Sheekooyin

Sheeko Dhab ah Oo ka dhacday USA walibana Qosol Badan.

0 Visits: 6823 | Thursday September 13, 2012 - 00:24:03
Maalin maalmaha ka mid ah ayaa waxaa xanuunsatay hooyo ka dibna waxay kaxaysatay wiilkeeda oo qurbaha ku dhashay gaar ahaan wadanka Mareykanka si uu ugu turjumo Hooyadiisa markii ay tageen Isbitaalkii ayaa Hooyadii waxay hadalkeeda ku bilowday Sidatan :

Read More »

Sheeko Qosol Badan ay soo Qortay Zubeyda Maxamed Cali (Zuzu) Oo kamida Aqristeyaasheena.

0 Visits: 5494 | Wednesday September 12, 2012 - 01:08:43
Wali waxaynu ku jirnaa Qoraalada Shkeeyinka ay inoosoo qorayaan qaar ka mida asxaabteena ku waa aanu ugu talagalnay waqtiyada qaar in lagu madadaashado. hadaba waxaa Sheekadan Inoo soo qortay Gabarta lagu magacaabo zubeyda Maxamed cali (zuzu)Oo ku dhaqan Amerika waxana y ku bilaabatay sheekadii sidatan:

Read More »

Mugdigii Nolosheyda Iyo Abaalka Aadmiga Qiso Aad u Xanuun badan

0 Visits: 10918 | Tuesday September 11, 2012 - 18:43:00
Askartii wey naga diideen In gacaliyehegii Mahad aan ka sii deyno ,Waxeeyna noo sheegeen In Mahad loo dhaadhicinayo Xabsiga weyn ee Magaalada Gaarisa.

Read More »

Sheeko Qosol Badan Uu inoo soo diray Mid kamida Aqristayaasheena.

0 Visits: 5790 | Friday September 07, 2012 - 22:32:14
Sheekadan ayaa ah Sheeko aad u xiso badan iyadoo uu inoo soo ditaariyay mid ka mid aaqrista yaasheena ku xiran warbaahinta Codkamuqdisho.com isagoo inoogu soo diray Emailkeen ah :codkamuqdisho@live.com iyadoo qof walibaa uu sheekada uu is leeyahay wa amid aad u xiiso badan inoo soo diro si aanu idiinku…

Read More »

Maxaa lagu gartaa doqonimada ?

0 Visits: 5038 | Saturday September 01, 2012 - 17:05:43
Hadaad maqasho faqiir baa taajiray rumayso, hadaad maqasho taajir baa faqiiray rumayso, hadaad maqasho noolaa dhintay rumayso, hadaadse maqasho DOQON BAA CAQLI YEESHAY ha rumaysan waligaa dabaalka waxaa lagu yaqaan lixdan tilmaamood.

Read More »

Gabadha Sanadka Oo Bogasheekooyinka Codkamuqdisho ku soo bandhigtay Sheeko Aad u xiiso badan.

0 Visits: 5978 | Monday August 27, 2012 - 19:52:02
Gabadha lagu Magaxaaco gabdha Sanadka oo iyadu ah gabar si aad ah ugu xeel dheer dhanka Sheekooyinka ayaa waxa ay Boga warbaahinta Codkamuqdisho.com ku soo bandhigtay Sheeko dad farabadani ay aad uga heleen iyadoo sheekadaasi inoo sheegtay inay tahay mid ay u soo joogtay oo og tahay ruuxa y ku dhacday…

Read More »

Maynu Wada Tuugsano KKK Sheeko Cajiib ah Oo Dhacday,

0 Visits: 2577 | Saturday August 25, 2012 - 23:17:36
Nin tuugsade ah ayaa habeen habeenada ka mid ah wuxuu soo maray rag gurigooda ku cawaynaya, markaasuu ku yiri "Magana alle" waxay ku yiraahdeen "allah ha ina siiyo" markaasu yiri "Xataa jab muufo ah oo qalayl ah maad isiisaan?.

Read More »

Marabtaa inaad ogaato wixii nagu dhacay Naga soo daba basbaaseyso.

0 Visits: 7065 | Saturday November 05, 2011 - 16:20:48
Nin duqa ah ayaa wuxuu lahaay Dameer duq ah oo uu ku shaqeyso maalin maalmaha kamid ah ayaa dameerkii tabar laani ugu sii darsantahay duqnimadii.

Read More »

Ila Qosolkaan Madaxweeynaha Mareykanka , Ruushka Iyo Soomaaliya..

0 Visits: 3785 | Monday October 03, 2011 - 17:45:26
Waxaa diyaarad wada sarnaa Madaxweynayaasha Mareykanka, Ruushka iyo Soomaaliya. Madaxweyna kasta wuxuu sheegay in uu joogo waddankiisa markii ay diyaaradda dul mareysay.

Read More »

Ma isku dayi laheyd inaad kaga baxsato boorso adiguu ku jira xabsi Video+Sawiro..

0 Visits: 4501 | Sunday September 11, 2011 - 03:50:13
Dhacdo la yaab leh oo caashaq ku larnaa ayaa ka dhacdey xabsi weyn loo ilaaliyo oo ku yaal wadanka Mexico ka dib markii haweenay ay isku dayday inay ay nin ay saaxiibo ahaayeen xabsiga uga bixiso iyadoo ku jiidaysa boorso ay ku soo dhexridey.

Read More »

Aishwarya:"Aniga ma'ogoli in Wargaysyadu Sawiraan uurkayga"..

0 Visits: 3226 | Thursday September 01, 2011 - 13:39:40
Atriishada Bollywood Aishwarya Rai ayaa ka biyo diiday wargeysyada caalamiga ah kadib codsi ay usoo gudbiyeen oo ahaa inay sawirtaan Caloosheeda maadaama ay uur leedahay waxeyna sheegtay inaysan ogoleyn inay joornalada ka qaadaan sawiradaas, waxeyna sheegtay inay qaas u tahay nolosheeda guriga oo aysan…

Read More »

Ila Qosol: “Kurdi Soomaali”

0 Visits: 5141 | Sunday August 28, 2011 - 20:04:01
Waxaa Xarunta Booliska ee Norway soo gaaray Afar Nin oo Kurdi ah iyo Mid Soomali ah , si ay Booliska qoxootinimo isugu dhiibaan . Sida caadiga ah qof walba waxaa la waydiiyaa Wadanka uu u dhashay iyo meesha uu ka yimid . Afartii Kurdida ahaa iyo midkii Soomaliga ayaa su,aalo la waydiiyey iyagoo la rabay…

Read More »

10 Sano jir, Tarjubaan Ka Noqotay Mid Ka Mid ah Baarlamada Aduunka Ugu Caansan..

0 Visits: 5783 | Sunday August 28, 2011 - 20:00:51
Alexia Sloane waxay lumisay araga indhaheeda iyadoo 2 sano jir ah ka dib markii uu ku dhacay cudur xaga maskaxda ah kaasi oo sababay inay waydo guud ahaan araga indhaha oo aysan waxba arki karin, laakiin taasi ma aysan lumin mustaqbalkeeda oo gabadhan hada waxay soo jiidatey indhaha caalamka ka dib…

Read More »

Mayor magaalo, oo taangi dusha ka mariya baabuurta la dhigto Parking qalad ah..Sawiro..

0 Visits: 4373 | Sunday August 28, 2011 - 19:57:00
Tani waa mid la yaab leh isla markaana qaracan & wadne xanuun ba'an ku haysa dadka gawaarida ku dhex wata magaalada Vilnius ee caasimada wadanka Lithuania waayo duqa magaalada Mr. Arturas Zuokas, ayaa la soo baxay dhaqan lagu tilmaamay waali taasi oo ah in baabuur kasta oo si qalad ah loo dhigo wadooyinka…

Read More »

Adiga ayaa qosli doonee mar qura akhri oo si fiican u dhuux.. Ila qosol..

0 Visits: 5573 | Sunday August 28, 2011 - 19:52:57
Nin Soomaali ah oo jooga wadamada reer-galbeedka ayaa lagu soo eedeeyay inuu dilay Nagtiisa. Markii Maxkamadii la keenay ayuu diiday Tarjubaankii ay dowladu u qabatay una balamisay mid luuqada si wanaagsan u yaqaana afka-ingiriiska . Waxaa uu Tarjubaankii u u sheegay inuu sheegayo oo kaliya waxa uu…

Read More »

Muran dhex maray nin iyo naagtiisa isaga oo qarka u saaran dagaal misna heshiiyay, sheeko xiiso badan ..Daawo..

0 Visits: 5006 | Sunday August 28, 2011 - 19:49:02
Sida idin muuqata lamaanahaan ayaa muran dheer dhex maray marka ay cabaar murmeen oo ay is dhageysteen qof waliba qaladkiisa qaatey ayey daqiiqado kala aamuuseen kadib ninka ayaa waxaa mar qura ka soo baxdey afkiisaa kalmada ah I love ama waan ku jeclahay haweeneyda oo markii horeba ka baqeysey iney…

Read More »

Qooys Soomaaliyeed oo u bur buray Shumis kaliya.. qiso aad u xiiso badan..

0 Visits: 5985 | Sunday August 28, 2011 - 19:46:15
Tan iyo markii ay bur burtay dowladdii dhexe ee Soomaaliya wxaa soo baaxayay qisooyin layaab leh oo inta badan ka dhex dhacayay qoysaska Soomaalida meel kasta ay ku dhaqan yihiin. Soomaalida oo inta badan ah dad caadada iyo ku dhaqanka diinta Islaamka ku ad adag ayaa waxa jira hadana dhaqan door soon…

Read More »

Gabar ” Nin ku mehersan mid kale guursatay kadibna ay ku dhacday cuqubo aad u fool xun”Dhacdo Xanuun badan”

0 Visits: 8565 | Sunday August 28, 2011 - 19:44:21
Wiil magaciisa inoogu soo gaabiyay cabdi yare qaraabana la ah wiilka markii hore gabadha mehersaday ayaa waxa uu xariir la-soo sameeyay Wariya-yaasha Barnaamijka Xiisaha Badan ee Isha Dhacdooyinka Caalamka, kuwaa oo ka hawl-galla Shabakadda Warbaahinta ee Badweyn.com, waxa uuna hadalkiisa ku bilaabay…

Read More »

Neero oo 51 Jir sday sheeko xiiso badan…

0 Visits: 4020 | Sunday August 28, 2011 - 19:41:43
Xaflad Si wanaagsan loo soo agaasimay kana dhacday Hotel Kuyaal xaafad islii oo ku taal bartamaha caasimada dalka kenya Nairobi ayaa waxaa loogu dabaal dagay sanad guuradii ka soo wareegatay markiiuu dhashay Maxamed Axmed Neero oo ahaa mid ka mid ahaa cayaartoydii soo martay xaafada Wardhiigley ee magaalada…

Read More »