Share with your friends via email

Mid ka mid ah xildhibaanada Hirshabelle oo 76 carruur agoon ah u qeybiyay dhar ay ku ciidaan.

Xildhibaan Xasan Maxamed Xaaji oo ka mid ah xildhibaanada baarlamaanka Hirshabelle ayaa u qeybiyay carruur agoon ah oo ku nool degmada Balcad dhar ay ku ciidaan munaasabada Ciidul fitriga oo fooda nagusoo heysa.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip