Sports

Milkiilayaasha Kooxda Arsenaal oo qaati bilaahi kala taagan

0 Visits: 758 | Saturday September 29, 2012 - 13:20:25
Mid kamid ah Maalqabeenada sheerka ku leh kooxda Arsenal ayaa sheegay in si deg deg ah loo joojiyo laacibiinta la iibinayo marka ay caanka noqdaan .

Read More »

Messi oo xalay dhulka ku jiiday saaxiibkiisa Cristiano Ronaldo .

0 Visits: 1126 | Saturday September 29, 2012 - 13:16:05
Laacibka u safta Kooxda Barcelona ee Lionel Messi ayaa xalay ku guuleystay Laacibka aduunka oo ay bixiso Joornaalka Award "Onze Mondial" kaasi oo ka soo baxa dalka French.

Read More »

Roberto Mancini: “Aguero wuxuu badbaadiyey shaqadeyda”

0 Visits: 914 | Saturday September 01, 2012 - 15:45:53
Tababaraha Manchester City Roberto Mancini ayaa qirtay in Sergio Aguero uu badbaadiyey shaqadiisa ka dib markii uu dhaliyey gool waqtigii dhimashada kulankii ugu dambeyey xiili ciyaareedkii hore markii ay 3-2 ku garaaceen kooxda QPR.

Read More »

Falcao oo cashar u dhigay Chelsea, xilli Atletico Madrid ay 4-1 uga qaaday Super Cup Europe.

0 Visits: 833 | Saturday September 01, 2012 - 15:39:16
Kooxaha soo kala qaaday koobabka Yurub Chelsea oo soo qaaday Uefa Champions League iyo Atletico Madrid oo soo qaaday Europe League ayaa isku arkay Stade Louis II ee magaalada Monaco. Radamel Falcao ayaana ahaa geesiga kooxda reer Spain isagoona is baray kooxda ka socotay England.

Read More »

Cavani oo mustaqbalkiisa u hibeeyey Napoli, isagoona saxiixay heshiis uu kula joogayo ilaa 2017da.

0 Visits: 757 | Saturday September 01, 2012 - 15:32:31
Weeraryahanka Napoli Edinson Cavani ayaa soo afjaray warar la isla dhex marayay oo ku saabsanaa mustaqbalkiisa waxana uu heshiis cusub la saxiixday kooxda Napoli.

Read More »

AC Milan oo ka hari weysan Kaka, xilli ay wadahadaliisu marayaa marxadihii u dambeeyey.

0 Visits: 897 | Tuesday August 28, 2012 - 12:54:48
Waa warqad furan in laga yaabo inuu mar kale kusoo laabto San Siro, waxaana rajo ka muujiyey madaxweyne ku xigeenka kooxda AC Milan.

Read More »

Victor Moses: “Waxaan u imid Chelsea inaan kula guuleysto koobab”

0 Visits: 853 | Tuesday August 28, 2012 - 09:42:27
Ciyaaryahanka ay dhowaan lasoo saxiixatay kooxda Chelsea Victor Moses ayaa daaha ka qaaday inuu ugu soo dhaqaaqay Stamford Bridge si uu koobab ugula guuleysto wuxuuna sheegay inay dhiiri gelisay inuu u ciyaaro kooxda heysata koobka kooxaha Yurub.

Read More »

Sebastian Giovinco oo dhaawac soo gaaray darti 15 maalood garoomada u seegi doona.

0 Visits: 873 | Tuesday August 28, 2012 - 09:39:53
Sebastian Giovinco ayaa wuxuu dhaawac u seegi doona kulanka ay kooxdiisa Juventus la ciyaareyso Udinese iyo labada kulan ee xulkiisa Talyaanigu ciyaarayaan isreereebka koobka aduunka.

Read More »

Ciyaartoyda iyo sida ay uga hadleen ka tegidii Modric ee Primier League.

0 Visits: 931 | Tuesday August 28, 2012 - 09:33:15
Waqti dheer oo lala xiriirinaayey ka dib Modric ayaa maanta dhameystiray heshiiska uu ugu biirayo Real Madrod. Ciyaaryahanka kooxda Tottenham Rafael van der Vaart ayaa guul u rajeeyey isagoona fariin ugu diray boggiisa Twitter,halka Alejandro Bedoya uu sidoo kale isna guul u rajeeyey ciyaryahanka reer…

Read More »

Coentrao wuxuu iigu yeeray “a son of a w****e”, sisaasi waxaa yiri garsoorihii xalay ee ciyaartii Real Madrid iyo Getafe.

