Share with your friends via email

Dil Caawa ka dhacay magaalada Muqdisho iyo Faah faahino kasoo baxaya.

Askari katirsan ciidanka dowlada Soomaaliya ayaa caawa darawal Mooto bajaaj waxa uu ku dilay laamiga Warshadaha ee magaalada Muqdisho gaar ahaan Isgooska Evecco ee ku dhaw Warshada Taraqa iyo Sigaarka.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip