahan Samir Nasri ayaa la sheegay inuu ka jabay mid ka mid ah farta gacantiisa bidix,waqti uu u cayaarayey xulkiisa France oo la dheeleysay Romania,ciyaar ka tirsanayd isreebreebka qaramada qaaradda Yurub.

Read More »

Mikel Arteta waxaa uu qabaa gabdhii qaaday quruxda Spain 1999-kii.

0 Visits: 1568 | Monday September 05, 2011 - 22:56:12
Kooxda Arsenal ayaa lasoo saxiixatay xidigii kooxda Everton Mikel Arteta waxaana taa ay lamicno tahay in ay Arsenal soo dhoweyneyso 2 shaqsi oo magac leh. Lorena Bernal waa gabar actarad ah oo jisha filimada waxaa ay udhalatay Argentina waxaase ay heysta dhalashada wadanka Spain waana xaaska Arteta.

Read More »

Jack Wilshere oo sadex bil ka maqnaan doono garoomada..

0 Visits: 935 | Sunday September 04, 2011 - 21:27:02
Laacibka qadka dhexe ee kooxda Arsenal Jack Wilshere ayaa sheegay in dhaawaca kaga yaalo jilibka bogsashadiisa ay qaadan doonto mudo sadex bilood ah. Ciyaaryahankaan reer England ayaa badal uga baxay inti ay socotay ciyaar saaxibtinimo oo ay Arsenal la ciyaartay kooxda New York Red 31 bishi July.

Read More »

Kolo Toure oo 6 bil kadib kusoo laabtay garoomada kadib markii uu udhamaday ganaxii,.

0 Visits: 897 | Saturday September 03, 2011 - 13:31:59
Daafaca kooxda Manchester City Kolo Toure ayaa rijeynaya in uu dib ugu soo laabto kooxdiisa kadib markii uu soo dhameystay ganaaxii lixda bilood ahaa. Weeraryahanka wadanka Ivory Coast oo ayaa soo dhameystay ganaax lix biolood ah kaas oo lasaaray kadib markii lagu helay daraagis.

Read More »

Filippo Inzaghi oo laga saaray xidigaha Milan ee kaqeyb galaya Champions League..

0 Visits: 931 | Friday September 02, 2011 - 21:02:07
Ninka shabaqa dariska la,ah ee kooxda AC Milan Filippo Inzaghi ayaa laga reebay ciyaartoyda kooxda AC Milan ugu qeyb gali doonto Champions League. Xidigii hore ee xulka Azzuri Filippo Inzaghi ayaa seegi doona sanadkaan koobka horyaalada yurub markii laga saaray liiska kooxda Milan ee Champions League.

Read More »