Sports

Maxaa Kala Socotaa Kulanka Derbiga Reer Milano Ee AC Milan Iyo Inter

0 Visits: 23500 | Sunday October 07, 2012 - 15:57:54
Waa kulankii ugu horeeyay ee Derby della Madonnina ee xilli ciyaareedkan waxaa ku hardami doono kooxaha reer milano oo aalaba uu kulankan u yahay mid , muhiimad ka duwan tahay kuwii hore uu labada dhinac u leeyahay ayaa markaan ka dhigeysa waxa laga filan karo kulankaan mid aad u sareysa.

Read More »

Arsenal Oo Sedexleey Kaga Farxalatay Kooxda West ham

0 Visits: 866 | Sunday October 07, 2012 - 15:50:31
Oliver Giroud , Theo Walcott , Santi Cazorla goolal ay dhaliyeen ayaa u saamaxday in kooxda Arsenal ay sedexda dhibcood la hooyato , garoonka ay ku ciyaarto kooxda West ham ee lagu magacaabo Boleyn Ground .

Read More »

Tababare Antonio Conte Oo Ganaaxii Saarnaa Laga Dhimay Isaga Oo Dhamaadka Sanadkan Kursiga Keydka Lagu Arkidoono

0 Visits: 798 | Saturday October 06, 2012 - 16:37:51
Tababaraha walaaca badan uu hareeyay ee kooxda Juventus Antonio Conte ayaa ku soo laaban doona kursiga keydka kooxda 9ka bisha December ka gadaal markii la dhimay ganaaxiisii 10ka bilood ahaa ee la saaray .

Read More »

Daniel Agger Oo Heshiis Cusub U Saxiixay Kooxdiisa Liverpool

0 Visits: 814 | Saturday October 06, 2012 - 16:33:28
Daafaca kooxda liverpool Daniel Agger ayaa meesha ka saaray wararkii waayadan suuqa wareegayay kaaso ku aadana mustaqbalkiisa, isagoo qalinka ku duugay heshiis cusub oo waqti dheer oo uu Anfield ku sii sal dhiganayo .

Read More »

Xidigii Hore Xulka Germany Michael Ballack Oo Ciyaaraha Ka Fariistay

0 Visits: 2412 | Friday October 05, 2012 - 13:59:15
Kabtankii hore xulka dalka Germany Michael Ballack ayaa ku dhawaaqay inuu ka fariistay ciyaarta kubadda cagta kadib sanado badan uu soo laagay kubada uuna kusoo yeeshay magac iyo maamuus haatanse uu jeclaaday inuu faarujiyo garoomada .

Read More »

Kooxaha Real Madrid, Arsenal , Porto Oo Wada Badiyay iyo Man City Oo Lagu Dhagay ,Halka PSG La Tumay

0 Visits: 804 | Thursday October 04, 2012 - 11:45:26
Guruubka D oo ah guruubka Dhimashada ayaa waxaa ciyaaray kooxaha ajax iyo Real madrid waxaana ku jiraan afar Naadi oo haysta horyaalada wadamadooda aya waxaa ay Real Madrid silic u dishay kooxda Ajax ka gadaal markii ay 4-1 gurigeeda ugaga badisey waxaana saddex ka mid ah goolashaa dhaliyey xidigooda…

Read More »

Kooxda Milan Oo Guul Ciriiri Ah Ka Heshay Zenit St Petersburg Kulan Ka Tirsanaa Champions League

0 Visits: 740 | Thursday October 04, 2012 - 11:43:06
Kooxda Milan ayaa waxay 3 iyo 2 uga badiyeen kooxda ReerRussia Zenit Petersburg waxayna aheyd kulan ka tirsanaa Champions League groupyadiisa .

Read More »

Maxaad Kala Socota Kulanka Xiisaha Leh Ee Ajax Iyo Real Madrid

0 Visits: 863 | Wednesday October 03, 2012 - 20:31:49
Labadan Koox waxay kuwada jiraan Group D, kooxda Jose Mourinho ee Real Madrid ayaa mar kale wajahi doona kooxda ugu weyn dalka Holland ee Ajax waxayna ka dhici doonta ciyaarta qalcada ay ku ciyaarto Ajax Amsterdam Arena.

Read More »

Tababare Ferguson Oo Ka Jawaab Bixiyay Hadalkii Aguero,Yirina Ciyartoyda Ajaanibta Ayaa Is Tuur tuura Si Loogu Dhigo Rigooro

0 Visits: 731 | Wednesday October 03, 2012 - 20:24:10
Sir Alex Ferguson ayaa jawaab ka bixiyaya hadalkii Sergio Aguero isagoo sheegay ciyaartoyda ajnabiga ee ka dheela horyaalka Premier League inay inta badan ay isku tuur tuuraan dhulka si loogu dhigo rigooroyin .

Read More »

Alex Ferguson Oo Isha Ku Haya Wiilka Uu Dhalay Paul Ince Oo U Ciyaara Kooxda Blackpool

0 Visits: 724 | Wednesday October 03, 2012 - 20:20:32
Kooxda Manchester United oo u dhaqaaqday iibka xidiga khadka dhexe weerarka ka ciyaara ee kooxda Blackpool Tom Ince . iyagoo doonaya inay bisha Janaayo keeneen xidigaan garoonka Old Trafford.

Read More »

Messi Oo Beri Ka Hortegaya Laacibka Tusaalaha U Ah Ee Pablo Aimar

0 Visits: 22591 | Tuesday October 02, 2012 - 08:48:57
Waxaa la filayaa inuu ka qey b galo xidigga qadka dhexe ee reer Argantin Pablo Aimar oo 32-jir ah, kulan kooxdiisa Benfica la yeela doonto dhigeeda Barcelona maalinta talaadada kulan ka tirsan tartanka Championkan, kaas oo ka tirsan guruubka todobaad.

Read More »

Tababare Alex Ferguson Oo Maciin Biday Daafacii Hore Ee United Mikael Silvestre

0 Visits: 764 | Tuesday October 02, 2012 - 08:46:06
Mikael Silvestre ayaa dib ugu soo laabtay kooxdiisii hore ee Man United isagoo la bilaabay in uu tababarka la qaato kooxda kadib markii uu afar sano kahor uu ka tagay.

Read More »

Inter Milan Oo Ugu Danbeyn Guushii Ugu Horeysay Ku Gaartay Gurigooda

0 Visits: 763 | Monday October 01, 2012 - 12:39:40
Kooxda Inter Milan ayaa Ugu Danbeyn heshay guushoodo ugu horeysay oo ay ku gaaraan garoonka San siro waxaana ay mahad gaar ah uga celinayaan laba goo loo ay u dhaliyeen Diego Milito iyo Antonio Cassano.

Read More »

Real Oo Ku Gool Dhalis Baratay Deportivo La Coruna.

0 Visits: 755 | Monday October 01, 2012 - 12:37:18
Kooxda Real madrid ayaa ku barbaratay dhigeeda Deportivo La Coruna, waxayna uga adkaatay goolal dhan shan iyo hal, sidex kamida waxaa dhaliyay Ronaldo halka labada kale ay kala qeybsadeen Dimaria iyo Pepe.

Read More »

Barcelona Oo Sedaxdii Dhibcood Ka Xaday Sevilla.

0 Visits: 840 | Sunday September 30, 2012 - 15:09:43
Kooxda Barcelona ayaa guul ciriiriya ka gaartay kooxda Sevilla kulan ka tirsan La Liga Spain lugtiisa lixaad, waxaana Barce guul lama finaala siiyay Fabregas iyo Villa.

Read More »

Juventus Oo Afarey Ku Cayaartay Roma iyo Milan Oo Weli Tiiceysa.

0 Visits: 668 | Sunday September 30, 2012 - 15:05:14
Kooxda kubada cagta Juventus ayaa weli wada bandhigeedi guulaha, waxeyna kulankii ay Roma la ciyaartay uga badisay afar gool iyo gool, lugta lixaad ee horyaalka Serie A.

Read More »

Aqri Magacaabista Raäiisal Wasaaraha.

0 Visits: 782 | Sunday September 30, 2012 - 04:27:38
wararakii ugu danbeeyay ee magacaabista ra iisal wasaaraha soomaaliya oo in muda ah la sugaayay iyadoo madaxweynuhu Magacaabi doono maalinta uu asteeya ee 2ada Bisha Oktober Sanadkan 2012.

Read More »

Tottenham Oo Soo Afjartay Badis La’aantii Old Traford 23-sano Kadib.

0 Visits: 729 | Sunday September 30, 2012 - 00:21:47
Kooxda Tottenham ayaa iska dulqaaday heeryadii saarneed wax kadab 20-sano, eyadoo ugu dambeyn guul taariikhi ah ka qaadatay garoonka riyada ee Old Traford.

Read More »

Liverpool Oo Guushi Ugu Horeysay Heshay iyo Man City Oo Fulham Dishay.

0 Visits: 730 | Sunday September 30, 2012 - 00:17:38
Kooxda Liverpool ayaa ku durdurisay kooxda Narwich City, waxayna uga badisay goolal dhan 5-2, waxaana goolasha u kala dhayitat weeraryahankooxda Suarez oo sedaxley dhaliyay iyo Nuri Sahin iyo Gerrad oo min goola kala saxiisay.

Read More »

(Daawo) Patric Evra iyo Suares oo hishiis buuxa gaaray.

0 Visits: 873 | Saturday September 29, 2012 - 13:26:41
Kadib inmudaa marka ay kala aamusnaayeen laacibiinta kala ah Patrice Evra oo u safta Manchester United iyo winger Luis Suarez laacibka kooxda Liverpool .

Read More »