Wararka ka imanaya degmada Balcad ayaa sheegaya in duleedka degmada Balcad ee gobolka Sh/dhexe in gelinkii dambe ee maanta ay miino kula qaraxday mid kamid ah gaadiidka ciidamada AMISOM oo halkaa marayay.
To:
From:
Your Name:
Message: