Share with your friends via email

Dowlad kale oo aqbashay markab siday muhaajiriin Talyaaniga u diiday dalkiisa (Daawo Sawirro).

Dowladda Spain ayaa aqbashay in markabkii siday muhaajiriin gaaraya 629 qof kadib markii Talyaniga iyo jasiiradda Malta ay diideen in markabka uu ku soo xirto dekadohooda, wakaaladda wararka ee Reuters ayaa sidaasi ku so warantay.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip