Xulka Sawirada

Daawo Video:Anigu sidaan noqday hadduu Arki laha naag muu Guursadeen: Waraysi Jacaylka F Rasta.

0 Visits: 958 | Saturday December 20, 2014 - 03:09:04
Gabartan ayaa ka sheekeyneysa arin aad uculs oo iyada nafsadeeda qabsatay taas oo wali ba marka aad daawato kaa ilemeysiineysa marka loo eego xanuunka iyo dhibaatada halista ah ee xasuusteeda ku aasan misna afka burqaneysa.

Read More »

Daawo:Caweyska Borlänge Iyo Habeenka 2015-ka.

0 Visits: 976 | Friday December 05, 2014 - 21:40:33
Xafladan ayaa lagu wdaa inay ka dhacdo Magaalada Borlänge habeenka Sanadka Cusub ee 2015 iyadoo lagu wado inay ka heesaahaan Fanaaniin aad loo jecelyahay Waxana ka mida fanaanada Codka macaan Idil Barkhad Iyo Ahmed Zaki inkastoo wararka qaar sheegayaan inuuba idlaaday Tikidhadii loo diyaariyay shacabka…

Read More »

Daawo:Gabar Soomaaliyeed Oo Hees Duco Ah Usoo Qaaday Suldaan Qabus-ka Cuman, Halka Soomaaliy.....

0 Visits: 940 | Saturday November 22, 2014 - 03:46:39
Warda oo iyadu ah Gabar ka soo jeeda Qoys ka ah Caan guud ahaan dalka Soomaaliya marka loo eego dhanka Fanka Iyo Suugaanta.

Read More »

Waxaa si dar dar ah Ku bilowday Caawinta Kooxda Qaranka Soomaaliya Ee Somaliabandy.

0 Visits: 647 | Tuesday November 18, 2014 - 20:24:29
Hormuudka Kooxda Cia Embretsen ayaa waxa ay shaaca ka qaaday in haatan ay bilaabatay Caawinta Kooxda Qaranka Soomaaliyeed Ee Somaliabandy iyadoo bogeeda Facebooka ku soo qortay in arinkani yahay mid ubaahan gurmad xoogan oo aan loo kala harin.

Read More »

Daawo Muuqaaladii Ugu danbeeyay Ee Fanaanada Codka Macaan Ee Zahur Ahmed

0 Visits: 2027 | Thursday October 02, 2014 - 19:14:08
Mucjiso Faneed ku soo biirtay Hablaha fanaaniinta ee waayadan danbe fanka ku dhawaqayey Fananintu kala bilane Fanaanada Codka Macaan Zuhuur Ahmed.

Read More »

Daawo Fanaanada Caanka Ee Deeqa Bilan Oo Soosaartay Muuqaal Cajiib ah kii ugu horeeyay.

0 Visits: 4090 | Sunday April 20, 2014 - 17:33:03
Fanaanada Codka macaan Deeqa Bialan oo kamid ah Xidagaha fanaaniinta fara kutiriska ah ee ku dhaqan Dalka Mareykanka ayaa markii ugu horeysay soo saartay Muuqaal cajiib ah kii ugu horeeyay, iyadoo muuqaalkani yahay mid ay ku soo bandhigtay Hees Miro, Laxan Iyo Music-ba heerkii ugu sareeyay ah inkastoo…

Read More »

Daawo Adigaaba Ilmeyn doonee:Dr Maryan Haji Cilmi Oo Ka sheekeyneysa Qaabkii Loodilay 10-kii Wadaad 1975-tii.

0 Visits: 7050 | Thursday February 06, 2014 - 02:00:50
Barnaamijkan Oo ah mid Xasuus murugo badan xambaarsan misna si qoto dheer looga hadlayo taariikh mugdi u ah Umadwynta Soomaaliyeed taas oo laabtooda ku noqotay mhadho kadib markii dowladdii Millatariga aheyd uu hogaanka uhayay Jaale Siyaad ay maalin qura dhagta dhiiga udartay Wadaado Soomaaliyeed oo…

Read More »

Daawo:Wafti kasocdo Magaalada Chisinau Ee dalka Maldova Oo soo booqday Xarunta Ururka Umis.

0 Visits: 3747 | Thursday June 27, 2013 - 01:28:46
Weftigan oo kakoobnaa madaxda magaalada Chisinau oo uu hogaaminayo duqa magaalada Chisinau, Dorin Chirtoaca oo muddo maalmo ah booqasho kujoogay magaalada Borlänge ayaa galabta saacaddu markay ahayd 16.30 soo booqday maamulka iyo xubno katirsan ururka Umis, kadib casuumaad uu ururka Umis ufidiyey…

Read More »

Daawo:Fanaanada Nasteexo Indho.

0 Visits: 1485 | Wednesday June 26, 2013 - 23:38:26

Read More »

Daawo Hees Cusub Uu soo Saaray Fanaanka Abtigiis.

0 Visits: 706 | Tuesday April 09, 2013 - 00:00:56

Read More »

Faadumiina Oo Wacadaro Ka dhigtay Fagaarayaasha.

0 Visits: 1549 | Sunday February 24, 2013 - 02:57:38
Fanaanada dhanka Banaadira Sida aadka ah ugu dheereysa Faadumiina ayaa waxa ay noqotay fanaanad wacdaro ka dhigtay Fagaarayaasha Fanka waxana ay aad ugu dheereysaa faadumiina Caraaha gaar ahaan Dhanka Qoob ka Ciyaarka daawo Heesaheeda kuwa loogu jecel Yahay.

Read More »

Daawo Aroos Qiima Badan Oo loosameeyay Al Fanaan Dalmar yare.

0 Visits: 1655 | Saturday February 09, 2013 - 01:03:35
Fanaaniinta Reer Maraykan oon ukala harin Bandhiga Xaflada Arooska Al-Fanaan Dalmar Yare ayaa codeynta Heeska ugu quruxda badani weli socotaa in kastoo aysan heesuhu kala dhicin hadana waxaad moodaa inaan gartu uqeybsamin, waxase si toos loo qiray In xaga Duubistii ugu qorxooneyd uu Qaatay Studiyaha…

Read More »

Daawo: Fanaanka Ahmed Yare Heestiisii Ugu danbeysay Ee Dhoof.

0 Visits: 2152 | Wednesday November 21, 2012 - 00:54:41

Read More »

Daawo Maamuuskii MeherkaFarxiya Kabayare Iyo Faarax Akhyaar, Farxadii Xidigaha Minneapolis Minnesota.

0 Visits: 3425 | Friday November 16, 2012 - 20:03:13
Xalay ayay ahayd markii Munaasabad ka dhacaday Dalka Mareykanka gaar ahaa Statka Minneapolis Minnesota ay isugu yimaadeen guud ahaan abwaaniinta Iyo Fanaaniinta iyadoo Marqura ay ka soo burqatay fananiinta Soomalaiyeed ee reer Minneapolis Minnesota Amaan intii ay ugu talagaleen Fanaanada Codka Macaan…

Read More »

Meherka Faarax Akhyaar Iyo Fanaanada Farxiya Kabayare Oo 16 Bishan ka dhici doona Muqdisho Iyo Xaflada Oo lagu qabandoono Minneapolis Minnesota.

0 Visits: 8721 | Saturday November 10, 2012 - 16:53:08
Meherka Ustaad Faarax Cabdillaahi Faarax (Faarax Akhyaar )oo kamida Aqoonyahanada Soomaaliyeed ee ku dhaqan cariga dalka Mareykanka & Fanaanada Farxiya Maxamed Cabdille (FArxiya Kabayare )ayaa lagu wadaa inuu 16 bishan ka dhaco Magaalada Caasimada u ah dalweynaha Soomaaliya ee Muqdisho iyadoo xaflada…

Read More »

Fanaaniinta Reer Minneapolis Minnesota.

0 Visits: 1031 | Wednesday October 24, 2012 - 16:49:05

Read More »

Fanaanada Ikraan Caraale

0 Visits: 1591 | Wednesday October 24, 2012 - 16:48:29

Read More »