Wararka

Fawsiya Abiikar Nuur oo loo doortay Agaasime kuxigeenka shir-gudoonka Hay'adda...

0 Thursday June 01, 2017 - 12:46:07
Soomaaliya ayaa mudo 30-sano kadib waxa ay nasiib u yeelatay in ay hesho kursiga Agaasime kuxigeenka shir-gudoonka Hay'adda Caafimaadka Aduunka WHO, kadib ka qeyb galkii doorashadii uu ku guuleestay Dr. Tedros Adhanom oo loo doortay in uu noqdo Madaxa WHO.

Read More »

Madaxweyne Xaaf oo ka hadlay wadahadalka Ahlu-Suna iyo Dagaal beeleedyada

0 Thursday June 01, 2017 - 11:03:28
Madaxweynaha Maamulka Galmudug ayaa ka hadlay howlaha dib uheshiisiineed ee Maamulkiisa doonayo inuu ka sameeyo qeybo kamid ah Gobolada Galgaduud iyo Mudug.

Read More »

Gudoomiyaasha cusub ee Degmooyinka G/Banaadir oo lagu amray in ay ka guuraan Hotelada ay dagen yihiin

0 Thursday June 01, 2017 - 10:39:15
Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho ayaa ku amray Gudoomiyaasha cusub uu dhawaan u magacaabay Degmooyinka gobolka Banaadir in ay ka guuraan hotealada ee Muqdisho ka degan yihiin.

Read More »

Federaalka Soomaaliya ma danbaa mise waa dulayn? (Xaqiiq badan Ogow)

0 Thursday June 01, 2017 - 09:35:13
Dagaal kii sokeeye ee dalka ka dhacay, waxa uu sababay in ay burburaan dhamaan hay'adihii dawliga ahaa sida gar soorkii, laamihii amniga, sharci dajintii iyo waaxda fulinta. Taasi waxay keentay in is aaminid la'aan ka dhex dhalato dad waynihii ku abtirsan jiray dawladdii Soomaaliya oo runtii…

Read More »

Shabaab oo afduub iyo dil ka gaystay dalka Kenya

0 Thursday June 01, 2017 - 08:56:42
Ururka Al Shabaab ayaa lagu soo waramayaa in dil iyo afduub ay ka gaysteen gudaha dalka Kenya, sida ay xaqiijiyeen Saraakiisha ammaanka Gobolka Waqooyi Bari.

Read More »

Wasiir Bayle "Kororka dhaqaalaha wuxuu ku yimid la dagaalanka musuqa"

0 Wednesday May 31, 2017 - 13:21:20
Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa shir jara'id ku qabtay xarunta Wasaarada, wuxuuna uga hadlay horumarada ay Wasaaraddu samaysay 60-kii casho ee u danbaysay sida: kordhinta dakhliga, qaadashada mushaaro joogta ah, isbadalo lagu sameeyey shaqaalaha ka howl gala Dekeda…

Read More »

Shaqsi caan ah oo loo magacaabay agaasimaha cusub ee Madaxtooyada Somalia

0 Wednesday May 31, 2017 - 12:15:15
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta u magacaabay Fahad Yaasiin inuu noqdo Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Read More »

Kulan muhiim ah oo Muqdisho ka dhacay & Raisul wasaare Kheyre oo ka qeyb galay (Daawo Sawirro)

0 Wednesday May 31, 2017 - 09:11:36
Ra'iisul Wasaaraha XFS Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta kulan la qaatey qaar kamid ah Haweenka Soomaaliyeed, wuxuuna kala hadley qaabkii la iskaga kaashan lahaa shaqada dalka ka socto haweenkuna ay qayb tooda uga qaadan lahaayeen howsha Qaran.waxaana kulankan soo qaban qabiyey Wasaarada Haweenka…

Read More »

Daawo Sawirada: Mahdi Maxamed Guleed oo Muqdisho kula Kulmay Guddiga Arrimaha Badda

0 Wednesday May 31, 2017 - 07:08:15
Ra'iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guleed ayaa la kulmay Guddiga Arrimaha Badaha, waxana warbixino ku saabsan xaaladda aminiga, kheyraadka iyo maamulka Badda laga dhageystay Wasaaradaha Kaluumeysiga & Kheyraadka Badda iyo Wasaaradda Dekedaha…

Read More »

Mike Dubke oo iska casilay xil uu Trump u magacaabay & jahwareer ka taagan aqalka cad ee Maraykanka

0 Tuesday May 30, 2017 - 12:27:26
Agaasimihii warfaafinta Aqalka Cad ee Mareykanka, Mike Dubke, ayaa xilkaasi iska casilay saddex bilood kaddib markii jagadaasi loo magacaabay.

Read More »

Banaan bax laga hor dhigay afaafka hore ee Safaaradda dowlada Imaaraadka ee Muqdisho

0 Tuesday May 30, 2017 - 11:23:21
Dadweyne Soomaaliyeed oo ku dibad baxay safaaradda Imaaraadka ee magaalada Muqdisho ayaa ka cabanaya in mas'uuliyiinta safaaradda aaney bixin xaqii shirkadaha qalabka laga soo qaaday iyo xitaa muruq-maalkii goobta dhisay, arrintaas oo qareenno Soomaaliyeed ku tilmaameen mid xad gudub ah oo ay tahay…

Read More »

Daawo Sawirada: Diyaaradii kusoo dhacday Garoonka Diyaaradaha Adaan Cadde

0 Tuesday May 30, 2017 - 10:20:17
Waxaa maanta garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde kusoo dhacday Diyaarad ay leedahay shirkadda Bancroft, oo ah Shirkad qaabilsan la talinta howlaha amaanka iyo tababarada Ciidamada Midowga Afrika AMISOM ee jooga Soomaaliya.

Read More »

War Deg Deg Ah: Dagaal laga cabsi qabo in uu ka dhaco Muqdisho iyo Ciidamo is hor fadhiya

0 Tuesday May 30, 2017 - 09:17:13
Wararka aan ka heleyno Degmada Wadajir ee gobolka Banaadir ayaa sheegaya in xiisad ay xiligan ka jirto qeybo kamid ah Degmadaasi, xiisada ayaa u dhaxeysa Ciidamada isku dhafka ah ee hub ka dhista kawada Muqdisho iyo ciidamo lale oo xiran dareeska Milatariga.

Read More »

Diyaarad goordhaw kusoo dhacday Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde

0 Tuesday May 30, 2017 - 08:01:06
Waxaa goordhaw garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho kusoo dhacday Diyaarad ay leedahay shirkadda Bancroft, oo ah Shirkad qaabilsan la talinta howlaha amaanka iyo tababarada Ciidamada Midowga Afrika AMISOM ee jooga Soomaaliya.

Read More »

Madaxweyne Donald Trump oo si adag u difaacay Wiilka uu Soddoga u yahay

0 Tuesday May 30, 2017 - 07:09:26
Warbaahinta dalka Mareykanka ayaa maalmihii lasoo dhaafay Warbixino dhaleeceyn ah ka qorayay Wiilka uu Soddoga u yahay Madaxweynaha dalka Mareykanka ee qaba gabadhiisa Ifanka Trump.

Read More »

Ciidanka Kenya oo xasuuqay Geel boqol Neef ka badan & xildhibaan si kulul uga hadlay (Daawo Sawirro)

0 Monday May 29, 2017 - 13:57:37
In ka badan boqol neef oo geel ah oo la sheegay inay lahayeen xoolo dhaqato Soomaali ah ayaa lagu laayey tuulada Booko oo ku taalla degaanka Tana River ee dalka Kenya.

Read More »

Daawo Sawirada: Madaxweynaha Puntland iyo Jubbaland oo goordhaw gaaray Cadaado

0 Monday May 29, 2017 - 12:50:53
Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa goordhaw gaaray magaalada Cadaado ee xarunta KMG ee maamulka Galmudug.

Read More »

Golaha Wasiirada oo goordhaw kulan aan caadi aheyn ku yeeshay Muqdisho (Daawo Sawirada)

0 Monday May 29, 2017 - 10:45:44
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulan aan caadi aheyn oo uu shir-guddoominayey Ra'iisal Wasaare Ku xigeenka Xukuumada Mudane Mahdi Maxamed Guled (Khadar), iyadoo Ra'iisul Wasaaraha uu ku soo biirey shirka intuu socday oo uu dardaaran u jeediyey Wasiirada.…

Read More »

Daawo Sawirada: Madaxweyne Farmaajo oo gaaray Cadaado iyo Caleemo saarka Xaaf oo bilaabatay

0 Monday May 29, 2017 - 09:41:40
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo xubno kale oo katirsan dowlada Federaalka ayaa goordhaw gaaray magaalada Cadaado ee xarunta KMG ee maamulka Galmudug.

Read More »

Madaxweyne Xaaf oo Maanta la Caleema saarayo iyo Farmaajo oo ka qeyb galaya Caleemo saarka

0 Monday May 29, 2017 - 07:11:17
Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Cadaado ee xarunta KMG ee maamulka Galmudug lagu qabto munaasabad balaaran oo lagu caleemo saarayo Madaxweynaha cusub ee maamulka Galmudug C/Kariin Xuseen Guuleed.

Read More »