Share with your friends via email

Madaxweyne Farmaajo oo warqadaha aqoonsiga ka gudoomay Danjire Nicolas Nihon (Daawo Sawirro).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga danjiranimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Dalka Belgiumka u fadhin doona Soomaliya Nicolas Nihon.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip