Maradona oo booqday aarbiitarihii ciyaarta "goolka gacanta".

0
Wednesday August 26, 2015 - 12:58:00 in Sawirka Maanta
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maradona oo booqday aarbiitarihii ciyaarta "goolka gacanta".

    Diega Armanda Maradona ayaa dhawaan booxday aarbiitarihii 1986-dii ku raacay goolkii uu ku dhaliyay gacanta Ali Bin Nasser ciyaartii finalka ee dhexmartay Argentina iyo England.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Diega Armanda Maradona ayaa dhawaan booxday aarbiitarihii 1986-dii ku raacay goolkii uu ku dhaliyay gacanta Ali Bin Nasser ciyaartii finalka ee dhexmartay Argentina iyo England.

Maradona ayaa  Ali Bin Nasser siiyay bilado ay ka mid yihiin funaanad sixiixan iyo sawir la qaaday markii ay ciyaartaasi bilaabaneysay kaas oo isna sixiixan.

Kulankan ayaa dad badani waxa ay u arkeen mid uu ugu mahadcelinayay Maradona aarbiitaraha kaas oo goolkiisii gacanta ku raacay in uu sax ahaa.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip