Sawirka Maanta

Habeenka 29 November Iyo Baashaalka Borlänge.

0 Visits: 879 | Monday November 10, 2014 - 02:43:45
Kulankan Caweyska Habeenka 29 November ee sanadkan ayaa waxa uu ka dhici doonaa Mid kamda Hoolalaka ugu qaalisan Magaalada Borlänge ee dalkan Sweden iyada Oo ay halkaasi Shacab farabadan ay ku madadaalin doonaan Fanaan xul ah kuwaa oo qaakood aad looga jecel yahay Magaalada Borlänge.

Read More »

Daawo Hogaamiyaha Cusub Ee Dalka Sweden.

0 Visits: 1380 | Monday September 15, 2014 - 10:13:18
Stefan Löfven Waa hogaamiyaha cusub ee Dalka Sweden kana soo jeeda Xibiga Socialdemokraterna ee haatan ku guuleystay Hogaaminta 4 sano ee soo socota.

Read More »

Daawo Muuqaal Xiiso badan Oo laga Diyaariyey Musharax Mursal Ciise oo ka tirsan Xisbiga Dooga (Miljöpartiet de gröna) ee Sweden

0 Visits: 836 | Saturday August 23, 2014 - 19:43:50
U codee halgamaa bulsho ahna siyaasi caan ka ah Sweden Mursal Ciise oo ka tirsan xisbiga dooga: Miljöpartiet

Read More »

Daawo Kooxda Taleex Band Oo Noqotay Koox Aad looga jecelyahay Mareykanka.

0 Visits: 4057 | Sunday May 11, 2014 - 15:53:28
Kooxdan Magaceedu yahay Taleex Band ayaa ah Koox dhawaan laga aas aasay Carada Dalka Mareykanka gaar Magaalada ay ku badan yihiin Fanaaniinta Soomaalida Ee Dinneapolis Minnesota USA.

Read More »

Daawo:Wafdigii Ururka UMIS Ee Gaaray Dalka Finland Oo Casho Sharaf Sagootin ah loo sameeyay.

0 Visits: 3268 | Monday January 06, 2014 - 20:00:44
Safarkan booqasho-cilmiyeed oo ahaa mid si heersare ah loo soo agaasimay ayaa waxaa casumaadiisa fidisay Ururka Kanava Xafiiskiisa Dalka Finland iyadoo maamulka Ururka UMIS ay weyn ugu qeybgaleen fursaddaan qaaliga ah.

Read More »

Daawo Maxaad Ka taqaan Taariikhda Al Fanaan Cabdicasiis Cali Ciise( ISKALAAJI).

0 Visits: 5835 | Sunday July 07, 2013 - 03:00:10
Muuqaalka guud waa wiil da'ayar, codku waa mid kusoo jiidanaaya, waxase uu fanaaniin badan ku dhaafay dabeecada wanaagsan , ma ahan nin dhib badan oo bulshadu ka sheegasho badan tahay, mana arkin ruux dhaliilsan luuqdiisa oo ay u dheertahay Laxameyn heesaha uu isagu qado iyo kowo kaleba. Bulshadu…

Read More »

Fanaanada Qarnigan Fartuun Cumar Iyo Al Fanaan Cabdixamiid Oo Soo bandhigay Hees Jaceyl Dhab Ah Xambaarsan.

0 Visits: 2819 | Friday March 08, 2013 - 04:38:55
Fanaanada Fartuun Cumar oo iyadu ah Fanaanad aad u codmacaan misna marka la yiraa dhanka Jilida Heesaha jaceylka ah si aada ugu dheer ayaa xiligan la rumeysan yahay inay hanatay Qalbiyada Kumanaan Kun Oo ka mida shacabka Soomaaliyeed ee ku kala firirsan Aduunka dacaladiisa.

Read More »

Xidigta Fanaaniinta Soomaalida ee Norway Idil Barkhad Daawo Muuqaal Qurux badan.

0 Visits: 3464 | Saturday December 08, 2012 - 15:25:04
Magaalada Oslo ee dalka Norway waxay iska bareejaynaysaa Magaalada ay ku badan yihiin fanaaniinta yar yar ee Soomaalia ee London halkaas oo lagu tilmaamo hadda hoyga fanaaniinta maadama ay ka furan yihiin xarumaha Telefishinada Soomaalida iyo kooxaha Muusikada ku far yareysta iyo weliba hal abuurayaal…

Read More »

Maankeenka kama go’in Muragadii Hotel Shamow Warbixin Kooban.

0 Visits: 572 | Monday December 03, 2012 - 15:16:58
Xili Barqo ah ayey aheyd saacadu xilligaa dadka goobjooga ka ahaa xaflada waxa ay ku sheegeen qayaas ahaan 11:15-daqiiqo ah maalin khamiis ah ayaana masuuliyiinta jaamacada ay kusoo aadiyeen xaflada si ay ugusuuro gasho dhamaan dadka Soomaliyeed ee shaqeeya maalmaha kale si ay kaga soo qeybgalaan.

Read More »

Daawo.Dalnimo Studio Oo Soo bandhigay Muuqaalka Al Fanaan Axmed Cali Cigaal.

0 Visits: 1711 | Wednesday October 24, 2012 - 19:24:40
Waxaa Maalmihii Ugu danbeeyay uu si aad ah ugu mashquulsanaa Madaxa Dalnimo Studio ee Magaalada Minneapolis Minnesota ee dalka Mareykanka Ahmed Ugaaska soo bandhigida Heeso Muuqaalkoodu aad u sareeyo iyadoo waayihii ugu danbeeyay Ahmed Ugaaska uu noqday Kaamiriistaha Iyo Habeeyaha Muuqaalaada ninka…

Read More »

Toos U daawo Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya.

0 Visits: 1106 | Monday September 10, 2012 - 12:52:16
Warbaahinta Codkamuqdisho waxa ay idiin suurta galinaysaa inaad si toos ah uga daawato Doorashada madaxweynaha Soomaaliya.

Read More »

Daawo Heesta Cusub ay maanta soo saartay Fanaanada Nimco Dareen.

0 Visits: 1228 | Thursday September 06, 2012 - 23:22:10
Daawo Hees Cusub ay soo saartay fanaanada Coska Macaan Nimco dareen oo maanta soo saartay Hees Muuqaalkeedu aad u sareyso, iyadoo inata badan dadka qaar ay si aad ah uga heleen.

Read More »

Halkaan Ka Daawo Sawirada Maanta la hadal hayo.

0 Visits: 822 | Wednesday August 29, 2012 - 18:52:03
Warbaahinta Codkamuqdisho.com ayada oo qiimeneysa Qoraalada faraha badan ee ay soo gaarsiinayaan Shacabka Soomaaliyeed ee ku kala dhaqan dunida Daafaheeda waxa ay idiin soo diyaarisay Sawirada maanta loogu hadal heska badan yahay ayada oo walibana ku soo dartay hadaba kuwa markaasi loogu jeclayahay.

Read More »

Daawo Video+Sawirro Tiradii Ugu badneyd + Hees Qiiro Leh Oo Loo Sameyey Zamzam Iyo Maxamed.

0 Visits: 3632 | Monday July 30, 2012 - 20:34:52
Waxaa wali socda qaabilaada loo sameynayo Cayaaryahanada Zam zam Maxamed Faarax iyo Maxamed Xassan Maxamed iyagoo suuqa weyn ee Westfield oo ku yaala agagaarka garoonka Olimbikada dadweyne isugu jira gabdho iyo wiilal ka kala yimid nawaaxiga London iyo goboladda ingiriiska,kuwaasoo ay ka muuqatey farxad…

Read More »

Fanaanada Caan baxday ee Heesaheeda lawada Jecel yahay Farhiya Kaba yare oo soo saartay hees cusub.

0 Visits: 1573 | Thursday June 21, 2012 - 23:46:12
Fanaanada Codka Macaan ee sida aadka ah ee loo wada jecel yahay Farhiya kanba yare ayaa waxa ay soo saartay hees ay mudooyinkii ugu danbeeyay si aad ah ugu mashquusahy taa oo taageerayasheeda si aad ah u wada raali galisay.

Read More »

Fanaanada Farhia Fiska Oo la soo baxaday naqshad Cusub ay ku kasbato Taageerayaal.

0 Visits: 2048 | Wednesday April 25, 2012 - 15:26:39
Fanaanada waayadan laga daba dhacaye ee Farxiay Fiska oo horay loogu yaqiinay marka ay masraxa soo istaagto labisyo soo jiita inta markaa daawanaysa iyada oo caado u eheyd fanaanada ainay ku la bisato dharka ay xirtaan haweenka soomaaliyeed sida diraya iyo garbasaarka oo aan ita badan muujinayn cowradeeda…

Read More »

Daawo Heesta Cusub Ee Jiririco Fanaanada Hodan Cabdiraxmaan Dheere

0 Visits: 2034 | Friday March 30, 2012 - 19:55:02
Fanaanada Codka Macaan ee Inta badan Soomaaliad ay aadka u jecel yihiin hesaha ay ku luuqeyso iyo qaabka ay u jisho heesaha ayaa maant waxa ay soo bandhigtay hees ay iyada Erayada iskaleedahay codkana ay ku lartay dahay aad farsamadeedu u sareyso taas oo markii aad daawato aad si aad ah uga heli doontid.Hodan…

Read More »

Daawo Heesta Cusub Ee Jiririco Fanaanada Hodan Cabdiraxmaan Dheere

0 Visits: 2174 | Sunday March 11, 2012 - 15:59:35
Fanaanada Codka Macaan ee Inta badan Soomaaliad ay aadka u jecel yihiin hesaha ay ku luuqeyso iyo qaabka ay u jisho heesaha ayaa maant waxa ay soo bandhigtay hees ay iyada Erayada iskaleedahay codkana ay ku lartay dahay aad farsamadeedu u sareyso taas oo markii aad daawato aad si aad ah uga heli doontid.

Read More »