Maqaallo

Waxaan kala garan waayey shabaabkii iyo shacabkii sheeko la yaab leh iyo askariyad reer uganda ah–

0 Visits: 2000 | Sunday November 27, 2011 - 14:09:44
Markasta ma-dareemo farxad sababta oo ah, aniga iyo carruurteydu waan kala fogaaney waxayna carruurtu u baahan yihiin xananadii waalidnimo. Marka ay ereyadaasi ku soo dhacaan dhagtaada durba ma is weydiisay malaha waxa laga hadlayaahi waa qoys ay oof wareentey col iyo abaar isla markaana waqtiga iyo…

Read More »

Waxay Toogteen Saaxiibkay Waxayna igu Amreen inaan Cuno Maskaxdiisa

0 Visits: 2111 | Sunday November 13, 2011 - 15:03:01
Waxaan ahaa baayac mushtare ka ganacsada gadashada iyo sii iibinta lo'da, waxaa isoo wajahay subxa lama dhaafan ah oo ay qaddartu ina kulmisay, waxaa isoo wacay Chemorei waxa uuna igu wargeliyay inuu iibinayo sac kamida lo'diisa oo uu ii sheegay inuu lacag u doonayo si degdeg ah si uu ugu bixiyo lacagta…

Read More »

Daawo Mahamed Abdikariim Shire Oo soo bandhigy hees la wada dhacay intii daawatay..

0 Visits: 1891 | Monday October 31, 2011 - 17:16:23
Fanaanka codka macaan ee waaydaanba dhalinta da'ada yar ee ku nool aduunak dacaladiis ay ka daba dhaceen heesaha dhowrka ah ee uu ku luuqeeyo ayaa haatan waxa uu dhawaan soo saaray heesihii ugu danbeeyay.

Read More »

SILAC U JOOGEEY YAA LOO SOCDAA..? Qalinkii Maxamed Xaaji

0 Visits: 3034 | Saturday October 29, 2011 - 15:18:44
Yaa loo socdaa Soomaaliyeey?.! DKMG ah baa garab la siinayaa! mayee AL SHABAAB baa la xidid siibayaa! mayee AHLU SUNNAA la saacidi rabaa! mayee REER SURWAALBAA xilka loo sulsulin! mayee REER SUBAGLAA shiish la saarayaa! mayee SOOMAALI baa suldo loo sidaa, silaca laga af qabanoo sahaydood la tumi, saxariirta…

Read More »

Gabar u dhalatay Dalka Sacuudiga oo ka hor timid Sharciga Boqortooyada ..

0 Visits: 2131 | Sunday October 09, 2011 - 04:36:34
Manal Sherif wa gabar u dhalatay dalka Saudi Arabia, Waxay horaantii Bishan Go'aansatay inay ka hor tagto sharci u yaala dalka Saudi arabiya Kaas oo dhigaya inaysan gabdhuhu Wadan karin gaariyadooda, taas badalkeedana ay raacaan kaliya Taxi yada Ama ay adeegsadaan Darawallo.

Read More »

Heshiiska Cowke iyo Inj. Axmed ma raali gelin doonaa shacbiga reer jabuuti

0 Visits: 1790 | Monday October 03, 2011 - 16:05:04
Heshiiskii Cowke iyo Inji. Axmed ma raali gelin doonaa shacbiga reer jabuuii, waxa uu noqon doonaa mid aan lagu qancin.? Saqdii dhexe habeenimadii khamiista ayay ahayd markii Inji. Axmed iyo Cowke ay isku afgaran waayeen khadka telfonka.

Read More »

Su’aallo ku Socdo Ragga Soomaaliyeed ?

