Sawirka Maanta

Deeqa Holland oo dhwaan soo saraysa Albunkii ugu danbeeyay heesaheeda..

0 Visits: 812 | Sunday September 11, 2011 - 00:58:24
fanaanada Codka Macaan Deeqo holland ayaa dhawaan waxa lagu wadaa inay soo saarto Albunkeedii ugu dabeeyay Warbaahinta Codka Muqdisho ayaa waxa ay idiin soo bandhigi doontaa Heesaha ku jira Al Bumkaasi.

Read More »

Fanaanada Xaawokiin oo soo saartay Hees ayka daba dhaceen Soomaalida .

0 Visits: 673 | Friday September 09, 2011 - 17:31:53
Fanaanada da'ada yar ayaa waxa ay dhawaan soo saratay hees ay inta badan dadweynaha soomaalida si aad ah u so odhaweeyeen taa oo aad arki karto marka aad wax ka cunayso meheradaha ay lee yihiin soomaalida dhagahaadu ku soo dhacayso.

Read More »

Fanaanada codka macaan farxiya Fiska oo soo saartay Heestii ugu danbeyasy..

0 Visits: 2469 | Wednesday September 07, 2011 - 21:43:42
Fanaanada Codka Halaasiga ah leh ee waayadan Masraxa Fanka ka muuqatay ayaa iminka waxa ay mar kale soo saartay hees aad u mamacaan ta amarkii ay dhalintu dhageysteen siyaabo kala gadisan u kal amacneeyay.

Read More »

Sagal Axmed Muuse (Sagal Arts) oo soo saartay Heesteedii ugu danbeysay.

0 Visits: 1952 | Monday September 05, 2011 - 21:42:39
Sagal Axmed Muuse (Sagal Arts)Heestan Cusb Miraha Waxa sameeyay Maxamuud Xuseen Cabaaye, Laxanka waxaa ku laray Cabdi Mutamid halka Muusikada Macaan ay farihiisa ku tumayo fanaan Fanaan dhalay Bashiir Hanuuniye. Kala Soco Warbaahinta Codka Muqdisho.com.

Read More »

Falis Cabdi Fanaanada da'ada yar oo dhalinta Jiilkaan ay wheshadaan Codkeeda..

0 Visits: 1093 | Sunday September 04, 2011 - 05:17:38
Falis Cabdi ayaa noqotay Fanaanad dhawanahan dhamaan indhaha dadka soomaaliyeed soo jiidatay ka dib marki ay dardar la soo baxday taa oo ay ku soo bandhigtay heeso inta badan aduunka lagwada dhagaystay iyada oo aan idiin soo xulnay mid ay jeclaysteen qaar ka tirsan akhrista yaasha boga ee dhagaysi iyo…

Read More »

Fanaanada Nimco Dareen oo soo saartay heesihii ugu danbeeyay..

0 Visits: 1384 | Saturday September 03, 2011 - 14:19:11
Fanaanada Nimco dareen oo aan maanta dadweynaha sida gaarka ah ugu xiran boga aan usu gudbinayno muuqaalkeedii ugu danbeeyay iyo codkeedii..

Read More »

Fanaanada Caanka ah ee Ikraan Maxamed Caraale

0 Visits: 2138 | Friday September 02, 2011 - 17:13:10
Fanaanada caan Baxday ee laga daba dhacay iyo heesteedii ugu danbeysay ee uu la qaadayay fanaanka weyn ee Cabdi Hollan iyada oo heestani tahay mid si weyn ay u jecleysteen dadkii daawaday inkasta oo ay ahayd heestu mid ahoray u wada qaadeen ayada oo maqal ah, bale aad loo jeclaystay muuqaalka haatan…

Read More »

Fanaanada Hodan Abdirahmaan Dheere

0 Visits: 590 | Thursday September 01, 2011 - 21:43:18
Fanaanada Hodan Abdirahmaan oo noqoray waayadaan Fanaada ay ugu dhagaysiga badan yihiin heesaheeda Dhalinta da'ada yar ee Soomaaliyeed.

Read More »

Sawirka Maanta

0 Visits: 438 | Thursday September 01, 2011 - 01:44:29

Read More »