Featured Items

Deg Deg Warsame Joodax Oo ku guuleystay Aqalka Hoose Baarlamanka Federaalka Soomaaliya.

0 Tuesday November 22, 2016 - 13:49:57
waxaa wali si xoogan uga socda Xarunta KMG ah ee Maamulka Galmudug Tartanka Doorashada Xildhibaanada Aqalka Hoose Ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya iyadoo maanta la doortay Xildhibaano dhowr ah kuwaa oo kasoo kala jeeda Beelaha deegaan ahaan ka soo jeeda Deegaanka Galmudug .

Read More »

Daawo alexander Tababare Aan La halmaami doonin.

0 Friday February 12, 2016 - 02:44:01
Alexander waa macalin aad u jecel horumarka Kooxda Somalia bandy oo haatan u talaabsatay heerka xulalaka ugu adag Kooxaha Ka ciyaaro Koobka Xeegada Barafka Aduunka.

Read More »

Muuqaalka Ganacsi.

0 Visits: 4121 | Friday January 29, 2016 - 01:28:56

Read More »

Daawo Qaabka aad Ugu codeyneysid Miss East Africa NASTEHA WEHELEYE.

0 Monday January 25, 2016 - 05:49:08
Hello guy's Vote for Our sister NASTEHA WEHELEYE, Miss East Africa model from Amsterdam Netherland representing for Somalia ✅

Read More »

Daawo Muuqaalka Fanaanada Hamdi Ifon Oo Soo Bandhigtay Hees Jaceyl ah.

0 Friday December 11, 2015 - 03:32:39
Fanaanada Da'ada yar Ee Hamdi Ifon oo kamida fanaaniinta yar yar ee mudooyinkii ugu danbeeyay ku soo biiray fanka Soomaalida ayaa dhwaan waxa ay soo saartay Hees aad umacaan taas oo dad farabadani ay aad uga heleen.

Read More »

DAAWO: Muuqaalka Xanuunka Badan Uu Ka soo Diyaariyay Soomaaliya Wariyaha Rug cadaaga Ah Wali Hashi.

0 Thursday August 06, 2015 - 19:48:17
Muqaalkan ayaa waxa uu inta badan Ku bixi doonaa Luuqada Dalka Finland Iyadoo Wariyuhu Soomaalida Ku wareysanayo Luuqada Afka Soomaaliga maadaama uu yahay Wariye Soomaalia ah kuna hadla Luuqado Kala gadisan.

Read More »

DAAWO:Fanaaniinta Nimcaan Hillaac Iyo Fartuun Cumar Oo Ruxay Muqdisho.

0 Saturday July 18, 2015 - 20:51:30
Fanaaniintan oo deegaan ahaan kasoo jeeda gobolada waqooyi ee Soomaaliya, gaar ahaan Somaliland ayaa waxa ay ka mid yihiin fanaaniinta loogu jecel yahay kuwa iminka soo hanaqaaday, waxaana xalay goobta ay xafladdu ka socotay soo buux dhaafiyay dhallinyaro aad u badan oo jecel heesaha fanaaniintan.

Read More »

DAAWO:Soomaalida Borlänge oo u istaagtay badbaadinta sharafkooda ka dib markii la isku dayey in la gubo Iskuul ku yaala xaafadooda.

0 Wednesday July 08, 2015 - 18:32:14
Kadib markii la iskudayey in lagubo iskuul xannaano ilmaha yaryar oo kuyaallo xaafadda ay Soomaalidu kubadantahay ee Tjärna Ängar, Borlänge ayaa Ururka Umis iyo waalidiin badan oo daggan xaafadda iyo agagaaraheeda ay go'aan ku gaareen inay sammeeyaan wareeg habeenkii oo dhan ah oo lagu xaqiijinayo…

Read More »

Akhriso Maqaal: Imaaraadka & Abaabulka Dagaal Ee Uu Ka Wado Soomaaliya W/Q: Mowliid Xaaji Cabdi

0 Saturday July 04, 2015 - 21:07:04
Doraaad Puntland & Dawlada Dhexe, Shalay Jubba, Maanta Somaliland Berina Galmudug & Koonfur Galbeeed.

Read More »

DAAWO. Muxaadaro uu Sheekh Mustafe Kaga Hadlayo Mulxidiinta jiritaanka Eebe Dafirsan.QEYBTA 1AAD

0 Friday July 03, 2015 - 13:02:30
Halkan Ka Daawo Muxaadaro uu Sheekh Mustafe Kaga Hadlayo Mulxidiinta jiritaanka Eebe Dafirsan Qayb1 -

Read More »

DAAWO:HAMBALYADA AROOSKA IYO AROOSADA ABDILATIF MOHAMED SULEIMAN IYO SAMIIRA MOHAMED HASSAN .

0 Visits: 4795 | Monday June 01, 2015 - 22:51:08
Abdilatif Mohamed Suleiman Iyo Samira Mohamed Hassan Oo Aroos koda ka dhacay USA Magalada Minneapolis Ee Gobolka Minnesota.

Read More »

Heshiiskii RW Cumar C/rashiid & Axmed Madoobe ma joojin karaa Mooshinka?

0 Visits: 1429 | Monday June 01, 2015 - 16:35:56
Waxay Xildhibaanada Federaalka Soomaaliya sheegeen in waxba iska quseynin Mooshinka iyo Heshiiskii dhawaan Kismaayo ku saxiixdeen RW Cumar C/rashiid & Horjooge Axmed Madoobe.

Read More »

DHALINYARADA MAANTA IYO WADANIYADDA.

0 Visits: 2542 | Monday June 01, 2015 - 10:00:00
Taariikhda dhallinyarada Soomaaliyeed waxey baal dahab ah uga jiraan kaalintii ay ku lahaayeen halgankii la dagaalanka gumeysiga, kaasoo ay u hureen naftooda iyo maalkooda sidii Soomaaliya ay gobanimo u gaari lahayd.

Read More »