Share with your friends via email

Maamulka G/Banaadir & Wasaaradda Caafimaadka oo iska kaashanaya fulinta qorshe cusub (Daawo Sawirro).

Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa sheegay in Wasaaradda Caafimaadka DFS ay ka wada hadleen sidii la isaga kaashan lahaa baahinta adeegyada Caafimaadka ee Caasimadda.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip