Daawo: Muuqaalka Ciyaaryahanadii Cuslaaday Iyo Cayaaryahan Nuur Amiin Oo Xariga Ka Jaray Garoonka Cusub Ee Beerta Nabada Muqdisho.

0
Saturday November 07, 2015 - 14:51:58 in Wararka
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Muuqaalka Ciyaaryahanadii Cuslaaday Iyo Cayaaryahan Nuur Amiin Oo Xariga Ka Jaray Garoonka Cusub Ee Beerta Nabada Muqdisho.

    Ciyaartan ayaa waxaa soo agaasimay Maamulka Beerta Nabada iyadoo lagu maamuusay inay Xariga ka jaraa laba kooxood oo intooda badan ay ka dhex muuqdeen Cayaaryahano Magac ku leh Kubadda Cagta Soomaaliya waxna ka soo qeyb galay Cayaaryahan Nuur Amiin O

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciyaartan ayaa waxaa soo agaasimay Maamulka Beerta Nabada iyadoo lagu maamuusay inay Xariga ka jaraa laba kooxood oo intooda badan ay ka dhex muuqdeen Cayaaryahano Magac ku leh Kubadda Cagta Soomaaliya waxna ka soo qeyb galay Cayaaryahan Nuur Amiin Oo ahaa xidigii Madbacada kana mid noqday Xulka Qaranka Soomaaliya Barisamaadkii. Ciyaarta Furitaanka ayaa aheyd mid aad uxiiso badneyd iyadoo ciyaar yahanada sida aadka ah uga muuqday ay ka mid ahaayeen Sbate, Axmed Liisho , Yoonis Jareere , Saacid Birqaaye , Maxamed Wali Iyo Ibraahin.

Garoonkan ayaa sida la sheegay waxa Masuul looga dhigay inuu Maamulkiisa gacanta ku hayo Mid kamida Cayaryahanadii Soomaaliya Soomaaray Sheekha Xaashi Oo isagu u ciyaari jiray Kooxdii Minishiibiyo, waxana lagu wadaa inuu goroonkan noqdo mid xilikastaa lagu ciyaari karo.













Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip