Maqaallo

USA: 5-milyan Oo qof ayaa heli doona sharci kumeelgaar ah.

0 Visits: 4814 | Friday November 21, 2014 - 23:01:53
Madaxweynaha dalka Mareykanka Barack Obama ayaa ku dhawaaqay in wax laga bedelaayo sharciyada socdaalka dalka Mareykanka.

Read More »

Qormo Cajiib ah:Khilaafka Labada Masuul Oo Saameeyay Radio Muqdisho Iyo Tv Qaranka.

0 Visits: 2091 | Wednesday November 19, 2014 - 17:07:09
Raadiyo Muqdisho waxaa la Aasaasay 1950-kii, tan iyo waagaas waxaa uu soo maray marxalado kala gedisan oo waxaa maamulayey dowlado iyo Xukuumado kala duwan, waxaa kaloo maamulay qaar ka mid ah Hogamiyaashii Magaalada Muqdisho sida Cali Mahdi iyo Janaraal Caydiid.

Read More »

Daawo:Dal Iyo Dad aan Heshiis ahayn, Dowlad Mawada Dhisan karan?

0 Visits: 2632 | Tuesday November 18, 2014 - 18:59:41
Mahad dhammaanteed Eebbaa iska leh, nabadgelyo iyo naxariisna korkiisa ha ahaato rasuulkeennii Suubanaa Muxammed Ibnu C/laahi. (SCW).

Read More »

Daawo:Xaalad deg deg ah oo lagu soo rogay Ferguson, USA

0 Visits: 1741 | Tuesday November 18, 2014 - 18:53:07
Magaalada Ferguson ee gobalka Missouri ee dalka Maraykanka ayaa xaalad deg deg ah lagu soo rogay maanta xili la filayo in Maxkamada ay go'aan kasoo saarto dilkii loo geystay wiil Madow oo lagu magacaabo Michel Brown.

Read More »

Daawo:ISIS Oo dishay 1.430 Qof Oo Siiriyaan ah kuna jiraan Caruur.

0 Visits: 1868 | Tuesday November 18, 2014 - 18:50:01
Warbixin laga soo saaray dadka illaa iyo hada ay kooxda ISIS dileen tan iyo intii ay kooxdaasi ku dhawaaqday khilaafada ayaa la sheegay in dalka Siiriya oo kaliya kooxdan ku dishay dad gaaraya 1.430 qof.

Read More »

DAAWO: Qisadii Geeddi Jacayl Iyo Godobtii Qarsooneyd !. Qisso Jacayl Oo Dhab Ah.

0 Visits: 2666 | Sunday November 09, 2014 - 16:49:28
Ayaanle markan waxa uu gaaray go'aan shakhsiyan ah kaasoo uu ugu talo galay inuu nafsaddiisa maaweelo uga dhigo.

Read More »

Daawo Qoob Ka-ciyaarka Fanaanada Hodan Cabdiraxmaan Iyo Muuqaalka Heesta Naf-Qeybsi.

0 Visits: 1775 | Sunday October 05, 2014 - 19:10:31
Fanaanada Codka Macaan Ee Hodan Cabdiraxmaan Dheere oo ka mid ah Xidigaha Fanaaniinta waqooyiga Ameerica ayaa wax ay soo bandhigtay hees aad umacaan midaa oo aad ay uga heleen shacab farabadan kuwaa aad uxiiseeya muuqaalda ay soo bandhigto Hodan cabdiraxmaan dheere.

Read More »

GAYIGEENA HODONKA AH GAAJADDA MAXAA BADAY, GURBOODKEENA UBAXAA GEERIDA MAXAA BADAY!!??.

0 Visits: 3877 | Monday October 08, 2012 - 16:07:52
MAANSO AAD U XIISA BADAN Geeraar ma dirinoo gu, Horaan ka haajiray, gabayana ma qorinoo goor horaan warkii dhigay.

Read More »

Waa Maxay jeceylka: “Noloshu Waa Jaceyl & Jaceylkuna Waa Nolol”.

0 Visits: 8385 | Tuesday August 28, 2012 - 15:51:55
Jaceylka Waa Furha Nolosha Iyo Qalbiga Daawa Diisa Ruuxa aad jaceshahay waxuu ku dha dhan siyaa farxad iyo murugo intuba ma'ahan oo kaliya ruuxa aad jaceshahay in aad ka heli kareyso oo kaliya farxad ama murugo iyo naxdin oo kaliya ee labaduba waa ay wada socdaan ruuxa waa uu kugu berayaa oo aad baad…

Read More »

Sir Alex Ferguson Oo Udiiday Ciyaaryahanada Da’da Yar Inay Wataan Baaburta Raaxada Ah

0 Visits: 4078 | Tuesday August 28, 2012 - 12:59:59
Sir Alex Ferguson ka Hogaamiya kooxda Manchester United ayaa amar kusoo rogay ciyaartoyda da'da yar inaysan wadan karin Baabuurta sports-ka ee ay bixineyso shirkada ay wada shaqeynta ka dhaxeyso ee Chevrolet.

Read More »

Saaxiibo Is khiyaamay Misna Is Xantay Muxuu Salkoodu Noqon?

0 Visits: 4466 | Monday July 16, 2012 - 18:21:26
Qof waliba oo aduunkan ku nool ayaa la shegaa inuu lee yahay sxb gaar ah marka lga reebo saaxiibtinimada kala dhexeysa qofka markaasi uu nolosha la wadaagayo, iyadoo wiil ama gabar walibaa ay lee dahay qof saaxxib la ah isla mar ahaantaana ay waqtiyada inta badan isla qataan, inkasta oo dad badani saaxiibtinimada…

Read More »

Caqliga badani Oo la ogaaday inuu keeno Xanuunka Wadnaha ku dhaca.

0 Visits: 5060 | Monday July 16, 2012 - 17:36:50
Taqaatiir ayaa xaqiijinaysa in caqligu kaalin labaad kaga jiro cudurada wadnaha waxaa ka horeeya oo kaliya sigaar cabista.

Read More »

Ma doorashaa dan loo arkaa mase dalkaa lagu dumaa?

0 Visits: 4025 | Friday July 13, 2012 - 21:24:35
Runti cinwaankaas shiribka ah oo aan u doortay in uu cinwaan u noqdo qormadaan xasasiga ah waxaa igu bixiyay wixi aan kusoo arkay soomaaliya oo aan joogay inta u dhexeysa 8/2/012--14/6/012 waa muddo dhan 5-bilood iyo maalmo oo aan aad ugu kuur gelaayay dhamaan hogaamiyaasha bulshada iyo madaxda dowladda…

Read More »

Waxey nagu hayeen ayay isku hayaan {Faallo} Qalinkii C/qaadir Dulyar

0 Visits: 2587 | Wednesday July 11, 2012 - 14:23:07
Tan kale mahan wax la wada inki karayo in umad waliba oo meel kuwada nool ay u baahantay xeerar ay heshiis kuwada yihiin oo qaran isalmarkaana si cad u qeexi karaya waxkasta oo sababi karaya in ay ka abuuraan dalka muran siyaasadeed iyo mid bulshadeed labaduaba, hadaba iminka waxaa horyaala umada soo…

Read More »

Tv ga Swedan Oo soo bandhigay Hees layaab leh Uu ku leeqeeyo Fanaanka Soomaaliyeed Ee reer Stockholm Daahir Indha jaceyl.

0 Visits: 2475 | Saturday June 30, 2012 - 11:51:36
Fanaanka caanka ah Daahir faarax Daahir Indha Jaceyl Oo soomaalida dagan Magaalada Caasimada u ah dalka Swedan ee Stockholm ay aad u jecel yihiin aya amarkii ugu horeysay waxa ay hees la yaab leh uu isagu ku luuqeynayo ka daawadeen Talefishinka Qaranka dalka Aswedan kaa oo si aad ah uga faalooday Heestan…

Read More »

Heesta Cusub Ee Amoore Fanaanada Hodan Cabdiraxmaan.

0 Visits: 5513 | Friday January 20, 2012 - 17:00:27

Read More »

”Daawo” Hees Ay qaado Fanaanadda Fartuun Birimo oo aad U soo Jiidatay dhalinta waayadan ee jacaylku jilbaha u dhigay..

0 Visits: 3063 | Friday January 13, 2012 - 20:29:28
Fanaanadda Fartuun Axmed Sahal Birimo oo Ka Mid ah Fanaaniinta soo Hana qaaday Wixii Ka Dabeeyay Bur Burkii Dalka 1991 Ayaa Qaaday Hees Si weyn u soo Jiidataydhamaan qeybaha kala gadisan ee umadda Soomaaliyeed.

Read More »

Chelsea oo 48-da Saac Ee Soo Socota Xaqiijin Doonta Helitaanka Cahil

0 Visits: 2507 | Monday January 09, 2012 - 19:27:51
Gary Cahill ayaa laga yaabaa inuu noqdo ciyaaryahan Chelsea maalinta axada, sida laga soo xigtay macalinka kooxda Bolton Owen Coyle.

Read More »

Al Fanaan Cabdi Diini Oo noqday Fanaan la jeclaystay Heesaha uu Ku luuqeeyo.

0 Visits: 2292 | Thursday December 29, 2011 - 00:40:31
Fanaan Codka Macaan ee Cabd Xakiin Xasan Xuseen Cabdi Diini aya wayadi danbe waxa uu dar dar galiyaya heesaha uu ku luuqeeyo asaga oo ku codeynta heesaha ku sii darsaday curinta iyo qaabeynta heesaha macaan ee inta badan dhalinta ay wada jeclaysteen. hadaba daawo heesah macaan ee kuu luuqeeyo cabdi…

Read More »

Filim xiiso badan oo laga sameeyay Soomaalida duurka ka jarta Dalarna

0 Visits: 1935 | Friday December 09, 2011 - 16:14:29
Soomaali gaareysa 20 ayaa loo qaatay in ay ka qeyb qaataan mashruuca xuduuda geedaha lagu sameynayo ee gobolkaasiDalarna.

Read More »