Aishwarya:"Aniga ma'ogoli in Wargaysyadu Sawiraan uurkayga"..

0
Thursday September 01, 2011 - 13:39:40 in Sheekooyin by Super Admin
  • Visits: 3541
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Aishwarya:"Aniga ma'ogoli in Wargaysyadu Sawiraan uurkayga"..

    Atriishada Bollywood Aishwarya Rai ayaa ka biyo diiday wargeysyada caalamiga ah kadib codsi ay usoo gudbiyeen oo ahaa inay sawirtaan Caloosheeda maadaama ay uur leedahay waxeyna sheegtay inaysan ogoleyn inay joornalada ka qaadaan sawiradaas, waxeyna

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Atriishada Bollywood Aishwarya Rai ayaa ka biyo diiday wargeysyada caalamiga ah kadib codsi ay usoo gudbiyeen oo ahaa inay sawirtaan Caloosheeda maadaama ay uur leedahay waxeyna sheegtay inaysan ogoleyn inay joornalada ka qaadaan sawiradaas, waxeyna sheegtay inay qaas u tahay nolosheeda guriga oo aysan bussiness aheyn tani.
Aishwarya ayaa waxaa uu codsi kaga yimid wargeysyada waaweyn ee India iyo kuwa Caalamiga oo lacago usoo bandhigay si ay ugu dul sawirtaan Bogga hore ee joornaalada balse taasi ma noqon mid ay ku qanacday waxeyna Aishwarya ay caan ku tahay inay qariso arrimaheeda qaaska ah maadaama ay arooskeedaba ku casuumin saxaafada , iyadoo xataa uurkeeda uu shaaciyay Amitabh Bachchan oo dhalay Ninkeeda Abhishek.

Xafiiska Wararka Codka Muqdisho
Muqdisho Soomaaliya
codkamuqdisho@live.com


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip