Wararka

Daawo Sawirada: Weerar ismiidaamin dad badan ku dhinteen oo ka dhacay Kabul

0 Monday July 24, 2017 - 13:24:27
Weerar ismiidaamin ah ayaa ka dhacay galbeedka magaalada Kabul ee caasimada dalka Afganistan, waxaana weerarkan durba masuuliyadiisa sheegatay kooxda Daalibaan ee ka dagaalanta dalka Afgaanistan.

Read More »

Xildhibaan Dalxa oo fasiraad aad u balaaran ka bixiyey qudabadii Amiirka Qatar (Muxuu tolow sheegey??)

0 Monday July 24, 2017 - 12:27:38
Mohamed Cumar Dalxa oo kamid ah mudanyaasha Baarlamanka Soomaaliya ayaa waxaa uu ka warbixiyey waxyaabaha ka dhalan kara qudbadii uu jeediyey Amiirka dalka Qatar.

Read More »

Nin Gurigiisa Maktabad uga dhigay carruurta danyarta si ay wax ugu bartaan! (Daawo Sawirada)

0 Monday July 24, 2017 - 11:29:47
Howl-gab xisaab-yaqaan Filipines ah, Hernando Guanlao, wuxuu helay waddo cajiib ah oo uu ku qaato waqtigiisa nasiinada u badan - wuxuu maktabad yar ka sameeyey ardaaga hore ee gurigiisa isaga oo ilmaha danyarta ah buugaagta ku siiya lacag la'aan.

Read More »

Ciidamada Dowlada oo Saakay fashiliyay Qarax la doonayay in waxyeelo lagu geesto

0 Monday July 24, 2017 - 10:35:54
Ciidamada amaanka dowlada Soomaaliya ayaa saakay ku guuleestay in ay fashiliyaan qarax miino oo wadada dhinaceeda lagu aasay, waxaana qaraxan ciidamada kusoo wargaliyay dadka deegaanka oo arkay halka lagu aasay.

Read More »

Madaxweyne Xaaf oo ka hadlay Wararka sheegaya in Galmudug qeyb ka tahay dagaalka Xeraale

0 Monday July 24, 2017 - 09:41:36
Waxaa dhawaan dagaal xoogan oo dhiig badan ku daatay ka dhacay Deegaanka Xeraale ee gobolka Galgaduud, waxaana wali halkaasi ka taagan xiisad u dhaxeysa ciidamo katirsan kooxda Ahlu Sunna iyo ciidan deegaanka u dhashay.

Read More »

Madaxtooyada oo xalisay Xiisadii ka dhalatay Xil ka qaadistii Xoghayaha joogtada iyo Balan qaad la sameeyay

0 Sunday July 23, 2017 - 13:37:13
Warar lagu kalsoonaan karo oon helnay ayaa sheegaya in Madaxtooyada Soomaaliya si hoose u xalisay xiisadii ka taagneed Wasaarada Arimaha gudaha Soomaaliya kana dhalatay xil ka qaadisii lagu sameeyay Xoghayihii joogtada ee Wasaarada Arimaha gudaha.

Read More »

Maxaadan ogeyn oo naxdinteeda leh oo Berbera laga soo sheegayaa??

0 Sunday July 23, 2017 - 12:28:54
Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya magaaladda Berbera ee xarunta gobalka Saaxil ee Somaliland waxaa geeriyoodey hal qof kadib markii uu ku soo go'ay kunteenar laga soo dejinayey markab dekedda Berbera ku xirnaa.

Read More »

Mareykanka oo Ruushka u heshiiyey, iyo madaxweyne Trump oo uu waagu ku baryey!!!

0 Sunday July 23, 2017 - 11:52:07
Horjoogayaasha labadda xisbi ee Mareykanka xubnaha ay aqalka sare ku leeyihiin ayaa waxaa ay wadda gaareen heshiis lidi ku ah Ruushka oo saaxib dhow la ah Madaxweyne Trump-ka Mareykanka.

Read More »

Mid kamid ah Degmooyinka Gobolka Banaadir oo laga Mamnuucay Caado soo jireen ah (Talow Waa Maxay)

0 Sunday July 23, 2017 - 10:40:49
Degmada Kaxda oo ka mid ah Degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa la ii sheegay in Dadka ku nool ay si iskooda ah iskaga mamnuucen mid ka mid ah caado Dhaqameedada soo jireenka ah ee ay Soomaalidu ku dhaqanto taas oo ah in aan Arooska dabadii la dhigin waxa loo yaqaano TODOBADA oo Habluhu isugu yimaadan…

Read More »

(Daawo Sawir) Dowlada Soomaaliya oo ku dhegan markabkii jaray fiilada Inernetka badda ee Fiber Optic

0 Wednesday July 12, 2017 - 13:46:39
Dowlada Soomaaliya ayaa qabatay markabkii jaray fiilada Inernetka badda ee Fiber Optic kaasoo sababay in magaalada Muqdisho iyo bartamaha iyo Koonfurta Somalia ay noqdaan internet la'aan muddo labo todobaad ka badan.

Read More »

Kenya oo soo bandhigtay Magacyada & Sawirada rag ka tirsan Al-shabaab oo la doon-doonayo (Daawo Sawirro)

0 Wednesday July 12, 2017 - 12:41:16
Laamaha amaanka Kenya ayaa soo saaray liiska magacyada iyo sawirada lix ruux oo la aaminsan yahay inay dhalinyaradda Kenyanka ah ku qanciyaan inay Somalia tagaan oo Al-Shabaab ku biiraan.

Read More »

Qalabka lagu maamulayo hawada Soomaaliya oo lagu diyaarinayo Muqdisho (Daawo Sawirro)

0 Wednesday July 12, 2017 - 11:36:30
Waxaa ka bilowday magaalada Muqdisho diyaarinta iyo rakibaada qalabka lagu maamulayo hawada Soomaaliya oo dhowaan dalka la soo gaarsiiyey.

Read More »

Mareykanka Iyo Qatar Oo Heshiis Wadda Saxiixdey, Xili Sacuudiga Uu……………

0 Wednesday July 12, 2017 - 10:30:30
Labadda Dowladood ee kala ah Qatar iyo Mareykanka ayaa maalinimadii shalay aheyd wadda saxiixdey heshiis ka dhan ah argagixisada, iyadoo ay weli jirto xiisadii ka dhax jirtey wadamada Khaliijka ee Qatar xiriirka loogu jaray.

Read More »

Maxkamada Sare oo loo gudbiyay Dacwad ka dhan ah Gudoomiyaha Baarlamaanka Jubbaland

0 Wednesday July 12, 2017 - 07:50:55
Maxkamada Sare ee dalka ayaa waxaa loo gudbiyay dacwad ah ka dhan ah Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Jubbaland, waxaana gudbiyay dacwadaasi laba Xildhibaan oo horay loo sheegay in laga saaray Baarlamaanka Jubbaland.

Read More »

War Hadda ah: Somaliland oo sii deysey Wariye Cumar Seerbiya oo ay…

0 Tuesday July 11, 2017 - 13:02:34
War hadda soo gaarey xarunta warqabadka Warbaahinta Allbanaadir.com ee magaaladda Hargeysa ayaa sheegaya in la sii daayey wariye Cumar Seerbiya.

Read More »

Maamulayaasha todoba ka mid ah iskuulada magaalada Jowhar oo xabsiga loo taxaabay

0 Tuesday July 11, 2017 - 12:57:43
Maamulayaasha todoba Iskuul oo ku yaalla magaalada Jowhar ayaa xabsiga loo taxaabay kaddib markii lagu eedeeyey inay tageen deegaan ay Al-Shabaab gacanta ku heyso.

Read More »

Qarax goor dhow ka dhacay Muqdisho iyo faahfaahino ka soo baxaya cida lala eegtay

0 Tuesday July 11, 2017 - 11:41:19
Qarax gaari lagu xiray ayaa goor dhow oo saaka ah ka dhacay degmada Dayniile ee gobolka Banaadir sida ay sheegayaan wararka degmadaas naga soo gaaraya.

Read More »

Maxaad kala socotaa dibadxyadda ruxey Turkey-ga (Yaa ka danbeyey?? Daawo Sawirada)

0 Tuesday July 11, 2017 - 10:35:25
Waxaa Maagalada Istanbul ee Dalka Turkiga isugu soo baxay in ka badan 100 kun oo dadweyne kuwaa oo ka soo horjeeda Madaxweyne Erdogan.

Read More »

Xiliga uu dib u soo laabanayo internetkii koonfurta Soomaaliya oo la shaaciyey

0 Tuesday July 11, 2017 - 09:50:23
Wasiirka Boostadda iyo Isgaarsiinta Soomaaliya Cabdi Canshuur Xasan ayaa ka hadlay xiliga uu dib u soo laabanayo internetkii Fiber Optic-ga ee Koonfurta Somali oo go'an muddo labo todobaad ka badan iyo khasaaraha dhaqaale ee dalka ka soo gaaray.

Read More »

Xafiiska Isir-raaca Muwaadiniinta Somaliyed oo laga furay Boosaaso

0 Tuesday July 11, 2017 - 08:07:51
Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari maanta waxaa laga furay xafiis loogu magacdaray Isir-raaca muwaadiniinta Somaliyed, kaasi oo uu daahfuray Gudoomiyaha Gobolka Bari Yuusuf Maxamed Waceys Dhado, Wasiiru Dowlaha Wasaaradda amniga Puntland iyo Saraakiil ka socotay Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha…

Read More »