Filim xiiso badan oo laga sameeyay Soomaalida duurka ka jarta Dalarna

0
Friday December 09, 2011 - 16:14:29 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 2148
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Filim xiiso badan oo laga sameeyay Soomaalida duurka ka jarta Dalarna

    Soomaali gaareysa 20 ayaa loo qaatay in ay ka qeyb qaataan mashruuca xuduuda geedaha lagu sameynayo ee gobolkaasiDalarna.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Soomaali gaareysa 20 ayaa loo qaatay in ay ka qeyb qaataan mashruuca xuduuda geedaha lagu sameynayo ee gobolkaasiDalarna. Mashruucaas ayaa ahaa wadashaqeyn dhexmartay kamuunka Borllnge, waaxda dhirta (Skogsstyrelsen) iyo Waaxda cabirka dhulka (Lantmlteriet).

Ka dib tababar xaga cilmiga iyo gacantaba ah ayaa waxaa filim laga sameeyay horumarkii ay soo sameeyeen Soomaalidaas iyo shaqada wacan ee ay ka hayaanduurka Dalarna.


Filimka ayaa ku bilaabanaya Maxamed Maxamud Guure oo ka waramaya xaalada Soomaaliya iyo fursada ay Sweden siisay Soomaalida.
Hadaba ila daawada Muuqaalka.
http://codkamuqdisho.com ku dhufo si aad kor ugu laabato



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip