Share with your friends via email

Daawo Sawirada: Madaxweyne Trump iyo Kim John Un oo markii ugu horeesay kulmay.

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump iyo hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi ayaa ku kulmay dalka Singapore, kaddibna is-gacan qaaday. Kulankan ayaa noqonaya kii ugu horreeyey ee labada hoggaamiye yeesheen.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip