Wararka

Mid kamid ah Dowlada Caalamka oo la sheegay in ay Basaasto Xogta Midowga Afrika.

0 Tuesday January 30, 2018 - 08:19:58
Dowlada Shiinaha oo kamid ah Dowladaha Caalamka ugu awooda badan ayaa lagu eedeeyay in ay basaasto xarunta Midowga Afrika ee kuyaala magaalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya.

Read More »

Guddoomiye Yariisow oo booqday Xarumaha Maamulka gobolka Banaadir.

0 Monday January 29, 2018 - 13:11:27
Gudoomiyaha Cusub ee Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Ing. C/raxmaan Yariisow iyo ku xigeenadiisa ayaa maanta booqday xarunta Maamulka gobolka Banaadir oo ku taalla degmada Xamar-weyne.

Read More »

Uhuru Kenyatta oo ka horyimid Qorshe Ciidamada AMISOM sanadkan uga baxayaan Somalia.

0 Monday January 29, 2018 - 13:08:49
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa hor yimid qorshe la doonayo in sanadkan dhamaadkiisa Soomaaliya looga saaro Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ee ka howlgala gudaha Soomaaliya.

Read More »

Madaxwenaha maamulka Somaliland oo magacaabay 11-xil oo cusub .

0 Monday January 29, 2018 - 12:04:24
Digreeto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi ayaa lagu magacaabay qaar badan oo kamid ah Gudoomiyaasha gobolada Somaliland iyo Afhayeenka Madaxweynaha.

Read More »

Qorshihii Horumarinta Qaranka oo qarka u saaran in uu Bur buro iyo sababta ka dambeysa.

0 Monday January 29, 2018 - 11:27:05
Mudda dheer uu dalka ka shaqeeynayay barnaamijka New deal, dowladdi uu Madaxweynaha u ahaa Xassan Shiikh Maxamuud ayaa ku guuleeysatay sameynta Qorshaha Horumrunta Qaranka oo ay ugu danbeeysay 1986.

Read More »

Madaxweyne Trump oo ka xumaaday in Hillary Clinton Akhriso Buuga Fire and Furry.

0 Monday January 29, 2018 - 10:21:57
Madaxweynaha dalka Mareykanka Donlad Trump ayaa la sheegay in uu ka xumaaday in Hillary Clinton uu kaga guuleestay doorashadii dhacday ay akhriso buuga Fire and Furry ee isaga laga qorey .

Read More »

Qaar kamid ah Gudoomiyaasha Degmooyinka G/Banaadir oo xaalka ku xun yahay Olole xoogana bilaabay.

0 Monday January 29, 2018 - 10:17:43
Qaar kamid ah Gudoomiyaasha Degmooyinka gobolka Banaadir ayaa ka walaacsan isbadal la filayo in lagu sameeyo Gudoomiyaasha degmooyinka, waxaana la saadaalinayaa in qaar badan oo kamid ah Gudoomiyaasha hada shaqeeya shaqada laga eryi doono.

Read More »

Weerar toos ah oo saakay lagu qaaday Jaamacada Marshal Fahim .

0 Monday January 29, 2018 - 09:13:07
Dagaalyahano hubeesan ayaa saakay weerar isugu jira ismiidaamin iyo mid toos ah ku qaaday Jaamacada Gaashaandhiga Qaran ee Marshal Fahim, halkaas oo lagu tababarayay ciidamo katirsan Milatariga Afganistan.

Read More »

Dowlada Somalia & Midowga Yurub oo kulan labo geesood ah ku yeeshay Addis ababa.

0 Sunday January 28, 2018 - 18:55:14
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku guda jira kulamada gaar gaarka ah ee uu la qaadanayo Madaxda Afrika iyo wakiilada Ururada Caalamiga ah ee ka qeyb galaya Shirka Madaxda dalalka Midowga Afrika, ayaa la kulmay Wafdi ka socday Midowga Yurub.

Read More »

C/raxmaan C/shakuur "Hey'addii Nabadsugida waxay noqotay mid lagu fushado dano siyaasadeed".

0 Sunday January 28, 2018 - 18:00:10
Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa ku tilmaamay xariggii koobnaa ee shalay loo geystay labo ka mid ah Mas'uuliyiinta Xisbiga inay aheyd mid afduub ah.

Read More »

Mooshin ka dhan ah Wasiirada Jubbaland oo loo gudbiyey Baarlamanka Maamulkaas.

0 Sunday January 28, 2018 - 16:45:45
Xildhibaanada Baarlamanka dowlad goboleedka Jubbaland ayaa u gudbiyey gudoonka mowshin ka dhan ah golaha wasiirada Maamulkaas.

Read More »

Raisul Wasaare Khayre oo dib ugu soo laabtay dalka, kana warbixiyey Shirkii Davos.

0 Sunday January 28, 2018 - 16:33:30
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii uu magaalada Davos ee dalka Switzerland uga qayb galay kulanka Fagaaraha Dhaqaalaha Aduunka ee (WEF2018).

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo Khudbad ka jeediyey Shir-Madaxeedka Midowga Afrika.

0 Sunday January 28, 2018 - 16:30:44
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa khudbad dhinacyo badan taabaneysa ka jeediyey Shir-Madaxeedkii 30-aad ee Midowga Afrika, oo maanta ka furmay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya.

Read More »

Shariif Xasan oo dhagax dhigay Mashruuc laami laga dhisayo Magaalada Baydhabo.

0 Sunday January 28, 2018 - 15:22:24
Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa dhagax dhigay Waddo dhererkeedu gaarayo 3-Km oo ka bilaabaneysa garoonka dayuuradaha Baydhabo, sidoo kalena ku eg Madaxtooyada Magaaladaasi.

Read More »

Nuur Iidow Beyle oo ku guuleystay Kursiga Xildhibaannimo ee Beesha Cali Madaxweyne.

0 Sunday January 28, 2018 - 15:15:21
Nuur Iidow Beyle ayaa ku guuleystay doorashada kursiga Xildhibaano Golaha Shacabka ee Beesha Cali Madaxweyne, kaddib markii wareegii labaad uu helay 27 cod, halka C/llaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe uu helay 24.

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo Adis Ababa kula kulmay António Guterres.

0 Sunday January 28, 2018 - 14:12:09
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa magaalada Adis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya kula kulmay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay António Guterres.

Read More »

Sanadkii koowaad ee kacaanka 8 February ee doorashadii Madaxweyne Farmaajo.

0 Sunday January 28, 2018 - 12:23:08
Dowladda uu hoggaamiyo madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo waxey 11 cisho kadib u dabaal daggi doontaa jiritaankeedda muddo sanad ah, boorar ka turjumaaya 8 febraayo oo ay wehliyaan sawirka madaxweynaha iyo ereyo amaan ah ayaa lagu tixay jidadka Muqdisho.

Read More »

Amb. Olgan Bekar Oo Lakulmay Duqa MUqdisho Eng. Yariisow.

0 Sunday January 28, 2018 - 11:30:35
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisow) oo la kulmay Safiirka Turkiga u jooga Soomaaliya Amb. Olgan Bekar, ayaa kala hadlay arrimo dhowr ah oo ku saabsan xaaladda dalka gaar ahaana gobolka Banaadir.

Read More »

Dumarka Caasimada Colombo Ee Dalka Sri Lanka Xayeysiis Kacareysiiyay dib looga fujiyay Wadooyinka Caasimada.

0 Sunday January 28, 2018 - 11:00:57
Dumar badan oo u dhashay dalka Srilanka ayaa ka carooday xayeesiin la sheegay in dumarka loogu gafayay oo lagu dhajiyay boorar waa weyn magaalada Colombo ee caasimada dalka Sri Lanka.

Read More »

Dagaal ka curtay markale Tukaraq.

0 Sunday January 28, 2018 - 10:50:47
Dagaal xoogan oo u dhaxeeya Ciidamada Somaliland iyo Puntland ayaa saakay aroor hore ka qarxay Deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool, waxaana dagaalka la isku adeegsanayaa hubka nucyadiisa kala duwan.

Read More »