Daawo:Muuqaal Ku saabsan Cunsuriyiinta Yurub Oo 1 May Ku Balansan Borlänge Sweden Iyo Talo ku socota Dadka Soogalootiga ah ee dagan.

0
Thursday April 28, 2016 - 12:34:47 in Wararka by Hassan Liisho
  • Visits: 4365
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 2 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Muuqaal Ku saabsan Cunsuriyiinta Yurub Oo 1 May Ku Balansan Borlänge Sweden Iyo Talo ku socota Dadka Soogalootiga ah ee dagan.

    Maxaa waajib kugu ah hadii dhibaato ay kugu sameeyaan cunsiriyiinta isku balansaday ineey ku banaan baxaan magaalada Borlänge? Jawaab cad ayaanu kaaga haynaa, Ururka UMIS ayaa isku soo duba riday sidii ay bulshadooda ugu hortagi lahaayeen dhib k

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxaa waajib kugu ah hadii dhibaato ay kugu sameeyaan cunsiriyiinta isku balansaday ineey ku banaan baxaan magaalada Borlänge? Jawaab cad ayaanu kaaga haynaa, Ururka UMIS ayaa isku soo duba riday sidii ay bulshadooda ugu hortagi lahaayeen dhib kastoo kasoo gaari karto cunsiriyiinta isaga imaan doona dalal dhowr ah.
UMIS ayaa qeybo badan oo dowlada kasoo ogaatay sida looga hortagi karo dhib ka dhalan kara cunsiriyiiinta iyo Soomaalida ku dhaqan gobolka Dalarna.

Talooyin badan ayay UMIS idiin soo jeedinaysaa si aad wax badan u ogaatid fadlan fiirso Video-gaan oo ku camal fal talo kastoo lagu soo bandhigo.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip