Sports

Daawo:Ciyaaryahan Udhashay Dalka Ruukhka Oo Ficil Laga Xumaaday sameeyay.

0 Thursday February 18, 2016 - 10:00:10
Xiriirka kubada cagta ee UEFA ayaa lagu wadaa inay ganaax adag dul dhigaan mid ka mid ah Laacibiinta Qaranka Ruushka una ciyaara kooxda Lokomotive Moscow kaas oo indha adeeg la yimid magaalada Istanbul ee dalka Turkiga.

Read More »

Daawo:FC Barcelona oo markii 3-aad taariikhda qaaday koobka Qaaradaha.

0 Sunday December 20, 2015 - 18:18:55
Kooxda kubada cagta Catalonia Fc Barcelona ayaa markii 3-aad taariikhda ku guuleeysatay koobka Qaaradaha Aduunka ee FIFA Club World Cup oo maalmahaan dambe si xiiso leh uga socday dalka Japan gaar ahaan magaalada Yokohama .

Read More »

Arsenal oo Galabta garoonkeyda loogu dhige cashir aynan filaneynin iyo Rooney oo gaalkiisii 11 ee Premier League ka dhaliyey. Waxeyna ku dhamaate 1-2 ay guusha ku raacde naadiga Man Utd

0 Visits: 1096 | Sunday November 23, 2014 - 00:57:50
Arsenal oo Galabta garoonkeyda loogu dhige cashir aynan filaneynin iyo Rooney oo gaalkiisii 11 ee Premier League ka dhaliyey. Waxeyna ku dhamaate 1-2 ay guusha ku raacde naadiga Man Utd

Read More »

Kulan caalami ah oo xalay ka dhacay Garoonka Old Trafford waxaan isku wajahaayey Cristiano Ronaldo iyo Lionel Messi oo kula ciyaaraayey xulalkooda Portugal iyo Argentina

0 Visits: 1033 | Wednesday November 19, 2014 - 14:42:26
Kulan caalami ah oo xalay ka dhacay Garoonka Old Trafford waxaan isku wajahaayey Cristiano Ronaldo iyo Lionel Messi oo kula ciyaaraayey xulalkooda Portugal iyo Argentina Labada ciyaaryahan ee adduunka ugu fiican Cristiano Ronaldo iyo Lionel Messi kulmay mar koodii 27aad ee Old Trafford ka dhacay habeenki…

Read More »

Portugal vs Argentina, Spain vs Germany & France vs Sweden Kulamada Saaxiibtinimo Ee Caawa La Ciyaarayo kuwoooda ugu xiisaha badan

0 Visits: 1138 | Tuesday November 18, 2014 - 19:53:06
Waxaa Caawa La ciyaari doonaan kulamo saaxiibtinimo isla markaana halkaan ayaan idinkugu soo gudbin doonaa Sida iskugu baxaayaan kulamada saaxiibtinimo kuwooda ugu xiisaha badan

Read More »

Cristiano Ronaldo iyo Lionel Messi yaa badin badin doono yaana ku guuleysanaayo laacibka aduun 2014-2015

0 Visits: 1206 | Tuesday November 18, 2014 - 17:40:38
Cristiano Ronaldo iyo Lionel Messi yaa badin badin doono yaana ku guuleysanaayo laacibka aduun 2014-2015 Cristiano Ronaldo iyo Lionel Messi oo Caawa kulan Saaxiib Tinimo ku dhex mari doonto garoonka Old Trafford ee Naadiga Manchester United

Read More »

UEFA Europa League 16-kooxood oo iskugu soo hartay koobka.

0 Visits: 2317 | Saturday March 01, 2014 - 15:39:44
Koobka UEFA Europa League oo xiliyadii hore loogu yeeri jiray (UEFA Cup) ayaa waxaa iskugu soo haray kaliyah 16-kooxood oo caan ka ah qaarada Yurub. Isku aadka koobkaan oo ay isku dhaceen kooxo isku magaalo ah ama ka soo wada jeeda hal dal ayaan waxaanu ka xusi karnaa Juventus Vs Fiorentina oo qoorta…

Read More »

Daawo:Sergio Aguero Oo Seegi Doona Kulanka Barca Iyo City Oo Ku Dhow Inay La Soo Wareegto Mangala.

0 Visits: 1592 | Tuesday February 04, 2014 - 21:06:33
Sergio Aguero ayaa garoonka dhawac looga saaray ciyaartii ay kooxdiisa xasuuqday tottenham Ee ka dhacday White Hart Line iyadoo xiddigan isla markiiba baaritaan lagu sameyay la xaqiijiyay inuu seegi doono kulanka Chelsea iyo Barca.

Read More »

Daawo:Chelsea Oo Diyaar U Ah Inay Iska Iibiso Lukaku Si Lacagta Ka Soo Xarooto Ay Ugu Raadsadaan Gooldhaliye Sarre.

0 Visits: 1413 | Tuesday February 04, 2014 - 21:02:52
Chelsea ayaa diyaar u ah inay iska iibiso Romelu Lukaku si ay lacagta ka soo xarooto ay u qarashgareeyaan dalab qaali ah oo ay xagaaga ka gudbin doonaan midkood Falcao ama Diego Costa, sida ay qortay jariirada Daily Star.

Read More »

Koobkii 150aad e FA-ga oo Finalkiisa Caawa ay isku Fara saari doonaan Man city vs Wigen

0 Visits: 1603 | Saturday May 11, 2013 - 21:41:30
Koobka 150aad ee Finalka FA-ga ayaa Maanta waxa aFooda is dari doona Ciyaarat Kama dambeysta Kooxaha man city vs Wigen waxaana Ciyaartaan ay ka dhicid oonaa caawa Fiidkii xiliga afrikada bari garoonka Wambely ee london. labada naadi ayaa ku soo beegmay xili Koobkaan uu jirsaday 150 sano mudadii uu socday…

Read More »

Julio Cesar: Waan Ku Faraxsanahay In Mario Milan Ku Biiro.

0 Visits: 2319 | Saturday February 02, 2013 - 19:07:03
Gool hayaha kooxda Queens Park Rangers Julio Cesar ayaa ka hadlay u wareegidda Mario Balotelli ee kooxda Ac M ilan, isagoo sheegay inuu ku faraxsanyahay in Super Mario magaalada Milano ku laabto.

Read More »

Ferguson: Lama Filaan Ayey Igu Noqotay In Beckham Ku Biiray Paris Saint-Germain.

0 Visits: 1821 | Saturday February 02, 2013 - 19:05:05
Waxa uu sheegay tababaraha kooxda Manchester United Sir Alex Ferguson inuu la yaabay in David Beckham ku biiro kooxda Paris Saint-Germain ee ka dhisan horyaalka France..

Read More »

Kabtan Company Oo Seegi Doona Kulanka Adag Ee Man City Iyo Liverpool.

0 Visits: 1825 | Saturday February 02, 2013 - 19:03:20
Tababaraha kooxda Man City Roberto Mancini ayaa liiska kooxda qaabili doonta Liverpool maalinta Axada ka saaray kabtanka kooxda City Company oo weli la jiifa dhaawici kasoo gaaray kulankii Stoc City ee koobka FA-ga.

Read More »

Arsenal Oo Dooneysa Iney Isbuucaan Hesho David Villa.

0 Visits: 1439 | Wednesday January 30, 2013 - 17:46:32
Kooxda Arsenal ayaa wadahadal toosa la furtay dhigeeda Barcelona, si ay u helaan weerar yahanka kooxdaas David Villa kaas oo ugu horeeya liiska xiddigaha tababare Wenger uu doonayo.

Read More »

Balotelli: ugu dambeyn waxaan ku biiray kooxdii aan jeclaa caruurnimadeydi.

0 Visits: 1490 | Wednesday January 30, 2013 - 17:43:23
Waxa uu sheegay weeraryahankii hore ee kooxaha Man City iyo Inter sida uu ugu faraxsanyahay inuu ku biiro kooxdii uu jeclaa caruurnimadiisi ee Ac Milan.

Read More »

Kooxda Gabdhaha Horseed 14 Gool Uga Badiyay Kooxda Gabdhaha Dekedda.

0 Visits: 1282 | Wednesday January 30, 2013 - 03:51:37
Waxaa ciyaar ka tirsan Horyaalka 4aad ee Kubadda Gacanta garoonka 1da Luulyo (Ex-Lugino) ee Magaalada Muqdisho isaga horyimid gabdhaha Horseed iyo Dekedda , waxaana guud ahaan muuqatay inay ku gacan sareeyeen Horseed oo goolal badan huwiyay gabdhihii Dekedda oo ay ku kala direen 14-4.

Read More »

Mikel Arteta Iyo Kooxdisa Arsenal Oo Guul Ku Gaaray Garoonkoda Emirates Stadium Kulankii Ay La Ciyaareen QPR.

0 Visits: 1263 | Saturday October 27, 2012 - 21:35:06
Mikel Arteta ayaa u suura galiyaya kooxda Ku Ciyaarta garoonka Emirates Stadium Arsenal , inay sedex dhibcood kaga qaatan Naadiga QPR isla garoonkooda Emirates Stadium.

Read More »

Juventus Oo U Dhaqaaqeysa Saxiixa Weeraryahanka Barcelona David Villa.

0 Visits: 1461 | Saturday October 27, 2012 - 21:30:52
Kooxda Juventus ayaa waxaa kasoo yeeraya war xiisa badan kaaso dhanka tagaeerayaasha reer juve ku noqday filan waa waxaana ay tahay inay aad u xiiseynayaa saxiixa weeraryahanka kooxda Barcelona David Villa.

Read More »

Isku Aadka Koobka Qaramada Africa Oo Lasoo Saaray, Tunisia iyo Algeria Oo Isku Dhacay

0 Visits: 1368 | Thursday October 25, 2012 - 14:10:55
Waxaa lagu dhawaaqay isku aadka koobka qaramada Africa ee 2013, kaas oo ka dhici doona dalka South Africa, waxaana wareega hore isku guruub noqday xulalka Côte d'Ivoire, Tunisia iyo Algeria.

Read More »

Messi iyo Model maxaa kala heysta.

0 Visits: 1544 | Thursday October 25, 2012 - 14:06:24
kubada cagta balse waxa uu galay caalamka modelka, waxaana lasoo sawiray laacibka Barce iyo Tango isagoo dhar xayisiinaya

Read More »