Daawo Leyliyaha Xulka Qaranka Soomaaliya Per Fosshaug Oo Xiran Caalamada Jamhuuriyada Soomaaliya.

0
Friday February 12, 2016 - 02:35:57 in Xulka Sawirada
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Daawo Leyliyaha Xulka Qaranka Soomaaliya Per Fosshaug Oo Xiran Caalamada Jamhuuriyada Soomaaliya.

    Waa libaax Waqtigiisa uhuray Inuu mar uun soo saro Xul la yiraahdo Xulka Qaranka Soomaaliya Ee Ku dheela xeegada Barafka Per Fosshaug waa Ciyaar yahan Taariikhda Dalka Sweden Soomaray waxana uu markastaa ku faraxsan yahay inuu Xoog iyo xeelba waxa u

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waa libaax Waqtigiisa uhuray Inuu mar uun soo saro Xul la yiraahdo Xulka Qaranka Soomaaliya Ee Ku dheela xeegada Barafka Per Fosshaug waa Ciyaar yahan Taariikhda Dalka Sweden Soomaray waxana uu markastaa ku faraxsan yahay inuu Xoog iyo xeelba waxa uu awoodo inuu galiya Xulka Qaranka Soomaaliya waana leyliyaha Xulka Matala Guud ahaan Qaarada Africa ee aan ka soo jeedno.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip