DAAWO VIDEO.Madasha Fagaaraha Oo Qabatay Dood ku saabsan Halka ay u socoto Somaliland.

0
Saturday June 20, 2015 - 14:14:25 in Xulka Sawirada
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DAAWO VIDEO.Madasha Fagaaraha Oo Qabatay Dood ku saabsan Halka ay u socoto Somaliland.

    Waa Dooddii Fagaaraha oo Markan ku saabsan Gooni-isu-taagga Somaliland, waxaana ka qeybgalaya aqoonyahanno Soomaaliyeed oo kala ah Prof. Xuseen Warsame, Prof. Axmed Ismaaciil Samatar, Maxamed Ismaaciil, Maxamed Gaildon.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waa Dooddii Fagaaraha oo Markan ku saabsan Gooni-isu-taagga Somaliland, waxaana ka qeybgalaya aqoonyahanno Soomaaliyeed oo kala ah Prof. Xuseen Warsame, Prof. Axmed Ismaaciil Samatar, Maxamed Ismaaciil, Maxamed Gaildon.
Doodda ayaa waxaa su’aalo adag lagu weydiiyay aqoonyahannada, waxayna su’aalaha isugu jireen kuwo ka dhan ah gooni-isu-taagga Somaliland iyo kuwo kale oo kasoo horjeeday in Somaliland ay baaqi kusii ahaato Soomaaliweyn.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip