Sawirka Maanta

Daawo:Muuqaal Ku saabsan Cunsuriyiinta Yurub Oo 1 May Ku Balansan Borlänge Sweden Iyo Talo ku socota Dadka Soogalootiga ah ee dagan.

0 Visits: 4688 | Thursday April 28, 2016 - 12:34:47
Maxaa waajib kugu ah hadii dhibaato ay kugu sameeyaan cunsiriyiinta isku balansaday ineey ku banaan baxaan magaalada Borlänge? Jawaab cad ayaanu kaaga haynaa, Ururka UMIS ayaa isku soo duba riday sidii ay bulshadooda ugu hortagi lahaayeen dhib kastoo kasoo gaari karto cunsiriyiinta isaga imaan doona…

Read More »

Dhaawo Muuqaalka Liisho Show Oo Soobandhigi doona Muuqaalo Cajiib ah.

0 Friday January 01, 2016 - 04:31:19
Muqaalkan ayaad markastaa ku daawan doontaan Muuqaalo Iyo wlaiba warbixino ka hadlaya Hurumarada Soomaalidu Caalamka ka sameyneyso iyo waliba gudaha Dalka Dhexdiisa Waxana idiin Tabin doona soona diyaarin doona Hassan Liisho.

Read More »

Daawo Muuqaalka:Xafladii Xiritaanka Mashruucii Dhalinyarada Ee Ururka UMIS.

0 Visits: 1194 | Sunday December 13, 2015 - 18:41:27
Shalay oo ay taariikhdu ahayd 12/12 hoolka wayn ee shirarka ee dugsiga Maserskolan waxaa ka dhacay xaflad aad loo soo agaasimay taasoo lagu soo xirayey barnaamij in muddo ah soo socday.

Read More »

NUSOJ condemns assassination of female journalist in Mogadishu.

0 Friday December 04, 2015 - 03:25:43
The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) condemns in strongest terms possible the murder of a female broadcast journalist in Mogadishu by an explosive device placed in vehicle.Hindiyo Haji Mohamed, a journalist for government controlled Radio Mogadishu and Somali National TV, died this afternoon…

Read More »

Yuusuf Garaad oo Qormo Xiiso badan ka diyaariyay Xarigii loo geestay Fanaaniin katirsan Xiddigaha Geeska.

0 Tuesday September 29, 2015 - 12:10:55
Xarig fannaan kuma cusba Soomaalida. Hadraawi iyo Cabdi-Qays ayaa nool. Cabdulle Raage ayaa na soo maray. Liisku waa dheer yahay.

Read More »

Maradona oo booqday aarbiitarihii ciyaarta "goolka gacanta".

0 Wednesday August 26, 2015 - 12:58:00
Diega Armanda Maradona ayaa dhawaan booxday aarbiitarihii 1986-dii ku raacay goolkii uu ku dhaliyay gacanta Ali Bin Nasser ciyaartii finalka ee dhexmartay Argentina iyo England.

Read More »

DHAGEYSO:-Suxufiga Cawaale Jaamac Salaad oo ku Dhawaaqay inuu yahay Musharax u Taagan Xilka Duqa Boosaaso!.

0 Visits: 914 | Wednesday July 29, 2015 - 21:07:37
Cawaale Jaamac Salaad, oo ka mid ahaa Wariyayaashii Puntland ugu caansanaa horey neh ugu soo howl galay Tv-gii ETN iyo Idaacado Gudaha iyo Dibada ah ayaa maanta isagoo ku sugan Magaalada Garowe ee Xarunta Dowlada Puntland, waxa uu ku dhawaaqay in uu yahay Musharax u taagan qabashada Xilka Duqa Degmada…

Read More »

DAAWO: Ururka UMIS oo Afur guud u sameeyey dadka soomaaliyeed ee ku nool magaalada Borlänge Sweden.

0 Monday July 13, 2015 - 21:02:28
Afur guud oo ay isku soo dubbarideen Hawlwadeenada Ururka UMIS ayaa caawa oo Axad ah ka dhacay hool wayn oo ku yaalla Xaafadda Tjärnänga ee magaalada Borlänge(Sweden).

Read More »

DAAWO MUQDISHADA MUCUSUB IYO FARXADA SHACABKA XAMAR.

0 Monday June 08, 2015 - 09:00:08
Magaalada Muqdisho waxaa ku sugan ajaaniib fara badan oo howlo shaqo u jooga, haba ugu badnaadaan dad u dhashay dalka Turkiga, kuwaasi oo mashaariic kala duwan ka wada Muqdisho.

Read More »

"ADUUNKEY KOOMBO NOOGU SHUBEEN"

0 Visits: 583 | Monday June 01, 2015 - 10:15:00
Waxaan maqli jiray Cimrigaada oo dheeraado Geel Dhalaayana waa Ku tusaa, maalinkasta waxaad aragataa wax kaa yaabiya maantana waxay iga mareysaa inaan iraahdo "ADUUNKEY KOOMBO NOOGU SHUBEEN".

Read More »

DAAWO SAWIRRADA XARUN CASRI AH OO LAGU TABABARAYO CIIDAMADA.

0 Visits: 685 | Wednesday May 13, 2015 - 14:25:43
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada Qaranka, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo shalay si rasmi ah magaalada Muqdisho uga furey xarun cusub oo lagu tababarayo ciidammada Soomaaliya.

Read More »

Daawo Muuqaalka Cusub Ee Liisho Live Show.

0 Visits: 1243 | Tuesday March 24, 2015 - 20:27:30
Muuqaalkan ayaa noqonaya mid Asbuuckasta aad ku daawataan Muuqaaladii ugu danbeeyay Ee Dalka Guud ahaan Iyo Magaalada Muqdisho Waxana Muuqaalkan Idiin Daadihin Doona Wariye Hassan Liisho Barnaamijkana Waxaan Ugu Magacdarnay Isla Wariyaha oo Ah Liisho Live Show waxaad si toos uga bogan doontaa Dhawaan…

Read More »

DAAWO: Heesta Sawirkaagu waa Wehel Ee Fanaanada Qarnigan Idil Barkhad Iyo Ahmed Zaki.

0 Visits: 1170 | Monday February 16, 2015 - 11:44:44
Heesta SAWIRAAGU WAA WEHEL waxaa wada qaada Fannaaniinta Idil Barkhad iyo Axmed Zaki, waana hees aad u macaan. Waa Erayadii Cabdifataax Xasan Shiikh Muumin, Laxankii Idil Barkhad iyo Muusikadii Cabdiwahaab Cantar Naaji. Waxaa lagu duubay Haatuf Studio.

Read More »

Daawo Madaxweyne Hassan Sheekh Oo Wasiir Xirsi Aadan Rooble Ku Tilmaamay Wasiir Gutay Waajibkii Uu Shacabka Uhayay.

0 Visits: 2022 | Wednesday December 10, 2014 - 00:05:16
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta kormeer ku tagay Garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho oo dib u dhis ballaaran lagu sameynayay tan iyo Markii ay la wareegtay Shirkada laga leeyahay dalka Turkiga taas oo howsheeda uu si gaar ah indhaha…

Read More »

Daawo:Cayaaryahan Qatar Ku ah Ciyaaraha Barafka Oo Hees Cajiib ah Sooqaaday.

0 Visits: 734 | Tuesday December 02, 2014 - 19:30:06
Cabdullaahi Cilmi Oo ku Magacdheer (Cabdullaahi Aaltoos) Waa Fanaan Codmacaan runtiina ay ka muuqato jaceylka Fanka uu uhayo, da'adiisu aad ayay uyartahay inkastoo inta uun isaga la maqlay Codkiisa uu yeeshay Taageerayaal aad ufarabadan kuwaa oo ku kala baahsan dunida dacaladeeda.

Read More »

DAAWO:Fanaanada Laki Haaji Waceys Oo soo qaaday Hees ka hadleysa Xaqa Uuleeyahay Saxafiga.

0 Visits: 977 | Wednesday November 12, 2014 - 23:47:14
Fanaanada ayaa waxa ay Heesta uha hadleysaa Xaqdarada lagu hayo Wariyeyaasha iyadoo maalinkastaa si aan macno laheyn lagu dilo wariye Soomaaliyeed oo waxba galabsan.

Read More »

Habeenka 29 November Iyo Baashaalka Borlänge.

0 Visits: 585 | Monday November 10, 2014 - 02:43:45
Kulankan Caweyska Habeenka 29 November ee sanadkan ayaa waxa uu ka dhici doonaa Mid kamda Hoolalaka ugu qaalisan Magaalada Borlänge ee dalkan Sweden iyada Oo ay halkaasi Shacab farabadan ay ku madadaalin doonaan Fanaan xul ah kuwaa oo qaakood aad looga jecel yahay Magaalada Borlänge.

Read More »