0 Visits: 1852 | Saturday September 24, 2011 - 12:37:22
hadii aad xaas xulan lahayd ma waxa aad ku xulan lahayd dhinaca quruxda,maaliyada,dabeecada,karti, mise dhoof ? 2- Diyaar ma ma u tahay xanaaneynta ubadka aad dhasho tusaale, xoog, maal, diin, iyo cilmi (waxbarasho)? 3- hadii xaaskaaga xanuun ay ku weyso in ay socodkii gabto,ma u dul qaadan lahayd mise…

Read More »

Cabida Qaxwada oo Caafimahadka Ufiican.

0 Visits: 1787 | Monday September 19, 2011 - 02:05:55
Qaxwada aad ayaan u jeclahay in aan aad u cabo lakiin hadii aan cabo waxaan darameyaa hurda la'aan iyo wadna xanuun badan iyo madax warer badan maxaan sameyaa dadka sidaas ah waxaa loo shegayaa in qaxwada ay ku darsadan marka ay cabayan caano badan.

Read More »

Waa jibaadka Haweenka laga doonayo marka ay guursadaan..

0 Visits: 2833 | Monday August 29, 2011 - 02:23:00
Waxaa haweeneyda waajib ku ah inay ninkeeda daacad u ahaato una yeesho wax kasta oo uu ka dalbado, aan ka ahayn inay Eebbe ku caasido. Haddaba xaqqa uu ninku ku leeyahay naagtiisu waa wax aad u weyn oo haddii ayasan gudan gaarsiin kara Naar, hadday gudatana Janno ku geleyso.Haweenka Waxaa Rasuulka (Sallallaahu…

Read More »

Aamino Muuse wehliyo oo Daqiiqadihii ugu danbeysay cadeysay sababta BBC ay Uga Tagtay

0 Visits: 2363 | Monday August 29, 2011 - 02:19:24
Saxafiyada Caanka ayaa waxay saacado Kahor baahisay Qoraal ay ku shegeyso Ujeedooyinka ay BBC uga Tagtay sida aan Kasoo xiganay Barta facebook hadaba aamino muuse ayaa ku bilaawday sidan . Mudaan is moognahay walaalayaal oonan idiin soo qorin fariimihii aad iiga barateen, sababo badan awgood, balse…

Read More »

Xukunka ay riday Maxkamada milatarigu ma sharci baa?

0 Visits: 1270 | Monday August 29, 2011 - 02:15:49
Dowladaha iyo qowmiyad kastaa waxa ay leeyihiin dastuur u degan,kaasoo ay ku xukuntamaan, Waana waxa kaliya ee suurta galiya inay dadku wada noolaadaan,kaasoo sugaya amaanka naftaiyo maakooda,ayna muqadas tahay illaalinta qaanuun kasta oo dadkaasi ku heshiiyeen ku dhaqankiisa,ha ahaado mid Rabaani ah,ama…

Read More »

Gabar Soomaaliyeed oo ku nool Norwey ayaa cadeysay inay tahay Lesbian.. Arin Naxdin leh…

0 Visits: 1749 | Monday August 29, 2011 - 02:12:32
Gabar Soomaali ah oo ku nool dalka Norway ayaa si cad markii ugu horeysay ku dhawaqdey in ay tahay haweeney ah nooca loo yaqaan Lesbian. Amal Aden oo la sheego in ay tahay Qoraa wax ka qora arimiha soo Galootiga iyo dadka laga tirade badan yahay, ayaa si cad ku sheegtay inay arinkaas cadeysanayso mar…

Read More »

Maxaa Hortaagan Heshiiskii Faroole Iyo Atom? Warbixin Xasaasi ah.

0 Visits: 1209 | Monday August 29, 2011 - 02:07:52
Wararka naga soo gaaraya magaalada Garoowe ee Gobolka Nugaal ee maamulka Faroole ayaa sheegaya in heshiiskii hordhaca ahaa ee Maamul- Goboleedka Faroole Madaxda ka yahay iyo Hogaamiyee.kooxeedka-diimeed Maxamed Saciid Atom ayaa laysku afgartay intii badnayd,hase ahaatee waxa jira hal qodob oo ilaa hada…

Read More »