Daawo Qaabka aad Ugu codeyneysid Miss East Africa NASTEHA WEHELEYE.

0
Monday January 25, 2016 - 05:49:08 in Wararka
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 1
  • Share via Social Media

    Daawo Qaabka aad Ugu codeyneysid Miss East Africa NASTEHA WEHELEYE.

    Hello guy's Vote for Our sister NASTEHA WEHELEYE, Miss East Africa model from Amsterdam Netherland representing for Somalia ✅

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hello guy's Vote for Our sister NASTEHA WEHELEYE, Miss East Africa model from Amsterdam Netherland representing for Somalia ✅ Walaalaha Soomaaliyeed meel kasta ay Aduunka ka joogaan Miss East Africa waa gabar Soomaali  ah Misna tartan kula jirta gabdho kuwaas oo ka soo jeeda wadamo African haatan waxay ishayaan oo waliba isku jiirayaan Kaalinta 1aad Gabar Ka soo jeeda wadanka Eritrea tankuna wuxuu ka socdaa wadanka  Holland ✅ Dhamaantiin Waxaa la idinka doonayaa inaydaan ka bakhiilin Codkiina walashiin Soomaaliyeed si ay Codkiina ugu hesho Guusha Miss East Africa ✅


Codeyntu Maahan wax aad U dhib badan HAlkan HOOSE EE CAS AMA GADUUDAN DHAG SII  


www.misseastafrica.nl/ finalisten  Kadib ka dooro boga kuu soo baxaya Magaca NASTEHA WEHELEYE 

Magaca Markaad doorat Hoos Isha La Raac Waxa dhacaya  Waxaad Arkeysaa Calaamada VOTE Haka tagin ee Riix Adigoo 
hubsanaya kadibna arag sida aad natiijadii wax uga badashay.






Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip