Tahniyad

Tahniyada Meher farxad leh.

0 Visits: 3785 | Tuesday April 29, 2014 - 19:41:05
Waxaa Halkaan Uga Tahniyadeeneena Anagoo Kaala ah Waalid , walaalo iyo Asxaab, Caruuska - Abdiqani mohamud Caalim & Marwadiisa Haliimo Adan Abdi Oo 28/04/2014 Nairobi Meherkooda ka dhacay waxaana leenahay kuwii isku waaro ubad qayr qabo isku dhalo illaah ha idin kayeelo Aamiin Aamiin yaa rabbi.

Read More »

Dalmar Yuusuf Ghelle Iyo Asxaab kale Oo Hambalyo Dhalasho Udiraya Al Fanaan Cabdiwali Rasta.

0 Visits: 7599 | Wednesday February 13, 2013 - 06:49:14
Dalmar Yuusuf Ghelle iyo dhamaan Asxaabtiisa kale ee ku nool dalka Uk gaar ahaan Magaalada leicester waxa ay hablayo farxadeed hawada u marinayaan saaxiibkii ay aadka isugu dhwayihiin Al Fanaan Cabdiwali Rasta oo dhwaan Gabri ugu dhalatay Magaalada Stockholm ee wadanka Swedan.

Read More »

Hambalyo Aroos:Arooska iyo Aroosada Maxamuud C/salaam Iyo Maariya Maxamed oo ku Aqal galay Muqdisho

0 Visits: 7024 | Sunday February 10, 2013 - 21:53:43
Hambalyo Aroos oo ay Dirayso Hodman Maxamed Cilmi loona dirayo Arooska iyo Aroosada Maxamuud C/salaam iyo Maariya Maxamed oo ku Aqal galay Muqdisho..

Read More »

Abdisamad Siciid Iyo Faaiso Muuse Oo Meherkoodu ka dhacay Muqdisho.

0 Visits: 6252 | Saturday February 09, 2013 - 19:05:31
Aabe Siciid Dhoore Faarax iyom Hooyo maryaan Cabdile shire Abdi Cabdixakiin siciid dhoore . Maslax siciid dhoore. Nicimo siciid dhoore

Read More »

Hambalyo Aroos Oo loodirayo Mudane Yahye Mohamed Hashi iyo Marwadiisa Habiibo Abdi Barre

0 Visits: 7849 | Thursday November 01, 2012 - 15:44:54
Maamulka iyo Shaqaalaha Waxaan Hambalyo iyo Bogaadin Udirayaan Lamaanaha kala ah Mudane Yahye Mohamed Hashi iyo Marwadiisa Habiibo Abdi Barre oo Arooskooddu ka Dhacay Wadanka Swedan Taariiqdu Markay ahayd 31.10.2012.

Read More »

Hambalyo Aroos Oo loodirayo Muno Hassan Iyo Mumin Abiib Abdullahi Oo Arooskoodu ka dhacay Kenya Iyo Maraykanka

0 Visits: 4581 | Monday October 29, 2012 - 22:19:20
AWOOWE HUSSEIN HASHI YUSUF AYEEYO XAAWO BILAAWE CADE ADEER MAHAMED HUSSEIN {GABOOBE} EEDO QAMAR HUSSEIN HASHI ADEER QALIIF HUSSEIN HASHI

Read More »

TAHNIYAD AROOS Farxad Leh.

0 Visits: 2904 | Monday September 03, 2012 - 00:08:06
1 . Maxamuud Cali ahmed 2. Adeer Ciise Cali Ahmed 3. Adeer Ahmed Cali ahmed 4 adeer C'qaadir Cali ahmed 5. Eedo Faadumo Cal Ahmed

Read More »

TAHNIYAD AROOS Farxad Leh.

0 Visits: 2536 | Saturday September 01, 2012 - 19:43:26
Waxaa halkan tahniyad AROOS ka diraya:- Hooyo Sacdiyo Xasan Cabdi iyo Aabe Cismaan Bulqaas Siciid Cismaan Bulqaas iyo xaaskiisa Idil Xuseen Abuukar iyo caroortooda. Cali Cismaan Bulqaas iyo Xaaskiisa iyo caruurtiisa. Farduus Cismaan Bulqaas iyo seygeeda iyo caruurteeda Xamdi Cismaan Bulqaas iyo caruurteeda

Read More »

TAHNIYAD AROOS. AHMED ABDULLE MAHDI IYO LUUL HUSSEIN HASSAN.

0 Visits: 4082 | Sunday March 18, 2012 - 23:53:13
Dhamaan dadkan Magacyadooda hoos ku qoran yihiin waxay tahniyad Aroos oo farxad leh u dirayaan Arooska iyo Aroosada xidiga iyo xidigta lamaanaha is doortay Ahmed Abdulle Mahdi Iyo Luul Hussein Hassan oo ka dhacay Dalka Sweden gaar ahaan magalada Borlänge.

Read More »

KHALID HASAN FARAH IYO AYAAN AHMED MAHAMED OO MEHERKOODU KA DHACAY MUQDISHO.

0 Visits: 2421 | Saturday March 10, 2012 - 00:05:02
wAXAA MAANTA MAGAALADA MUQDISHO KA DHACAY MEHERKA LAMAANAHA IS DOORATAY KHAALD HASSAN FAARAH IYO AYAAN AHMED MAHAMED. ABE HASAN FARAH CILMI HOYO HALIMO HASAN WARSAME MAHAMUD AWIL MIRRE

Read More »

Cabdirahman warsame faarax (AARMIYOLE ) Iyo layla C/nuur Salaad Oo aqal galkoodu ka dhacay Nairobi Kenya.

0 Visits: 1607 | Tuesday March 06, 2012 - 01:46:32
WAXAAN HALKAAN TAHNIYAD uga diraynaa LAMAANAYAASHAAN Cabdirahman warsame faarax oo looyaqaan AARMIYOLE iyo layla cabdinuur salaad oo maanta arooskoodu ka dhacay dalka kenya nairobi.

Read More »

TAHNIYADA AROOSKA IYO AROOSADA BURHAAN MOHAMUD IYO SACDIYO CALI HUSSEIN.

0 Visits: 2551 | Friday January 06, 2012 - 18:31:31
Dhamaan dadkan Magacyadooda hoos ku qoran yihiin waxay tahniyad Aroos oo farxad leh u dirayaan Arooska iyo Aroosada xidiga iyo xidigta lamaanaha is doortay Burhaan Mohamud Caliweyd Iyo Sacdiyo Cali Hussein oo ka dhacay Dalka Ethopioa gaar ahaan caasimada Addis Ababa.

Read More »

Tahniyad Aroos Farxad leh

0 Visits: 2261 | Tuesday October 04, 2011 - 16:14:51
Waxaa Tahniyad Aroos Farxad leh diraya Aabe Cusman Dhagnaas iyo Hooyo Sareeda iyo qoyska Reer Cusmaan Dhagnaas oo kala ah: 1. Fahmo Cusman iyo Seygeeda 2. Khadija Saciid 3. Zakiriye Saciid 4. Suheyb Saciid 5. Iqra Cusman

Read More »

Tahniyad Meher oo ku Socota Mudane Cabdirashiid Boqor Cumar iyo Marwo Fardowsa Hassan Muuse

0 Visits: 1686 | Saturday October 01, 2011 - 13:10:45
Dhamaan dadkan Magacyadooda hoos ku qoran yihiin waxay tahniyad meher oo farxad leh u dirayaan Meherka Cabdirashiid Boqor Cumar iyo Fardoowsa Hassan Muuse oo ka dhacay Dalka Sweden gaar ahaan caasimada.

Read More »

Tahniyad Aroos

0 Visits: 1454 | Thursday September 01, 2011 - 20:46:00
Mukhtaar jaamac boordaan Maxamed faarax cali iyo xaaskiisa Sahra Axmed Yusuf Mukhtaar cumar cali iyo xaaskiisa iyo caruutiisa Maxamed cali maxamuud iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa Ibro axmed xassan bile iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa Abdirahman maxamed ismaciil iyo caruurtiisa iyo xaaskiisa, guuleed cabdisalan…

Read More »

TAHNIYAD AROOS

0 Visits: 1132 | Thursday September 01, 2011 - 01:53:21
Tahniyad Aroos Cabduqaadir Shuuriye Ahmed iyo Ayaan Ahmed Dhagax.

Read More »