Share with your friends via email

Shil ay ku naf waayeen ku dhowaad toban ruux oo ka dhacay webiga Shabelle.

Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya doon ay saarnaayeen ku dhawaad 20 qof oo xalay rogmatay Wabiga Shabeelle ee mara gobolka Shabeellaha hoose.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip