Wararka

C/ Qeybdiid:"Wixii Shaley Ka Dhacay Gaalkacyo Anigu shaqo kuma lahayn "

0 Visits: 365 | Saturday February 04, 2012 - 16:38:09
Korneel Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid oo horrey u soo noqday wasiirka macdanka iyo taliyaha Pooliska Soomaaliyeed ayaa shir jaraa'id oo uu maanta ku qabtay koonfurta magaalada Gaalkacyo ee gobalak Mudug wuxuu ku sheegay in uu ku lug laheen dil shaley ka dhacay magaalada Gaalkacyo oo loo geestay dhalinyaro…

Read More »

Afhayeenka Ciidmada Kenya “100 dagaalyahaan ayaan ka dilnay Shabaab”

0 Visits: 291 | Saturday February 04, 2012 - 16:30:55
Milatariga dowladda Kenya ayaa waxa uu sheegay in duqaymo ay ka gaysteen gobolka J/hoose ay ku dileen ku dhawaad 100 askari oo ka tirsanaa ciidamada Al Shabaab.

Read More »

Duqeymo Saakay Kadhacay Deegaano Hoostaga Jubbooyinka.

0 Visits: 356 | Saturday February 04, 2012 - 16:27:05
Diyaaradaha dagaalka ee wadanka Kenya ayaa saaka duqeyn culus la beegsaday tuulooyin u dhexeeya degmada Badhaadhe iyo magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Juubada Hoose.

Read More »

Su'aallo iyo jawaabo kusaabsan shuruudda cadeynta aqoonsiga ku saabsan isu keenidda familiga

0 Visits: 1011 | Friday February 03, 2012 - 19:48:12
Ilmahayga soo dalbaday sharciga daganaanshaha si ay u yimaadaan Iswiidhen oo ay ilia noolaadaan, sidee bay ku cadayn karaan aqoonsigooda hadii aysan haysan wax dukuminti ah?

Read More »

(Sawiro) Madaxweyne Shariif Oo booqday Shirkadii Coca Cola- Ee Muqdisho.o.

0 Visits: 726 | Friday February 03, 2012 - 19:25:02
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa maanta sheegay in la gaaray gabagabadii wejigii Kowaad ee howlgalladii ay ciidammada dowladda iyo kuwa AMISOM ka wadeen magaalada Muqdisho xilli uu maanta booqday Madaxweynaha goobihii ugu dambeeyey ee lagala wareegay maleeshiyada Al-Shabaab.

Read More »

DEG DEG: Diyaarad Nooca Wax Basaasa oo Ku soo Dhacday Xerada Badbaado ee Magaalada Muqdisho

0 Visits: 364 | Friday February 03, 2012 - 17:48:37
Diyaarad nooca wax basaasa ee aan duuliyaha lahayn ee loo yaqaano "drone" ayaa ku soo duldhacday xerada dadka barakacayaashu ku nool yihiin ee duleedka degmada Dharkenley ee magaalada Muqdisho.

Read More »

Iska horimaad Ciidmadada Dowladda ku dhex maray Muqdisho

0 Visits: 366 | Friday February 03, 2012 - 17:37:52
Iska horimaad u dhaxeeyay ciidamo kala tirsan dowladda iyo Ahlu Sunna oo qasaaro gaystay ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho.

Read More »

(Sawrro) William Hague Xoghayaha Arimaha Dibadda IngiriiskaOomuqdishosoo gaaray.

0 Visits: 365 | Thursday February 02, 2012 - 19:00:45
Madaxweynaha Jamhiiriyadda Soomaaliya Mudane Shariif Sh. Axmad ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday dowlada Ingiriiska oo uu haggaaminayay xohayaha arimaha dibadda ee dowladda Birtain Wilyam Heyg (William Hague) oo Muqdisho maanta soo garay.

Read More »

Meydadka Saddex Ruux oo Saaka Lagu Arkay Beledweyne.

0 Visits: 465 | Thursday February 02, 2012 - 16:03:06
Sida ay xaqiijiyeen dad ku sugan Beledweyne waxaa saaka meel u dhow Buundo Liiqliiqato ee magaalada dhexdeeda ah lagu arkay meydadka saddex ruux oo dhalinyaro ah kuwaasoo jirkoodu uu ka muuqday rasaas.

Read More »

DEG DEG: Dab Ka Kacay Qeybta VIP-da ee Garoonka Diyaaradaha Muqdisho oo Damiyay.

0 Visits: 467 | Thursday February 02, 2012 - 15:34:15
Garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho ayaa goordhow waxaa ka kacay dab sida la sheegay ka dhashay koronto kaasoo markii dambe lagu guuleystay insi deg deg ah loo demiyo.

Read More »

Ra'iisal Wasaare Cabdi Wali Gaas"Al shabaab Ha dhigaan Hubka Hadii ay doonayaan Wadahadal "

0 Visits: 424 | Thursday February 02, 2012 - 15:28:47
Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdiweli Maxamed Cali oo booqasho ku marayay dalalka Talyaaniga ayaa sheegay in xukuumaddiisu ay diyaar u tahay inay la hadasho Xarakada Al-shabaab haddii ay hubka iska dhigaan.

Read More »

10 Ruux Oo ka mid ah dhaawacyadii Turikiga loo qaaday Oo dalka dib ugu soolaabtay.

0 Visits: 404 | Thursday February 02, 2012 - 15:22:52
Waxaa maanta dalka dib loogu soo celiyay tiradii ugu dambeysay ee dadkii ku dhaawacmay qaraxii ka dhacay hargaha iyo saamaha dabayaaqaddii sanadkii tagay.

Read More »

Ciidamada DKMG iyo Kenya Oo guulo ka gaaray dagaal ka dhacay deegaanka Hosingo

0 Visits: 411 | Wednesday February 01, 2012 - 20:42:30
Ciidamada dowladda Kenya iyo kuwa dowladda KMG Soomaaliya ayaa la wareegay deegaanka Hosingo ee gobolka Jubbada hoose.

Read More »

Wali Ma aragtay Qof bani aadam ah Oo cunaya Cowska Xoolaha.

0 Visits: 466 | Wednesday February 01, 2012 - 18:26:35
Sida caadiga ah Bani'aadamka Allaah uu koonkisa ku abuuray waxa kumaneystay karaamo uu xaywaanka uga duwan yahay, bal eeg ninkan dhalin yarada ah eesida caadada u ahba cuna cowska la siiyo xawayaanka ladhaqdo.

Read More »

Saraakiisha Ugu sareysa Amisom Oo arimo ku saabsan Amaanka Muqdisho kal xaajonaya Dowladda Soomaaliya.

0 Visits: 332 | Wednesday February 01, 2012 - 17:43:58
Waxaa maanta shir looga hadlaayay ammaanka dalka Soomaaliya uu ka dhacay Xarunta Xalene oo ay fariisinka u tahay Ciidamada AMISOM, iyadoo shirkaasi ay ka qeybgaleen gudiga amniga ee isku dhafka ah loogana hadlayo ammaanka Soomaaliya gaar ahaan Magaalada Muqdisho.

Read More »

Shil Gaari Oo Qasaare Dhismasho Iyo Dhaawac Geestay Oo Ka Dhacay Duleedka Gaalkacyo

0 Visits: 343 | Wednesday February 01, 2012 - 17:36:24
Ugu yaraan 10-qof ayaa ku dhintay oo ay ku jiraan carur shil gaari oo maanta oo arbaca ah ka dhacay duleedka magaalada Gaalkacayo ee xarunta gobolka Mudug.

Read More »

Faahfaahin Ka Soo Baxaysa Qarax Saaka Ka Dhacay Magaalada Beladweyne.

0 Visits: 317 | Wednesday February 01, 2012 - 17:30:13
Inta la ogyahay afar qof oo dhamaantood ah rayid ayaa ku dhintay tira kalena waa ay ku dhaawacmeen rasaas ay fureen ciidamada Itoobiya ee ku sugan magaalada Beladweyne ka dib markii saaka miino nooca dhulka la galiyo lala eegtay booyad nooca biyaha qaaday oo ay lahaayeen ciidamada Itoobiyanka.

Read More »

Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Wasiirka Difaaca Talyaaniga

0 Visits: 305 | Tuesday January 31, 2012 - 19:37:05
Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Abdiweli Mohamed Ali iyo wafdi uu hoggaaminayo oo beryahan booqasho rasmi ah ku jooga dalka Talyaaniga ka dib casuumaad rasmi ah oo uu ka helay Ra'iisul Wasaaraha Talyaaniga ayaa waxuu kulan dheer la qaatay Wasiirka Difaaca Talyaaniga H.E. Gianpaolo Di Paola…

Read More »

DEG DEG: Al-Shabaab oo Sheegatay Masuuliyada Qaraxii Ismiidaaminta ee Maanta Ka Dhacay Guriga Cabdi Qeybdiid ee Gaalkacyo

0 Visits: 566 | Tuesday January 31, 2012 - 19:30:26
Afhayeen u hadlay ururka Al-Shabaab ayaa sheegtay masuuliyada weerarkii ismiidaaminta ahaa ee maanta ka dhacay guri uu magaalado Gaalkacyo ka degan yahay Cabdi XasanCawaale Qeybdiid.

Read More »

Qarax is miidaamin oo ka dhacay guriga Cabdi Qeybdiid

0 Visits: 309 | Tuesday January 31, 2012 - 19:22:34
Wararka ayaa sheegaya in qaraxaasi ay ku geeriyoodeen ilaa saddex ruux oo laba ka mid ah ay yihiin ilaalada Cabdi Qeybdiid, halka qofka kalena uu ahaa is miidaamiyihii qaraxa fuliyay.

Read More »