Wararka

Ex Madaxweynihii Hirshabeelle Cali Cosoble Oo Utartamaya Maanta Xildhibaan Aqalka Hoose Ee Baarlamanka Soomaaliya .

0 Sunday January 28, 2018 - 09:42:10
Waxaa maanta lagu wadaa magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabelle in lagu doorto Xildhibaan kamid noqonaya Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Read More »

Nin Dhalinyaro ah oo lagu dilay Baladweyne iyo Ninkii dilay oo la qabtay.

0 Sunday January 28, 2018 - 09:36:25
Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in xalay Xaafada Buundoweyn ee magaaladaasi lagu dilay wiil dhalinyaro ah oo lagu magacaabayay Xasan Cabdulle Maxamed.

Read More »

Madaxweyne Farmaajo & Wafdigiisa loogu soo dhoweeyey Nairobi.

0 Monday November 27, 2017 - 20:23:07
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka qeybgalaya caleema-saarka Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa gaaray Magaalada Nairobi.

Read More »

Siteey Max'ed Aadan oo caawa lagu dilay duleedka Muqdisho & faahfaahino ka soo baxaya.

0 Monday November 27, 2017 - 19:20:24
Kooxo Bastoolado ku hubeysan ayaa caawa degaanka Garasbaaleey ee duleedka Magaalada Muqdisho waxay ku ku toogteen Haweeney la oran jiray Siteey Max'ed Aadan.

Read More »

Wasiir ka tirsan Xukuumada Somalia loo diiday Shirka Galmudug & Ahlu Sunna?

0 Monday November 27, 2017 - 12:17:28
Waxaa Magaalada Jabuuti ee dalka Jamhuuriyada Jabuuti ka furmay maanta shir dib u heshiisiin ah oo halkaas loogu qabanayo dowlad goboleedka Galmudug iyo Maamulka Ahlu sunna Waljameeca ee gobolada dhexe.

Read More »

Ku-xigeenka Raisul Wasaaraha Somalia oo hoygiisa ku booqday Siyaasiga Cumar Carte Qaalib.

0 Monday November 27, 2017 - 10:14:15
Ra'iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta waxaa uu booqasho ku tagay Safaaradda Soomaaliya ay ku leedahay magaalada Riyaad ee Boqortooyada Sucuudiga, isagoo dhinaca kale gurigiisa ku booqday Cumar Carte Qaalib oo horey u…

Read More »

Duqa Muqdisho oo si adag uga hadlay Weerarkii Naasa Hablood kuna baaqay isla xisaabtan.

0 Sunday October 29, 2017 - 08:02:16
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada MuqdishoTaabid Cabdi Maxamed oo tagay Hotelka Naasa Hablood 2 ayaa si adag uga hadlay weerarkii hotelkaasi lagu qaaday.

Read More »

War Deg Deg ah : Weerarkii Hotel Naasa Hablood 2 oo lasoo afjaray iyo Meydad la helay.

0 Sunday October 29, 2017 - 07:51:19
Ciidamada Nabad sugida gaar ahaan kuwa sida gaarka ah u tababaran ee Gaashaan ayaa saakay aroor hore soo afjaray weerarkii rag hubeesan shalay galinkii dambe ku galeen Hotelka Naasa Hablood 2 ee magaalada Muqdisho.

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo war ka soo saaray weerarkii lagu qaaday hotelka Naasa hablood-2.

0 Saturday October 28, 2017 - 19:05:48
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeynaaya muwaadiniintii ku geeriyooday weerarkii lala beegsaday Hoteel Naaso hablood-2 ee magaalada Muqdisho.

Read More »

Meydka Wasiir ka tirsan Maamulka K/Galbeed oo laga soo saaray hotelka Naasa Hablood-2.

0 Saturday October 28, 2017 - 18:40:46
Waxaa weli iska soo daba dhacaya wararka la xiriira weerarkii lagu qaaday hotelka Naasa hablood-2, waxaana goor dhow la xaqiiiyey in masuuliyiinta lagu dilay gudaha hotelka uu jiro Wasiirkii Arrimaha Gudaha Maamulka Koofur Galbeed Madoobe Nuunow Maxamed.

Read More »

Masuuliyiintii Galmudug ee ka soo horjeeday madaxweyne Xaaf oo Muqdisho soo gaaray (Da.

0 Saturday October 28, 2017 - 18:20:38
Waxaa galabta magaalada Mu qdisho soo gaaray Madaxweyne ku-xigeenka iyo Gudoomiyaha Baarlamanka Galmudug Maxamed Xaashi Carabey iyo Cali Gacal Casir.

Read More »

Tirada dhimashada qaraxii Naasa hablood-2 oo korortay & Masuuliyiin la soo badbaadiyey.

0 Saturday October 28, 2017 - 18:04:49
Waxaa sii kordhaya khasaaraha nafeed ee ka dhashay qaraxii lagu weeraray ka dhacay Hotelka hablood-2 ee magaalada Muqdisho oo caawa ay ka dhex degaalamayaan dabley qaraxa ka dib gudaha u gashay.

Read More »

(Sawirro cusub) Dabley ka dhex dagaalameysa hotelka Naasa Hablood-2 iyo Wararkii ugu dambeeyey.

0 Saturday October 28, 2017 - 18:00:11
Rasaas la isweydaarsanayo iyo qaraxyo loo adeegsanayo bambooyinka gacanta laga tuuro ayaa laga maqlayaa gudaha iyo agagaarka hotelka kuwaasoo ay soo tuurayaan dableyda ka tirsan Al-shabaab oo tiradooda rasmiga ah aan la ogeyn balse lagu qiyaasayo 3-4 nin iney yihiin.

Read More »

Wasiir hore oo ka mid noqday dadka ku dhintay weerarka lagu qaaday hotelka Naasa hablood-2.

0 Saturday October 28, 2017 - 17:50:51
Waxaa soo baxaya faahfaahino ku saabsan khasaaraha ka dhashay weerarkii galabta qorax dhacii lagu qaaday hotelka Naasa hablood-2 ee magaalada Muqdisho, iyadoo dabley ka tirsan Al-shabaab ay gudaha ugu jiraan illaa caawa kana dhex dagaalamayaan.

Read More »

Taliye ka tirsan kuwa Booliska degmooyinka G/Banaadir oo ku dhintay weerarkii Naasa hablood.

0 Saturday October 28, 2017 - 17:47:52
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in sarkaal ka tirsan ciidanka Booliska gobolka Banaadir uu ka mid noqday dadkii ku naf waayey qaraxyadii galabta lagu weeraray hotelka Naasa hablood-2 ee magaalada Muqdisho.

Read More »

Daawo Sawirada "Qarax labaad oo dhacay & rag hubeysan oo gudaha u galay hotelka Naasa hablood-2.

0 Saturday October 28, 2017 - 17:35:41
Qarax labaad ayaa goor dhow ka dhacay agagaarka kaalin shidaal oo ku yaalla taalada daljirka dahsoon ee magaalada Muqdisho.

Read More »

Maxaa kasoo baxay Kulankii Golaha Wasiirada maanta ku yeesheen Muqdisho

0 Thursday October 26, 2017 - 13:16:25
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayey Ku-Simaha Ra'iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Mahdi Mohamed Guled (Khadar). Arrimaha diirada lagu saaray shirkan waxaa ka mid ahaa Masiibadii Qaran ee 14kii Oktoober 2017, Geeridii…

Read More »

Wararkii ugu dambeeyey shirka madaxda dowlad goboleedyada oo maalintii labaad galay

0 Monday October 09, 2017 - 13:59:44
Magaalada Kismaayo ee Xarunta Maamulka Jubbaland waxaa maalintii labaad ka socda shirka Madaxda maamul gobaleedyada oo xalay halkaas ka furmay.

Read More »

C/llaahi Sheekh Cumar oo lagu dhaawacay weerar maanta lagula beegsaday Muqdisho

0 Monday October 09, 2017 - 12:02:36
Qeybo ka mid ah degmada Dharkeynley ee Gobolka Banaadir ayaa waxaa lagu weeraray Agaasimaha Waaxda Shaqada iyo Shaqaalaha Wasaarada Gaadiidka ee xukuumada Somalia C/llaahi Sheekh Cumar.

Read More »

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo ka hadlay khilaaf la sheegay inuu kala dhexeeyo C/wali Gaas

0 Monday October 09, 2017 - 11:05:37
Madaxweyne Ku-xigeenka Maamulka Puntland Eng C/llaahi Cumar Camey ayaa beeniyey in wax khilaaf ah ka dhex jiro madaxda Puntland gaar ahaan isaga iyo madaxweyne Gaas.

Read More »