Wararka

Ciidamada NISA oo Howlgal dad lagu qab qabtay Xalay ka Fuliyay Muqdisho .

0 Wednesday February 07, 2018 - 07:13:39
Ciidanka NISA ayaa xalay howlgal waxa ay ka fuliyeen qeybo ka mid ah Degmadda Hoddan, waxaahowlgalkan Hoggaaminayay Guddoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Amniga iyo Siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Mohamed Tuulah iyo Giddoomiyaha Degmadda Hoddan Mohamed Ahmed Cantoobo.

Read More »

Amaanka Xarunta Dowlada Hoose ee Xamar oo si weyn loo adkeenayo .

0 Tuesday February 06, 2018 - 10:32:58
Amaanka xarunta Dowlada Hoose ee Xamar ayaa si weyn loo adkeenayaa, waxaana dayactir lagu sameenayaa koontaroolada hore ee laga soo galo xarunta Dowlada Hooxse oo kutaala Degmada Xamar Weyne.

Read More »

Maxkamada Ciidamada Oo Xukuno Ku Riday rag Loo Heystay Qarixii Soobe.

0 Tuesday February 06, 2018 - 09:27:24
Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ayaa saakay xukuno kala duwan ku riday rag loo haystay in ay maleegeen Qaraxii dadka badan ku dhineen ee ka dhacay Isgoyska Soobe 14-kii October ee sanadkii hore.

Read More »

Khayre oo kormeeray Xarunta dowlada hoose ee Xamar, kulana la qaatay Masuuliyiinta gobolka.

0 Monday February 05, 2018 - 14:38:58
Raisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa booqday xarunta Aqalka Dowlada Hoose ee Xamar.

Read More »

Axmed Madoobe oo Muqdisho soo gaaray, kana hadlay ujeedada safarkiisa.

0 Monday February 05, 2018 - 13:36:06
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya.

Read More »

Xildhibaan goor dhow shir jaraa'id kaga dhawaaqay inuu iscasilay.

0 Monday February 05, 2018 - 12:34:06
Xildhibaan Axmed Taajir oo ka mid ahaa Baarlamanka Jubbaland kuna xirnaa Magaalada kismaayo ayaa ugu dmbeyn sheegay inuu iska casilay xubintii Xildhibaanimo.

Read More »

Guddoomiye Ing. Yariisow oo Wareegto kale ku joojiyey dhisme ka socday dhul dan guud ah.

0 Monday February 05, 2018 - 11:29:25
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa warqad si rasmi ah ku joojiyey dhismaha ka socda dhulka ka soo horjeeda Dekedda magaalada Muqdisho ee degmada Xamar-Jabab, kadib markii uu warbixin ka dhageystay waaxda dhul bixinta ee gobolka…

Read More »

Shirkii Golaha amniga Qaranka oo maanta ka furmaya Muqdisho & Qodobada looga hadlayo.

0 Monday February 05, 2018 - 10:26:43
Magaalada Muqdisho waxaa la filayaa maanta inuu si rasmi ah uga furmo shir looga hadlayo amniga Qaranka kaasoo ay ka qeyb galayaan Madaxda dowladda iyo kuwa maamul goboleedyadda dalka.

Read More »

Dowlada Somalia oo war cusub ka soo saartay heshiis ay horey ula gashay Shirkadda Sahal.

0 Monday February 05, 2018 - 08:26:04
Wasiirka Gaadiidka iyo duulista Hawada ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa kormeeray xarunta shirkadda Sahal oo Rakaabka basas ku geysa garoonka diyaaradaha Muqdisho

Read More »

Dilal xalay & saaka ka kala dhacay Magaalooyinka Boosaaso iyo Muqdisho.

0 Monday February 05, 2018 - 07:22:51
Labo nin oo midkood uu ajnabi yahay ayaa xalay iyo saaka siyaabo kala duwan loogu dilay magaalooyinka Boosaaso iyo Muqdisho.

Read More »

Duqa Muqdisho oo booqashadii ugu horeeysay ku tagay Degmada Kaxda .

0 Sunday February 04, 2018 - 10:17:37
Guddoomiyaha gobolka Benaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Abdirahman Omar Osman (Eng. Yarisow) ayaa maanta kormeer shaqo ku tagey degmada Kaxda ee galbeedka magaalada Muqdisho, halkaas oo ku soo dhaweeyeen maamulka iyo shacabka degmadaas.

Read More »

Daawo.Nin si xeeladeysan u kufsaday boqolaal gabdho yar yar oo xukun adag lagu riday.

0 Thursday February 01, 2018 - 08:22:43
Dhaqtarkii kooxda qalaama-rogadka Maraykanka Larry Nassar ayaa la ogaaday inuu faro xumeeyay gabdho yar yar oo gaaraya illaa 265 qof

Read More »

Taliyihii hore ee Nabad sugida Qaranka oo si kulul u eedeeyey dowladda Soomaaliya.

0 Thursday February 01, 2018 - 08:05:44
Taliyihii hore ee Nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka ee Soomaaliya Cabdulaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa dhaliilay qaabkii ay u dhacday doorashadii dhawaan looga guuleystay kursi ka mid ah Golaha shacabka ah oo ka dhacday Magaalada Jowhar.

Read More »

Dowlada Mareykanka oo liiska argagaxisada ku dartay hogaamiye caan ah.

0 Thursday February 01, 2018 - 07:19:10
Mareykanka ayaa hogaamiyaha ururka Hamas, Ismaciil Haniyeh ku daray liiska argagixisada ee Mareykanka, kadib markii ay sheegeen in Ismaciil loo aqoonsaday inuu yahay argagixiso caalami ah.

Read More »

Xildhibaano laga mamnuucay in ay ka baxaan Kismaayo iyo Sababta ka dambeysa

0 Wednesday January 31, 2018 - 11:51:42
Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Maamulka Jubbaland gaar ahaan kuwa siyaasad ahaan kasoo horjeeda Hogaamiyaha maamulka Jubbalabd Axmed Madoobe ayaa lagu soo rogay xayiraad dhinaca socdaalka ah.

Read More »

Kenya oo mamnuucday dhaq dhaqaaqa Wax iska caabinta mucaaradka ee NRM.

0 Wednesday January 31, 2018 - 09:47:06
Dowlada Kenya ayaa ku dhawaaqday in dalka laga mamnuucay dhaq dhaqaaqa Wax iska caabinta mucaaradka ee NRM, waxa ayna dowlada ku tilmaantay dhaq dhaqaaqan in uu yahay mid burcad.

Read More »

Wararkii ugu Dambeeyay Xiisad ka taagan Kismaayo iyo Axmed Madoobe oo la kulmaya…

0 Wednesday January 31, 2018 - 08:29:59
Wararka aan ka heleyno magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland ayaa sheegaya in xiisad xoogan oo u dhaxeysa ciidamada Nabad sugida Jubbaland iyo ciidamo kale oo hubeesan ay ka taagan tahay magaalada.

Read More »

Taliye katirsan Ciidanka maamulka Somaliland oo gaari lagu dilay.

0 Wednesday January 31, 2018 - 08:26:04
Wararka ka imaanaya magaalada Burco ee caasimada gobolka Togdheer ayaa sheegaya in gaari la jiirsiiyay taliyihii ciidanka Taraafikada gobolka Togdheer Gaashaanle Sare Cabdullaahi Faarax Soofa-dhiiste.

Read More »

Ku-simaha Madaxweynaha oo Xaqiraad ku eedeeyay Xukuumada R/W Kheyre.

0 Tuesday January 30, 2018 - 10:56:18
Ku-simaha Madaxweynaha Somalia ahna ahna Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Cabduweli Ibraahim Muudeey oo xalay ka hadlay Munaasabad uu xilka kula wareegayeen maamulka gobolka Banaadir ayaa Xukuumada ku eedeeyay Xaqiraad.

Read More »

Maamulka Cusub ee gobolka Banaadir oo xilka si rasmi ah ula wareegay.

0 Tuesday January 30, 2018 - 09:52:20
Waxaa xalay xarunta Dowlada Hoose ee Xamar lagu qabtay munaasabad balaaran oo xilka kula kala wareegayeen Maamulka Cusub ee gobolka Banaadir iyo maamulkii hore ee xilka laga qaaday.

Read More »