0 Visits: 861 | Monday August 27, 2012 - 18:34:33
Garsoore Miguel Angel Perez Lasa ayaa sharaxaad ka bixiyey go'aankiisa uu Fabio Coentrao ugu abaal mariyey casaanka kulankii ay Real Madrid guul darro 2-1 ah kasoo gaartay Getafe xalaytoole.

Read More »

Poyol oo laga yaabo inuusan ciyaarin lugta labaad ee Spanish Super Cup.

0 Visits: 1215 | Monday August 27, 2012 - 18:27:09
Carles Puyol ayaa qarka u saaran inuu seego kulanka Lugta labaad ee Spanish Super Cup kaasoo ka dhacaaya gegeda ay ku ciyaarto Real Madrid, waxaana lagu macneeyey ka dib markii waaya aragaan uu dhaawac kasoo gaaray Daanka.

Read More »

Real Madrid diyaar aye u tahay tartamada adag.

0 Visits: 811 | Tuesday August 14, 2012 - 00:47:04
Tababare ku xigeenka kooxda Real Madrid aayaa qiray in ay raadin doonaan sida ugu dhaqsiyaha badan sida ay real Madrid usoo bandhigi laheed qaab ciyaareed fiican xili ciyaaredka soo socdan waa mid ka adag kii hore..

Read More »

Orodyahanka Mo Faarax oo ku Guuleystay Billada Dahabka ee Orodada10-ka kun Ee Mitir.

0 Visits: 891 | Sunday August 05, 2012 - 16:35:25
Ciyaaryahanka can ah ee xaga Orodka Mo faarax oo dhalasho ahaan ka soo jeeda wadanka SOomaaliya hayeeshee u orda wadanka Ingiriiska ayaa mucjiso ka dhigay ciyaaraha olonbikada aduunka.

Read More »

Cayaaryahanada Soomaaliya Zam Zam iyo Mohamed

0 Visits: 1193 | Monday July 30, 2012 - 21:13:04
Waxaa wali kascda gudaha dalkan Uk caasimadiisa London Soo dhaweynta wali is daba jooga ah ee loo sameynayo Zam zam Mohamed Farah Iyo Mohamed kuwaa oo mudo 21 sano ah ka dib Calanka Jamhuuriyada Soomaaliya ka dex qaaday in ka badan 200 oo dal aduunka ka tirsan.

Read More »

WENGER OO SHEEGAY IN VAN PERSIE UU YAHAY CIYAARYAHANKOODA AYNA JIRIN KOOX DALAB RASMI AH U KEENTAY

0 Visits: 701 | Saturday July 28, 2012 - 18:10:36
Tababaraha kooxda Arsenal Arsene wenger ayaa qorshaynayo inuu ku sii hayo laacibka Van Persie Kooxdiisa in kastoo uu diiday laacibkaan inuu kordhiyo qandaraaskiisa.

Read More »

Daawo Xafladii Abaarmarinta Lagu Gudoonsiiyay Lionel Messi.

0 Visits: 2075 | Tuesday January 10, 2012 - 14:50:08
Waxaa Inoo Suurta Gashay in aan Idiin Soo Gudbino Xafladii Abaarmarinta Caalamiga ah lagu Gudoonsiiyay Xidiga reer Ajantiin ee Lionel Messi.

Read More »

Paul Scholes oo sheegay In uu Dib u Soo Laaban Doono Hadii Maclain Fargie….

0 Visits: 1396 | Monday January 09, 2012 - 18:57:48
Paul Scholes ayaa ku faraxsanaan lahaa inuu ku soo laabto kubada cagta oo uu u ciyaaro Manchester United hadii tababare Sir Alex Ferguson uu ka codsado madaama kooxda ay hareeyeen dhaawacyo badan, sidaasi waxaa laga soo xigtay jariirada The Sun.

Read More »

Rafa Benitez Iyo David Beckham Oo Ku Sii Jeeda Kooxda Faransiiska Ee Paris St Germain.

0 Visits: 1401 | Monday December 05, 2011 - 19:14:32
Tababarihii hore ee kooxda Liverpool Rafa Benitez ayaa lala xiriiriyay inuu kooxda Paris St Germain ka bedelayo tababare Antoine Kombouare.

Read More »

Kabtanki hore ee xulka kubada cakta dalka Brazil Socrates oo geeriyooday

0 Visits: 1851 | Sunday December 04, 2011 - 22:52:27
Mid ka mid ah ciyaaryahanadi ugu qaalisanaa uguna magaca dheeraa ee soo mara dalka Brazil iyo caalamka Dr Socrates ayaa maanta ku geeriyooday dalka Brazil isaga oo da,diisu tahay 57.

Read More »