Sports

Dunga: Messi hibo ayuu heystaa laakin Ronaldo waa dadaal.

0 Visits: 1641 | Thursday October 25, 2012 - 00:00:43
Tababarihii hore ee xulka Brazil Dunga ayaa diiday in farta uu ku fiiqo laacibka sanadkaan hana kara xiddiga aduunka 2012, isagoo dhinaca kale ku kala tilmaamay Messi iyo Ronaldo laabiciin kala duwan.

Read More »

Chelsea Oo La Xanuunjiyay, Man United ,Barcelona ,Bayer Munich Oo Wada Badiyay Iyo Juventus Oo Lagu Dhagay

0 Visits: 1245 | Wednesday October 24, 2012 - 23:37:39
Shakhtar Donestk oo aan laga badinin kulankaan ka hor 33 kulan ayaa caawa waxay ka badisay kooxda Chelsea mar kale waxayna uga farxashee 2-1 .

Read More »

Wax Ka Ogoow Kulamada Group-yada Champions League Ay Ciyaarayaan

0 Visits: 1000 | Wednesday October 24, 2012 - 23:29:16
Manchester United ayaa martin gelin doonta kooxda Sporting Braga, halka CFR Cluj ay wajihidoonto Galatasaray ciyaaraha Group H Champions League ee caawa la ciyaarayo.

Read More »

Iker Casillas oo go’aansaday xiddigaha uu codkiisa siinayo kubada dahabka 2012.

0 Visits: 1003 | Monday October 22, 2012 - 22:04:17
Kabtanka xulka Spian Iker Casillas ayaa go'aansaday cidda uu u codey doono abaalmarinta laacibka ugu fiican 2012. Iker ayaa codkiisa dhax dhigay xiddigaha xulkiisa iyo Ronaldo.

Read More »

Larson waxaan shaki ku jirin in Messi ka fiicanyahay Ronaldo.

0 Visits: 1028 | Monday October 22, 2012 - 22:00:18
Laacibkii hore ee Barcelona iyo Celtic Henrik Larsson ayaa ka sheekeeyay xasuustiisa kooxda Barcelona iyo weliba kulanka soo socda ee Barce iyo Celtic dhexmari doona tartanka Championka.

Read More »

Gigi Buffon Oo Lagu Wado Inuu Heshiis Cusub U Saxiixo Kooxdisa Juventus

0 Visits: 1092 | Friday October 19, 2012 - 11:48:37
Gudoomiyaha Naadiga Juventus Andrea Agnelli ayaa aqbalay in heshiis cusub uu farta ka saaro goolhaye Gigi Buffon.

Read More »

Agaasimaha Manchester United David Gill Oo Loo Magacaabay Jagada Gud: Ku Xigeenka Xiriirka FAga Dalka England

0 Visits: 884 | Friday October 19, 2012 - 11:46:06
Agaasimaha guud ee Naadiga Manchester United David Gill ayaa loo magacaabay jagada gudoomiye ku xigeenka xiriirka kubada cagta Ingariiska dalka Engriiska ee FA.

Read More »

Kooxda FC Elman Oo U Dabaal Degtay Horyaalka Dalkeena Soomaliya

0 Visits: 1065 | Friday October 19, 2012 - 11:43:33
Kooxda Kubada cagta ee FC Elman ayaa waxya galabta u dabaal degtay horyaalka kooxaha heerka koowaad ee dalkeena soomaliya ka dib guul ay ka gaareen kooxda Banaadir Sports Club oo ka dhacday garoonka Jaamacadaha.

Read More »

Kooxda Arsenal Oo €18 million Miiska U Soo Saartay Kooxda Atletico Madrid Si Ay U Helaan Adriano Lopez

0 Visits: 1078 | Friday October 19, 2012 - 11:40:11
Kooxda Arsenal ayaa waxay qiima lacageed oo sare miiska u saartay kooxda xiga kooxda Atletico Madrid Adriano Lopez qiimaha ay soo bandhigtay kooxda Gunners waa €18 million .

Read More »

Zalatan Ibrahimovic Oo Ku Guuleystay Abaal Marinta Cagta Dahabka

0 Visits: 918 | Friday October 19, 2012 - 11:38:46
Weeraryahanka wadanka Sweden iyo kooxda PSG Zalatan Ibrahimovic ayaa guuleystay abaalmarinta Cagta Dahabka oo ay ku tartamaan ciyaaryahanada ay da'doda gaarto 29 sano ama ay ka weyntahay .

Read More »

Neymar: Kaka Waa Geesi Ay Ku Daydaan Ciyaaryahanada Maanta Ee Dalka Brazil

0 Visits: 984 | Friday October 12, 2012 - 07:15:54
Xiddiga kooxda Santos Neymar ayaa amaan kala duldhacay ciyaaryahanka khadka dhexe ee Real Madrid Kaka, ka hor kulamada saaxiibtinimo ee ay la ciyaarayaan Iraq iyo Japan.

Read More »

Kooxaha Real Madrid Iyo Manchester United Oo Noqday Kooxaha Loogu Iibsiga Jecelyahay Maaliyadahooda Ugu Qaalisan

0 Visits: 826 | Wednesday October 10, 2012 - 09:31:15
Manchester United iyo Real Madrid ayaa ugu koreeya Naadiyada maaliyadahooda adduunka loogu iibsiga badan yahay , iyagoo isku celcelis ahaan shantii sanno ee ugu danbeysay sannad walba iibinayay 1.4 milyan maaliyado Asli ah.

Read More »

LLPP Jeenyo Oo Guul Ka Gaartay Galabta Kooxda Horseed Kulan Ka Tirsana Horyaalka Dalka Soomaliya

0 Visits: 986 | Wednesday October 10, 2012 - 03:25:36
Ciyaar aad u xiisa badan ayaa waxay dhexmartay labada koox eek ala ah LLPP Jeenyo iyo Kooxda Horseed kulankaaso aha kulan ka tirsan horyaalka dalka soomaliya waxayna ka dhacday garoonka jaamacadaha ee degmada Hodan .

Read More »

Kooxda Fc Elman Oo Guul Dirqi Ah Ka Heshay Naadiga Dekedaha

0 Visits: 1426 | Tuesday October 09, 2012 - 04:43:23
Kulan xiisa leh ayaa waxa uu dhexmaay labada koox ee xafiiltanka ba'an uu ka dhaxeeeyo eek ala ah Elman iyo Dekkedaha kulankaaso ka tirsanaa horyaalka dalka soomaliya .

Read More »

FAga Dalka Engriiska Oo Sheegay In Robin van Persie Aan Lagu Ganaaxi Doonin Xusulkii Uu Ku Dhuftay Yohan Cabaye.

0 Visits: 742 | Monday October 08, 2012 - 20:30:42
Robin van Persie ayaan wax ganaax ah aan la kulmi wax dacwad ah oo la xiriirta xusulkii uu ku dhuftayc iyaaryahan Yohan Cabaye shalayto, sida ay xaqiijisay xiriirka kubada cagta Ingariiska ee FA-ga.

Read More »

Tito Vilanova: Dagaalka Pepe Waxaa Laga Sameyn Karaa Filim Kaamil Ah

0 Visits: 809 | Monday October 08, 2012 - 15:24:39
Tababare Tito Vilanova ayaa ka jawaab celiyay hadalkii daafaca Real Madrid Pepe ka dib ciyaartii 2-2 ku dhamaatay ee ka dhacday qalcada Camp Nou.

Read More »

Inter Oo Derbiga Magaalda Milano Ku Dubatay Dariskeeda AC Milan

0 Visits: 751 | Monday October 08, 2012 - 15:22:39
Kulan aad u xiisa badan oo u dhaxeeyay labada koox ee dariska ku ah magaalda milano aya waxay aheyd mid aad u adag waxaana 4 daqiiqao markii ay maraysy gool heshay kooxda Inter waxaana u dhaliyay Walter Samuel koorna lasoo qaaday madax la helay .

Read More »

Barcelona Iyo Real Madrid Oo Bar Bare Ku kala Baxay Halka Messi Iyo Ronaldo Ay Isugu Jawaaben goolal.

0 Visits: 1000 | Monday October 08, 2012 - 15:20:29
Barcelona iyo Real Madrid ayaa ku kala tagay bar bare ciyaar xiiso laheyd oo ka dhacday Camp Nou, iyadoo Messi iyo Ronaldo ay min labo gool isugu jawaabeen .

Read More »

Manchester United Oo Guul Kusoo Gaartay Garoonka St James Park Oo Ay Ku Ciyaarto Newcastle

0 Visits: 873 | Monday October 08, 2012 - 15:17:55
Manchester United ayaa guul kusoo gaartay garoonka St James Park ee ay ku ciyaarto kooxda Newcastle United , iyagoo guushaan uga mahad celinaya Johny Evans , Patrice Evra iyo Tom Cleverley .

Read More »

Wax Ka Ogoow Kulanka El Clasico Ee Dhexmari Doona Barcelona iyo Real Madrid

0 Visits: 1918 | Sunday October 07, 2012 - 16:04:50
Barcelona ayaa maanta qiimeyn doonta xaalada caafimaad ee dafaacada Gerard Pique ka hor inta aysan caawa Camp Nou kula ciyaarin naadiga Real Madrid.

Read More »