Xulka Sawirada

Daawo:Wariyeyaal Balan Qaaday Inay Bilaabayaan Sanadka Kacdoon ka dhan Qabyaalada.

0 Monday October 10, 2016 - 16:14:40
Waxa dhawaan uu bartiisa Facebooka/ga uu ku soo qoray Wariye Wali Hashi oo ka howlgala TV ga Qaranka Dalka Finland qoraal aad ugaaban balse xambaarsanaa duluc mug weyn taa oo uu ku sheegay in ay Sanadka Cusub Bilaabayaan Qaar ka tisran wariyeyaasha Soomaaliyeed Kacdoon looga hortagayo Qabyaalada sida…

Read More »

Daawo Fanaanada Idil Barkhad Omar .

0 Monday March 07, 2016 - 23:19:06

Read More »

Daawo Leyliyaha Xulka Qaranka Soomaaliya Per Fosshaug Oo Xiran Caalamada Jamhuuriyada Soomaaliya.

0 Friday February 12, 2016 - 02:35:57
Waa libaax Waqtigiisa uhuray Inuu mar uun soo saro Xul la yiraahdo Xulka Qaranka Soomaaliya Ee Ku dheela xeegada Barafka Per Fosshaug waa Ciyaar yahan Taariikhda Dalka Sweden Soomaray waxana uu markastaa ku faraxsan yahay inuu Xoog iyo xeelba waxa uu awoodo inuu galiya Xulka Qaranka Soomaaliya waana…

Read More »

Goolkii Taariikhda Galay Iyo Xasuusta Xulka Qaranka Soomaaliya Ee Xeegada Barafka.(Somaliabandy) .

0 Visits: 1863 | Thursday January 07, 2016 - 18:53:00
Flimkan ayaa ah mid aanu ku soo koobeyno Muuqaalada Qaar Kamida Dhalinyarada Uciyaarta Kooxda Xeegada Barafka Ee Qaranka Soomaaliya waxana Muuqaalka kamida oo xusid mudan Goolkii Taariikhiga ahaa ee kooxdu ka dhalisay Markii ugu horeysay Kooxda Xulka qaranka china koobkii sanadkii 2015 ka dhacay dalka…

Read More »

Daawo: Muuqaalka Ciyaaryahanadii Cuslaaday Iyo Cayaaryahan Nuur Amiin Oo Xariga Ka Jaray Garoonka Cusub Ee Beerta Nabada Muqdisho.

0 Saturday November 07, 2015 - 14:51:58
Ciyaartan ayaa waxaa soo agaasimay Maamulka Beerta Nabada iyadoo lagu maamuusay inay Xariga ka jaraa laba kooxood oo intooda badan ay ka dhex muuqdeen Cayaaryahano Magac ku leh Kubadda Cagta Soomaaliya waxna ka soo qeyb galay Cayaaryahan Nuur Amiin Oo ahaa xidigii Madbacada kana mid noqday Xulka Qaranka…

Read More »

DAAWO: Wariyeyaasha qurbo joogta Soomaalida Oo Stockholm kulan ku yeeshay.

0 Thursday August 06, 2015 - 19:07:01
Kulan ay soo qaban qaabisay Ururka Somali Swedish Media Center ayaa waxaa lagu qabtay magaalada Stockholm waxaana kasoo qeyb galay wariyeyaal kakala yimi aduunyada dacaladeeda.

Read More »

DAAWO:HEESTA DEEQOW ADAANBA DIIDI DOONINE BY LIIBAAN STUDIO.

1 Saturday July 18, 2015 - 21:31:03
Muuqaal sameeyaha wey Studio Liibaan Jamac Ayaa waxa uu ummada Soomaaliyeed gaar ahaan dhalinta kula ciiday hees Muuqaalkeeda aad looga soo shaqeeyay ayada oo waliba lagu soo duubay meelo bilicdoodu aad sareyso misna indhaha soo jiidana waxana Heesta Muuqaal ahaan fanaanka La jilaya Gabar Aad Uqurux…

Read More »

DAAWO:Fanaaniinta Nimcaan Hillaac Iyo Fartuun Cumar Oo Ruxay Muqdisho.

0 Saturday July 18, 2015 - 20:51:30
Fanaaniintan oo deegaan ahaan kasoo jeeda gobolada waqooyi ee Soomaaliya, gaar ahaan Somaliland ayaa waxa ay ka mid yihiin fanaaniinta loogu jecel yahay kuwa iminka soo hanaqaaday, waxaana xalay goobta ay xafladdu ka socotay soo buux dhaafiyay dhallinyaro aad u badan oo jecel heesaha fanaaniintan.

Read More »

DAAWO.Dood Culus Oo dhexmartay 6 Musharax Oo ka tirsan GALMUDUG STATE.

0 Saturday June 27, 2015 - 14:30:32
Doodan ayaa waxa ay dhexmartay 6 Musharax oo ka tirsan raga isusoo taagay Maamulka Galmudug Satet.

Read More »

DAAWO VIDEO.Madasha Fagaaraha Oo Qabatay Dood ku saabsan Halka ay u socoto Somaliland.

0 Saturday June 20, 2015 - 14:14:25
Waa Dooddii Fagaaraha oo Markan ku saabsan Gooni-isu-taagga Somaliland, waxaana ka qeybgalaya aqoonyahanno Soomaaliyeed oo kala ah Prof. Xuseen Warsame, Prof. Axmed Ismaaciil Samatar, Maxamed Ismaaciil, Maxamed Gaildon.

Read More »

DAAWO:Xafladii Quruxda badneyd Ee Shirweynihii Ururka Soomaalida Borlange Sweden Ee Umis.

0 Visits: 1365 | Sunday May 31, 2015 - 15:07:28
Shirwaynihii 5aad ee Ururka Umis Shalay sabtidii ay ahayd 30 ka bisha maj ee sanadkan 2015 ayuu Ururka Umis kuqabtay hoolka shirarka ee Dugsiga Tjärnaängskolan, shirwaynihii 5 aad ee ururka tan iyo markii la'aasaasay, agoosto 2010. Shirka waxaa kasoo qaybgalay xubno aad ufara badan uu ururka katirsan…

Read More »

DAAWO:MADAXWEYNE HASSAN SH MAHAMUUD OO XIRAN DHARKA MILLATARIGA SOOMAALIYA.

0 Visits: 772 | Wednesday May 27, 2015 - 00:27:22
Madaxweynaha soomaaliya Hassan Sh maxamuud ayaa markii ugu horeysay xirtay dharka ciidamada xooga dalka soomaaliya.

Read More »

Daawo Fowziya Bile Musharaxa Madaxweynaha Maamulka Gobolada Dhexe Ee Soomaaliya.

0 Visits: 1149 | Monday April 06, 2015 - 22:37:40
Fowziya Bile Waa mid Kamida Musharixiinta Ugu Cad Cad Madaxweynenimada Maamulka Gobolada dhexe Ee Soomaaliya waxana ay Tahay Gabarta Kaliya ee isu sootaagtay Qabashada Jagadaasi.

Read More »

Daawo Fowziya Bile Musharaxa Madaxweynaha Maamulka Gobolada Dhexe Ee Soomaaliya.

0 Visits: 977 | Monday April 06, 2015 - 22:34:34
Fowziya Bile Waa mid Kamida Musharixiinta Ugu Cad Cad Madaxweynenimada Maamulka Gobolada dhexe Ee Soomaaliya waxana ay Tahay Gabarta Kaliya ee isu sootaagtay Qabashada Jagadaasi.

Read More »

Hamoogaan Showga Habeenka Rahma Roze Iyo Amina Kuluc Ee Oslo Norwey.

0 Visits: 915 | Wednesday February 25, 2015 - 03:26:14
Showgan ayaa lagu wadaa inuu ka dhaco Magaalada Caasimada U ah Dalka Norwey Ee Oslo ayada oo kumanaan Soomaali ah ay aad u sugayaan Fanaanada Caanka ah kana mid ah Xidigaha Waqooyiga Ameerica Rahma Roze Iyo Fanaanada Amina Kuluc oo iyada qudheeda ka mid ah Fanaaniinta loogu jecel yahay Qaarada Yururb…

Read More »

Daawo:Maxeey Naaleeyiihin Team Qeybtooda Edmonton Iyo Toronto Iyo Fanaanada Shukri Siindiko...

0 Visits: 793 | Friday February 13, 2015 - 15:06:31
Fanaanada Caanka ah Ee Shukri Siindiko ayaa ka dhwaajisay in kooxda Maxey Naleeyihiin Team xafiiskooda Edmonton iyo Toronto iyo guud ahaan Canada ay markasta utaagan yihiin soo dhaweynta Fanaaniinta iyo soo abaabulida xafladaha iyagoo markstaa jecel inay inay farxad galiyaan fanaanka soo booqda iyaga…

Read More »

Daawo Video: Jawiga Muqdisho Iyo Qaabka Soodhaweynta Madaxda Turkiga.

0 Visits: 1124 | Thursday January 22, 2015 - 23:48:06

Read More »

Daawo Diyaar Garowga Muqdisho Madaxweynaha Turkiga Oo Soo Booqanaya Muqdisho Darteed.

0 Visits: 754 | Friday January 16, 2015 - 18:40:39
Madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdogan ayaa si rasmi ah loo shaaciyay in uu soo booqan doono Soomaaliya taas oo ah booqashadii ugu horeysay oo madaxweyne Erdogan uu dalkaasi dibaddiisa ku aado sanadkani cusub ee 2015-ka sida laga soo xigtay saraakiisha dalka Turkiga.

Read More »

Daawo Cumar Cabdirashiid Oo Dhibaatadi aduunka la soo daristay.

0 Visits: 796 | Sunday January 04, 2015 - 22:13:29

Read More »