Daawo Muuqaalka Fanaanada Hamdi Ifon Oo Soo Bandhigtay Hees Jaceyl ah.

0
Friday December 11, 2015 - 03:32:39 in Featured Items
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Muuqaalka Fanaanada Hamdi Ifon Oo Soo Bandhigtay Hees Jaceyl ah.

    Fanaanada Da'ada yar Ee Hamdi Ifon oo kamida fanaaniinta yar yar ee mudooyinkii ugu danbeeyay ku soo biiray fanka Soomaalida ayaa dhwaan waxa ay soo saartay Hees aad umacaan taas oo dad farabadani ay aad uga heleen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Fanaanada Da'ada yar Ee Hamdi Ifon oo kamida fanaaniinta yar yar ee mudooyinkii ugu danbeeyay ku soo biiray fanka Soomaalida ayaa dhwaan waxa ay soo saartay Hees aad umacaan taas oo dad farabadani ay aad uga heleen.

Hamdi Ifon waa fanaanad fanka ku soo biirtay sanadii 2010 kii xiligaa oo ay aheyd ardayad dhigata Iskoolka inkastoo inyar kadib ay ka hor istaageen Waalidkeed oo diiday inay Noqoto Fanaanad.

Isla Sanadii 2013 kii ayay markale Fanaanada Hamdi Fanka dib usoo hamisay iyadoo dib usoo jeclaatay inay noqoto Fanaanad ku heesta Afka Soomaaliga waxase caqabd xoogan ku noqday inay durba dhex gasho fanka Soomaalida Luuqada Soomaaliga oo aad ugu yareyd aawadeed nasiib wanaag waalidiinta ayaaa 2013 kii waxay dib ula noqdeen diidmadoodii aheyd inay fanka ku biirto waxana y fasax usiiyeen inay ku biirto fanka iyagoo u arkayay inay Fanku usahlayo barashada afka Hooyo ee Luuqada Soomaaliga iyadoo ugu danbeyna noqtay Fanaanad ku heesta Afka Soomaaliga qori kartana maadaama ay markastaa ku qasban tahay inay qorto Miraha Heesta Akhrisana.

Fanaanada Codka Macaan ee Hamdi Ifoon waxay haatan soo saartay Hees Jaceyl daran ah waxana heesta dhawaan lagu duubay Muuqaalkeeda gudaha dalka Finland.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip